cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Cali Aadan Muumin

Kuso Dhawaaw Barta Rasmiga Ee Telegram ka Cali Aadan Muumin

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
7 246
المشتركون
+2124 ساعات
+2377 أيام
+57530 أيام
توزيع وقت النشر

جاري تحميل البيانات...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
تحليل النشر
المشاركاتالمشاهدات
الأسهم
ديناميات المشاهدات
01
Isxaaq Sheekh Cali Cabdullahi oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ninkaan oo 14 sano ka mid ahaa Khawaarijta ku dhuumaaleysata goballada Baay iyo Bakool ayaa saaxiibadiis kula taliyey inay isku soo dhiibaan dowladda.
590Loading...
02
Laascanood; Dabeyl Xooggan ayaa ka dhacaysa. Meherado Ganacsi ayay dumisay sidoo kale Korantadii magaalada ayaa go'day. Dadka miisaankoodu 50kg ka hoosee ayaa looga digayaa inay banaanka usoo baxaan.
1020Loading...
03
Media files
2090Loading...
04
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee ku sugan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay nin ajanabi ah oo ka tirsan Khawaarijta, kaas oo doonayay inuu Doon ka raaco xeebaha deegaanka Mareeg ee Gobolka Galgaduud. Ninkaan Khawaarijka ah ayaa qabashadiisu waxay timid kadib markii xogtiisa ciidanku ay ka heleen bulshada ka agdhow xeebta Mareeeg, iyadoo lagu soo bandhigay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Saraakiisha Ciidamada ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ninkaan uu sheegay inuu u dhashay dalka Yemen, wuxuuna ka mid ahaa maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha ku dhibaatoonaya deegaanada ay kaga dhuumaalaysanayaan Galmudug.
6800Loading...
05
BAAFIN. Dadka Caasimadda Muqdisho ku nool oo isku duuban waxa ay halkaan ka baafinayaan Yuusuf Maddaale oo markii cid ugu war dambeysay isagoo Gu' cad xiran Falastiin u duceynayay! Haddaba cid alle ciddii aragta ha ku soo hagaajiso Dhiiqada Ceel-qaloow, Dhiiqada Buundooyinka, tan Siigaale ama dhiiqo tan ugu dhaw oo ay arkaan.
7780Loading...
06
Taliska Boliiska gobolka Banaadir ee uu hogaamiyo taliye Mahdi Omar Mumin ayaa maanta qeyb ka qaatay sidii ardayda looga caawin lahaa in ay gaaraan goobaha ay imtixaanka ku galayaan maadaama roob xoog leh uu da'ayay.
7810Loading...
07
Jidadkii uu maddaale ku sirayay dadka inuu u dhisey oo sida Make Up u biyo raacey. Haddii lacag canshuur lagaa qaadey waxaad xaq u leedahay in G/Maddaale aad kuleetiga ku dhegto oo aad dhahdo halkan dhig lacagteyda.
8300Loading...
08
Wasaaradda Waxbarashada waxey u mahad celineysaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ardayda Saaka ka caawiyey in ay gaaraan goobihii imtixaanka ay ku gali lahaayeen maadaama uu da’ayay Roob badan oo sababay in ay hakad galaan gaadiidka dadweynaha. Booliisku waa saaxiibka Bulshada.
7940Loading...
09
Muqdisho roob xoogan ayaa ka da’aya, Dhimasho ayaa jirta, guryana waa ay burbureen. Waxaa sidoo kale istaagay isusocodka dadweynaha. Adigu hadaad caasimada joogtan roobkan maku saameeyey.
1 0441Loading...
10
Macallin Dugsi Qur’aan iyo xaaskiisa oo gurigooda lagu dhex dilay https://www.facebook.com/share/v/Tvu7DosUuDDKBhS1/?mibextid=WC7FNe
8700Loading...
11
Alle ha u naxariistee Gool-haye C/shakuur Boqole iyo Cabdiraxmaan Yaasiin Cali Gadhle oo ahaa maamulihii Garoomada Cali Gadhle,Shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhaxaysa Burco iyo Sheikh ayay ku geeriyoodeen. Alle Godka ha u nuuro.😭
8960Loading...
12
Buula-Xuubeey Jaziirad ayay ku noqotaa hal saac oo uu roob ka da’o Muqdisho, See dareemeysiin reer Buula-xuubeey Nimcada alle waa ka mahadcelineynaa si guuud
8780Loading...
13
Ragga & Dumarka Yaa qiyaana badan Marka lagahadlaayo Xiriirka Lamaanaha kuwa wada joogo iyo kuwa doonaayo in ay is guursadaan intaba? Ragga mise dumarka ?
