cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

IFIYE JACEYL

Arigtida nolosha iyo jacaylka kusoo dhowow waaxad kaheli doonta dhiirigelin iyo jacaylba❤ 🥺👤🫀qasri baan ku noolahy lagu quuto caashaqa

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
11 586
المشتركون
+824 ساعات
+1517 أيام
+67930 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

https://t.me/addlist/UWZfCag0ILQ0NTJk Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
إظهار الكل...
KORDHIS

You’ve been invited to add the folder “KORDHIS”, which includes 100 chats.

Repost from N/a
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
إظهار الكل...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Repost from N/a
SARIFKA LACAGAHA ONLINE KA AH
KUSOO BIIR GROUP KA SARIFKA LACAGAHA
Subax wanaagsan inta caafimaad ku soo toostay Alle ha u siyaadiyo inta xanuunsan Alle ha caafiyo qof walbana muraadka uu leeyahay Alle ha u sahlo.💕🌼❤
إظهار الكل...
4👍 1
Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 💎 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 💎 @noloshuwaaguul 🥇 @Hagaha_nolosha 📚 @wadnojacayl 🫀 @halgnka 🎓 @Maskax_maaal 🧠 @Cilmu_nafsi_10 🥸 @Dabiibe_Jacayl 💔🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
إظهار الكل...
👍 1
HALKAAN TAABO 📌
Nin baa waxa uu qabay haweenay ay qaraabo ahaayeen. Reerka ay labadoodu ka dhasheen waxa ku dhici jiray cudur la iska dhaxlo oo ah in qofka kolba marka ay da’diisu sii weynaato, uu maqalkiisu sii daciifo Ninkii ayaa waxa uu ka shakiyay in islaantiisa maqalkeedu uu sii daciifayo. Markaas dhaqtar buu la tashaday. Dhaqtarku waxa uu ku yiri: “Waxa jira qaab fudud oo aad ku ogaan kartid isbeddelka ku dhacaya maqalka xaaskaaga Meel 5 mitir u jirta istaag oo cod dhexdhexeed ah su’aal ku weydii. Haddii ay kuu jawaabi weydo, u soo dhawow oo 4 mitir u jirso, dabadeedna isla su’aashii ugu celi Haddii ay kuu jawaabi weydo, mar kale u soo dhawow, ilaa iyo inta ay kuu jawaabayso arag”. Ninkii sidii buu yeelay oo xaaskiisa oo jikada ku jirtoo, qado karinaysa inta uu 5 mitir u jirsaday, buu ku yiri: “Macaaneey, maanta maxaad inoo karinaysaa?” Nasiib darro, uma aanay jawaabin. Waxa uu soo durkay 1 mitir, dabadeedna su’aashii ayuu ku celiyay, umase aanay jawaabin. Waxa uu u soo jirsaday 3 mitir, keddibna su’aashii ayuu ku celiyay, umase aanay jawaabin. Markaan 2 mitir buu u soo jirsaday oo su’aashii ugu celiyay, juuqdeedse ma aanu maqal. Markii inta uu 1 mitir u jirsaday, uu su’aashii ugu celiyay, bay ku tiri: “Waa markii shanaad oo aan ku leeyahay digaag baa foornada ku jira”. 🤣😹😂😹🤣😹😂 ———————— Dulucda Sheekada: Cilladaha aad dadka kale ka sheegaysid, adigaa marka hore, u baahan in aad iska baartid ———————————— Sabriye Musse [email protected]
إظهار الكل...
😁 7👍 1
Guurso macnaheedu Waa baahi ka guur oo barwaaqo u guur 😂😁
إظهار الكل...
4😁 2
Ma dhici doonto in aan kuu muujiyo maqnaan shahaaga cabasho aan adiga kuu cabanaayo xitaa ima sinaayo dareenkeega in aan kuu baahdo  sawabtoo ah xitaa iima muujin ixtiraam aad iigu sheegtid sawabta aad iiga fogaatay 🔥💔 ❤️‍🩹😌🧑‍🦯
إظهار الكل...
😱 3🔥 2
Repost from N/a
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
إظهار الكل...
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗻𝗼𝘄 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 ❤️
Subax wanagsan walaayaal ❤️✨😇 Alxamdulillaah ilaahay ayaa mahad oo dhan Iska leh oo suurta galiyey in aan Nabad ku soo toosno Awood iyo Aqli aan leenahay kuma soo toosin awooda alle SWT ayaan ku soo is taagnay. 💙✨😍 - Alxamdulillaah inta caafimaad qabta Allah ha usiyaadiyo inta xanuunsan allaha caafiyo. 🤲 صباح الخير 🌅❤️
إظهار الكل...
9