cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Quluubta

= Madashaan waxa aad ka heli doontaa • Su'aalo iyo jawaabo kala duwan • wax-yaabo ku saabsan quraanka kariimka ah • qisooyin, geeraaro nooc walba leh iwm " Ku mahadsanid soo booqashadaada " Wixii fariina ah noogu reeb @Mr_ahmed_alta @Mr_siyaadso

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
11 437
المشتركون
+2224 ساعات
+2307 أيام
+88130 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
Hadii aad gabadh dhashay ku kori naxariis tii u fcnayd oo la saaxiib🌼 hadii aad dhali doontana qaaciidadan qaado✍ 🌻 Waayo inanta maanta waa hooyada bari si bari hooyo fcn oo caqli badan naxariis badan inagu soo baxdo Waa inaan soo saarnaa gabadho  tarbiyo fcn qaba🧕😘
إظهار الكل...
🥰 12👍 3 2
وَأَنِ ٱسْتَغْفِرُوا۟ رَبَّكُمْ ثُمَّ تُوبُوٓا۟ إِلَيْهِ يُمَتِّعْكُم مَّتَـٰعًا حَسَنًا إِلَىٰٓ أَجَلٍ مُّسَمًّى وَيُؤْتِ كُلَّ ذِى فَضْلٍ فَضْلَهُۥ ۖ وَإِن تَوَلَّوْا۟ فَإِنِّىٓ أَخَافُ عَلَيْكُمْ عَذَابَ يَوْمٍ كَبِيرٍ, dambi dhaafna waydiista rabbi una toobad keena wuxuu idiinku raaxayn nolol wanaagsan tan iyo ilaa muddo magacaaban, wuxuuna siin cid kasta dheeraad leh (Fadli) dheeraadkiisa (Fadligiisa) haddaad jeedsataanna anugu waxaan idiinka cabsanayaa cadaabka Maalin wayn
إظهار الكل...
👍 13
Dhamaystirnaan alle ayaa iska leh😚 Dhawrsoonaana nabi muhamedﷺ🌼🌻💐
إظهار الكل...
16👍 2
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Barashada quraanka kariimka 👇 https://wa.me/message/QPHVZ2S6JROYH1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/GqSfyo9S77RjMWY0
إظهار الكل...
Ibrahim Geedi

Business Account

👍 5 1
Waxaan bartay inaanay muhiim ahayn maxaad hada haysaa 💐💊 Lkn ay muhiim tahay xgee rabtaa daqiiqadan ka dib inaad gaadho🌻🌼
إظهار الكل...
9
Laba qof ayaa ka dhiman 4k inaan gaadhno ee soo camira sxbyaal meheradan yar😚👇 @fardawsafiican1
إظهار الكل...
2
Photo unavailableShow in Telegram
Murugta waxa loo qaybiyay bini aadamkee Ku samir dhibaatada qaybta kugu soo hagaagtay 😢💊
إظهار الكل...
👍 13 6
Photo unavailableShow in Telegram
Gabadheydiiye talladan weele.😢❤️
إظهار الكل...
28🥰 2😘 2👎 1
كن شاكرا للنعمه🤲💐🌻🌼
إظهار الكل...
17🥰 4
Photo unavailableShow in Telegram
Hadal ku cabira bal🤦‍♂️ Ani waxaan iraaba waan garanwaayee😢
إظهار الكل...
😢 19 2