cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Zakariye Timacadde

Halkan waa keyga saxda ah ka mid noqo saaxibada ku xiran Mahadsanidiin.

إظهار المزيد
Advertising posts
115 736المشتركون
+1 15524 hour
+3 0207 يوم
+11 68330 يوم

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

DEGDEG “ Baaburkan daraadiis ayaa looga kala cararay seedka baaburka yaala oo dhan waa la xiray kadib marki looga shakiyay in uu yahay Gaari Qarax wado . Midnimo Super Market agtisa ayu yaallaa oo ah goob Marka la jooga Muqdisho muhiim ka ah . Iska jir oo gaarsii saaxibadada si ay u taxadaraan.
إظهار الكل...
👍 111😢 22🔥 9🥰 9😁 9 5🕊 4👏 3 2😱 2
Subaxanllah
إظهار الكل...
Saan xal uma ahan magaalada
إظهار الكل...
😢 97👍 48 23😁 16👎 13🔥 13😱 6🥱 6🥰 4🤔 3👏 2
Ciidan cabsan ayaa watay Gaarigan kadibna Darwalkii waday ayaa ku dhuftay darbiga Gurigan oo ku yaalo degaanka Garasbaleey oo ku yaala duleedka Xamar . Dunida qof cabsan Hadii uu Gaari wado Leesinka Baaburka ayaa laga jibiyaa Somalia sharci nuuce u dagsan Hadii lagu arko darwal cabsan? Zakariye Timacadde
إظهار الكل...
Raadso Haduu kaa maqan yahay
إظهار الكل...
👍 76👏 8 7
Caawiya oo la raadiya
إظهار الكل...
👍 50 1
Maanta maxa qaldan meel kasto gubasho caawa beerta gubaneyso hadana
إظهار الكل...
😭 80👍 51😱 7😁 5 4 2👎 2🔥 2💔 1🙈 1
Halista qaraxdayada mala socotaan dadoow mise waa hurdaan
إظهار الكل...
👍 70😁 21👀 6🔥 1
Gaari qarax looga shakiyay.
إظهار الكل...
👍 92 11🔥 8😁 8🥰 7😢 4😱 3🤣 3
Shirkada Korontada Beco yaa ka ceshanaayo reeraha danta yar sidan u baa ba’inaayaan
إظهار الكل...
😭 178👍 42😢 16 10😁 8🤔 8😨 6👎 4🔥 4👏 2