cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Salma xikmawi

Kuso dhoowow bageka xikmadaha iyo dhirigelintaa🥰🥀🫀🥺✍ Xikmado iyo murtiba

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
2 030
المشتركون
+124 ساعات
+37 أيام
+1330 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

I'm so tired, I'm sad but I'm fine.🥀 😔❤‍🩹
إظهار الكل...
Si kasta oo aan u murugooday, waxaan iska dhigayaa mid faraxsan. ❤‍🩹🥀 No matter how sad I am, I pretend to be happy. ❤‍🩹🥀  Like Shere 👍👍
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Marka Hore ALLE ayaa mahad leh..🫶🏻
Intaa halka isoo gaadhsisey iyo asxapteydaba
Aad u mahadsan tihiin 💗✍🏻🫶🏻
Intaa iyo inka badan inzha allah ♥❤
إظهار الكل...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Xitaa haddii maskaxdu illowdo, qalbigu had iyo jeer wuu xasuusan doonaa. 🤍
إظهار الكل...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram

Zalma xikmaawi ✍♥
إظهار الكل...
😭 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Mararka qaar waxaa fiican inaad baxdo intii aad haysan lahayd." ❤️‍🩹
إظهار الكل...
😭 4
Photo unavailableShow in Telegram
Cadawga ugu cabsida badan dhulka waxa ka mid ah dadka saaxiibkaa iska dhigaya.🫶🏻✋🏼
إظهار الكل...
😭 3👍 1
إظهار الكل...
WeHeL jaceYL💍❤👥🫂🥺🦋

WeheL jaceyl 🫂❤ Ereyo jaceyla🫂❤ Zheekooyin jaceyla🔐🥺❤ Kusoo dhawoow channalkan 🫂🥺❤🤤

👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Fariin iiso dir markaad firaaqo hesho, sababtoo ah waxaan wakhtigayga oo dhan ku qaata in aan sugo fariintaada." 💔😥
إظهار الكل...
😭 2
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.