cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Baro xadiiskan

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Kanaalkan waxaad ka helaysaa sharaxaadda ama turjumidda axaadiista nebigeenna Muxammad

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
5 316
المشتركون
+524 ساعات
+447 أيام
+34930 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:" waxa u horreeya ee umaddan laga qaadayo waa khushuucda" ___ Khushuucda waa qaybo badan tahay waxana kamid ah in qofku ka xumaado oo ka qiiroodo xumaanta uu arko ama agtiisa lagu sameeyo. @baro-xadiiskan..
إظهار الكل...
4
Photo unavailableShow in Telegram
Wuxuu yidhi Nabi Muxammed NNKH: " War Dadood ! Salaanta faafiya, oo cunnada dadka quudiya, qaraabada xidhiidhiya, habeenkiina tukada dadka oo jiifaa, jannada ayaad nabad ku galaysaane." 👉😳💎 https://t.me/baro_xadiiskan
إظهار الكل...
3🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
Halmar si niyadda aynu ugu wada ducayno sheekheena Xuseen Cali Jabuuti in mudo ah Xanuunsanayey in alle ka dul qaado Xanuunka. Wax badan ayuu ummada Soomaaliyeed kor iyo hoos ula hadlay isagoo dariiqa hanuunka iyo hidaayadda wada, rabana in lafaheena uu Naar ka badbaadiyo Markaan aynu ducada la garab istaagno, in alle xanuunka ka dul qaado.
إظهار الكل...
11
Photo unavailableShow in Telegram
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"Dadka waxa u caajis daran kan ka caajisa DUCADA". @baro-xadiskan
إظهار الكل...
5
Photo unavailableShow in Telegram
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi;Alle wuxuu dhahaa:"Addoomadaydoow habeen iyo maalinba waad dambawdaan anna dembi oo dhan waan dhaafaaye i dambe dhaaf waydiista waan idiin dambi dhaafiye" __ Si kasta oo dambigaaga u badan yahay marna haka quusan naxatiista iyo dambi dhaafka Alle. Badi towbada alle 🥺🤍📿
إظهار الكل...
5
Waxa laga weriyey Abuu-Darr Alla haka raalli noqdee); "In uu yiri: Dad Asxaabtii Rasuulka (s.c.w) ka mid ah ayaa ku yiri Nebiga(s.c.w.): Rasuulkii Allow dadkii maalqabeenkaa haa ayaa ajarkii la wada tagey, sidaan u tukanno ayey u tukanayaan, sidaan u soomno ayey u soomayaan, waxay nagu dhaafeen in ay sadaqaystaan xoolahooda dheeraadka ah. Markaasuu Nebigu yiri (s.c.w.): Miyaan Ilaahay idin siin wax aad sadaqaysataan.? Tasbiixad kastaa (Subxaanallaah) waxay idiin tahay sadaqo, Takbiirad kastaa (Allaahu Akbar) waxay idiin tahay sadaqo, Taxmiid kastaa (Alxamdu Lillaah) waxay idiin tahay sadaqo, Allah mideynkastaa (Laa Ilaaha Illal-laah), waxay idiin tahay sadaqo, wanaagga la is-faraa waa sadaqo, xumaanta layska reebaa waa sadaqo, galmada ooridiinnu waa sadaqo. Markaas bay yiraahdeen: Rasuulkii allow ma nin baa xaajada uu gudanayo lagu ajar siinayaa? Markaas buu yiri: waxaad iiga warrantaa haddii uu naag xaaraan ah u tegi lahaa sow dembi kuma dhaceen? Sidoo kale hadduu u tago ooridiisa xalaasha ah wuxuu leeyahay ajar." Waxa wariye Muslim
إظهار الكل...
4
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"-waxa laga yaabaa- in addoonku dhaho hadal aanu ka fiirsan- hadalkaaa dartiina-uu naarta ku galo"
إظهار الكل...
4👍 3
https://t.me/addlist/-UM3DrFiOQBmODI0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
إظهار الكل...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 97 chats.

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
إظهار الكل...
1
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.