9870Loading...
14
Ciidanka Liyuu Booliska ayaa horumar weyn kasameeyey dagaalada ay kulajiraan Canfarta. Warar hadda soobaxaya ayaa sheegaya in Canfarta laga kiciyay dhul badan oo ay horay u haysteen.
1 1380Loading...
15
Ciyaaryahan Cabdixaafid oo doonaya inuu markale kubadda cagta dib ugu soo laabto oo go’aankiisa hore wax ka badalo. Xaafid ayaa maalmo kahor sheegay inuu jaceyl dartiis kubadda uga fariisanayo isagoo aan gaarim Da’da 20 sano. Haatan go’aankiisa inuu badalo ayuu doonayaa
1 1930Loading...
16
DEG DEG:Dagaalka Culus oo Mareexan iyo HG Ka Dhex Qarxay+Cali Ciid Qoor qoor ku Kala Tagay+Fazia oo https://youtu.be/JKI-SFJxdCU
1 1590Loading...
17
Qarax Xoogan Aya Ka dhacay Magalada MUQDISHO fahfaahinta qaraxas 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.facebook.com/share/v/iL3vWETBcLRv1vJM/?mibextid=w8EBqM
1 2021Loading...
18
Degdeg:- D/Kaxda waxaa rasaas ooda iskaga qaadaya oo weli isku heysta ciidan katirsan boliis militaar & kuwo taageersan Xasan Dhoombe oo guddoomiye waaxeed ka ah degmadaas . Labada dhinac ayaa ismari la’. Ciidankii dowladu iyaga uun miyaa isku leh awood ? Aawey masuuliyadoodii?
1 3600Loading...
19
Rag hubeysan oo hoteel ku yaalla Nairobi ka kaxeystay Xildhibaanno ka tirsan BF https://youtu.be/aNlvOpD3GSM
1 6570Loading...
20
Dhakhtar digniin caafimaad oo adag ka soo saaray isticmaalka baraha bulshada https://youtu.be/j8bJfq54VbY
1 6891Loading...
21
DEG DEG: Duqaymo Culus oo Lagu Dilay 28 Xubnood Oo Ka Tirsan As,Howlgalka Mareykanka&Xlika Qaadista https://youtu.be/CgpbjxItSR0
2 3781Loading...
22
OGEEYSIIS! OGEEYSIIS! Taliska ciidanka X.D.Soomaaliyeed waxa uu qaadanaya layli saraakiil cusub oo rag iyo dumarba leh. Taariikhda arji qabashada: Ragga 06-daLuulyo ilaa 18ka Luulyo Dumarka : 20ka Luulyo ilaa 25Ka Luulyo Shuruudaha ■Waa inoo ahaada muwaadin Jamhuuriyadda Federaalka soomaaliya. ■Waa inoo wataa Shahaado dugsi sarre oo asal ah(orginal) ama wax ka sareyo. ■waa inay Da'da u dhaxeeysaa 18 sano ilaa 22 sano jir (2002-2006) ■Hadii uu ardayga sanadkaan dugsi sare ka qalin jabiyay aanu wali uso bixin shahaadada waxaa laga doonaya:. ◇warqad cadeynaysa inuu shahaado suge yahay oo timbaraysan ◇Kaarka imtixaanka dawliga uu ku galay. ◇Dhalasho Iyo sugnaan oo gobolka ah ama Passport. ■In uusan horay uga soo mid noqonin kooxaha argagixisada ah. ■In uusan balwad lahayn. ☆Heerarka dhirika iyo culeyska waxaa lagu muujiyay Tusmada 1'aad. ☆Heerarka awoodda jirka waxaa lagu muujiyay Tusmada 2aad. ☆Maadooyinka Imtixaanka qabuulka iyo tirada su'aalaha waxaa lagu muujiyay Tusmada 3aad.
2 3583Loading...
23
DEG DEG Itobiya war weyn ku dhawaqday Waan Aqoonsanay S/Land laba sabab, &DFS oo Jwb Adag ka Bixisay https://youtu.be/QRSrrx-XJlQ
1 8810Loading...
24
DEG DEG: Puntland oo Dagaal La Galaysa Villa Somaliya,Dacwada Loo Gudbiyey QM&Xogta... https://youtu.be/bzzkyxShXq0
1 7970Loading...
25
DEG DEG: Xogta diyaarad casri ah oo markii ugu horreysay ay heleen ciidanka GORGOR&Nin Soomaali Ah https://youtu.be/wkja1KLR_do
1 7450Loading...
26
DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Dhacay Galgaduud,Xogta Ahlusuna Waljameeca Oo Digniin Adag Udiray ... https://youtu.be/UQ9q5ZpSjs8
2 1340Loading...
27
Alle ha u naxriisto isteelka Xoosheey oo ahayd gabadh caan ka ah baraha bulshada gaar ahaan aaladda TikTok-ga, ayaa dhawaan ku geeriyootay magaalada Muqdisho. https://www.facebook.com/share/r/uwXhxys5fdaWhHbE/?
2 2481Loading...
28
Muqdisho “Ragga ka tirsan Sirdoonka qeybtiisa dharcadka waxaa lagu aqoonsada Kabo Saandal ah oo hal nuuc wada ah ayee qaataan inta badan . Qaarkoodna iyaga ayaaba ku faana in ay yihiin dharcad balse dumarka Sirdoonka ah ee dharcadka ka tirsan iyaga Maxaa lagu aqoonsan karaa?
2 3441Loading...
29
Degdeg:- Sarkaal daawanayay saaxibadiis oo turub ciyaaraya oo geeriyoodey markii wadnaha uu joogsadey. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Jilibeey Cabdi Xoor ayaa katirsan Ciidanka XDS wuxuuna ku hor dhintey saaxibadiis . Dhacdadan ayaa hadda ka dhacdey agagaarka xaafada rugta saraakiisha ee W/Gaashandhiga . Halka aad ku dhimaneysid ma ogid ee marxuumka u ducee adna is barqabo.
2 1930Loading...
30
DEG DEG:-Qarax xoogan oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho https://www.facebook.com/share/v/MvQx9aeYxXa8Womq/?
2 1881Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
Isxaaq Sheekh Cali Cabdullahi oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ninkaan oo 14 sano ka mid ahaa Khawaarijta ku dhuumaaleysata goballada Baay iyo Bakool ayaa saaxiibadiis kula taliyey inay isku soo dhiibaan dowladda.
إظهار الكل...
Laascanood; Dabeyl Xooggan ayaa ka dhacaysa. Meherado Ganacsi ayay dumisay sidoo kale Korantadii magaalada ayaa go'day. Dadka miisaankoodu 50kg ka hoosee ayaa looga digayaa inay banaanka usoo baxaan.
إظهار الكل...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
👍 2
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee ku sugan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay nin ajanabi ah oo ka tirsan Khawaarijta, kaas oo doonayay inuu Doon ka raaco xeebaha deegaanka Mareeg ee Gobolka Galgaduud. Ninkaan Khawaarijka ah ayaa qabashadiisu waxay timid kadib markii xogtiisa ciidanku ay ka heleen bulshada ka agdhow xeebta Mareeeg, iyadoo lagu soo bandhigay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Saraakiisha Ciidamada ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ninkaan uu sheegay inuu u dhashay dalka Yemen, wuxuuna ka mid ahaa maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha ku dhibaatoonaya deegaanada ay kaga dhuumaalaysanayaan Galmudug.
إظهار الكل...
👍 2😁 1
BAAFIN. Dadka Caasimadda Muqdisho ku nool oo isku duuban waxa ay halkaan ka baafinayaan Yuusuf Maddaale oo markii cid ugu war dambeysay isagoo Gu' cad xiran Falastiin u duceynayay! Haddaba cid alle ciddii aragta ha ku soo hagaajiso Dhiiqada Ceel-qaloow, Dhiiqada Buundooyinka, tan Siigaale ama dhiiqo tan ugu dhaw oo ay arkaan.
إظهار الكل...
Taliska Boliiska gobolka Banaadir ee uu hogaamiyo taliye Mahdi Omar Mumin ayaa maanta qeyb ka qaatay sidii ardayda looga caawin lahaa in ay gaaraan goobaha ay imtixaanka ku galayaan maadaama roob xoog leh uu da'ayay.
إظهار الكل...
Jidadkii uu maddaale ku sirayay dadka inuu u dhisey oo sida Make Up u biyo raacey. Haddii lacag canshuur lagaa qaadey waxaad xaq u leedahay in G/Maddaale aad kuleetiga ku dhegto oo aad dhahdo halkan dhig lacagteyda.
إظهار الكل...
3😭 1
Photo unavailableShow in Telegram
Wasaaradda Waxbarashada waxey u mahad celineysaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ardayda Saaka ka caawiyey in ay gaaraan goobihii imtixaanka ay ku gali lahaayeen maadaama uu da’ayay Roob badan oo sababay in ay hakad galaan gaadiidka dadweynaha. Booliisku waa saaxiibka Bulshada.
إظهار الكل...
👍 5 3
00:10
Video unavailableShow in Telegram
Muqdisho roob xoogan ayaa ka da’aya, Dhimasho ayaa jirta, guryana waa ay burbureen. Waxaa sidoo kale istaagay isusocodka dadweynaha. Adigu hadaad caasimada joogtan roobkan maku saameeyey.
إظهار الكل...
IMG_1858.MP41.84 MB
🔥 1
Macallin Dugsi Qur’aan iyo xaaskiisa oo gurigooda lagu dhex dilay https://www.facebook.com/share/v/Tvu7DosUuDDKBhS1/?mibextid=WC7FNe
إظهار الكل...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

👍 2😭 1
تسجيل الدخول والحصول على الوصول إلى المعلومات التفصيلية

سوف نكشف لك عن هذه الكنوز بعد التصريح. نحن نعد، انها سريعة!