cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Ugaas Warsame Barbaar Axmad

إظهار المزيد
لم يتم تحديد البلدلم يتم تحديد اللغةالفئة غير محددة
مشاركات الإعلانات
319
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
لا توجد بيانات30 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
WAR CUSUB 5 Askeri oo ka tirsan Dowladda Federaalka ah ayaa ku dhintay 3 kalena waa ku dhaawacmeen qarax Maanta lagula beegsaday Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho. qaraxaan oo llala beegsaday ciidanka dhawaan uganda algu soo tababray ee Muqdisho amnigeeda lagu wareegiyay waxaa Mas uuliyadiisa sheegatay AS
إظهار الكل...
32👍 3👏 3🖕 3
Hoggaamiyaha dhaq dhaqaaqa hubaysan ee Al Shabaab Sheekh Axmed Cumar Cubeyda ayaa kasoo muuqday sawirro iyo muuqaal cusub oo lagasoo qaaday 'shirkii wadatashiga labaad ee Jihaadka Bariga Afrika' sida ay faafisay Alkata'ib. Qeybta dambe ee Video-ga waxaa kasoo muuqanaya Abuu Cubeyda oo Makaroofanka lagusoo dhoweeyay isagoo ka hadlaya aragtidiisa ku saabsan shirka. Wuxuu u hadlayay hanaan ay mas'uuliyadi ka muuqato wuxuu adeegsanayay luqad lawada fahmi karo oo miizaan siyaasi iyo mid diimeed leh islamarkaana waaqici ah, wadaadku wuxuu soo hadal qaaday hardanka ka socda dalka Suudaan,xaaladda Itoobiya iyo dagaalka Soomaaliya. Haddallada Abuu Cubeyda waxaa laga dheehan karaa sida kalsoonida iyo go'aanka adag leh ee uu hoggaaminayo halganka Islaamiga bariga Afrika. Kama muuqan islaweynin, wuxuu umuuqday nin tawaaduc badan ixtiraam weyna uhaya bulshada soomaaliyeed indhaheeda sida culimada,aqoonyahanka iyo kawaadirta lafdhabarta u ah bulshada. Wadaadku waa ka hadal wanaagsanaa madaxda dowladda oo marka ay warbaahinta ka hadlayaan faan iyo guulo aan jirin taageerayashooda ku qanciya sida Xasan sheekh iyo Xamza Barre oo ku celceliya "Al Shabaab waa baaba'ay hadda kadib waa taariikh laga sheekeyn doono", marka ay sidaas makarafoonnada ka yiraahdaana maalmo kadib waxaa lamaqlaa nimankii afka lagu baabi'yay oo saldhigyo jabsada ciidamo badanna laaya. xigasho kurtun xasan
إظهار الكل...
13👍 4👏 1
Photo unavailableShow in Telegram
WAR CUSUB AMIIRKA AS SHEEKH ABUU CUBEYDA AYAA KA SOO DHEX MUUQDAY FILIM LAGA SOO SAARAY SHIRKA 2 AAD EE JIHAADKA BARIGA AFRIKA. FADLAN LINKIYADA HOOSE KA DAAWO FILIMKA OO DAD BADAN KA SOO MUUQANAYAAN. https://ok.ru/video/5883045153486
إظهار الكل...
12👍 1
Ma AS baa bir ah Mase Cadawgoodaa booc-booc ah? AS waa urur Islaami ah oo muddo 20 sano kabadan u halgamaya sidii shareecada Islaamka dhulka loogu maamuli lahaa. Wuxuu ururku leeyahay cadaw aad u badan oo ay ugu horeeyaan dawlada sheegta inay aduunka ugu awood badanyihiin sida Maraykanka, Midowga Yurub iyo dhamaan wadamada gaalada ah iyo dabadhilifyadooda calool-uusta ah. Hadaba, in urur sidaas ah, dhulka uu ka taliyo ay diyaaraduhu 24 saac dul wareegayaan uu qabto shir wadatashi oo socday 8 maalmood sow wax lala yaabo ma ahan?. - Aaway darooniskii la lahaa cirbada dhulka taalla xitaa way arkaan? - Aaway dayax-gacmeedyadii dunida oo dhan sawiri jiray? - Aaway sirdoonadii reer galbeedka ee dalka lagu soo harqiyay? - Aaway jawaasiistii Muusaad, CIA, FBI, MI6 ee la lahaa taako walba oo Soomaaliya ah way ka shaqeeyaan? - Aaway jawaasiistii xabashida & Kenyaatiga ee dalka dhoobna?. Dhamaan jawaasiistii dawladahaas ee oo an hubo inay kumanaan ka badanyihiin way awoodi waayeen inay ogaadaan xogta shirkaas ay iskugu tageen in ka badan 100 xubnood oo ay ku jiraan madaxdii ugu sareysey AS uuna ku jiro Sheekh Abu Cubayda. Su'aashu waxay tahay: 1- Ma Amniyaatka AS ee sugayay ammaanka shirka iyo ilaalinta xogtiisa ayaa ka khibar badan sirdoonada Maraykanka, Ingiriiska, Faransiiska, Xabashida iyo Kenyaatiga ee qaarkood boqolaalka sano soo dhisnaayeen? 2- Xaggee AS ka keentay kalsoonida intaas la eg ee ay iskugu keentay in ka badan 100 kamid ah raggeedii ugu qiimaha badan iyado ku kalsnoon inaan cadawgeedu ogaan doonin halka ay ku suganyihiin iyo hawsha ay qabanayaan?. Ilma adeerayaaloow bal ii sheega, Ma AS baa bir ah mise Cadawgeedaa booc-booc ah illeen mid sadexaad ma jiri kartee? Aragtidaada bal igu darso saaxiib. Mahadsanid. Xigasho mudey Mocow
إظهار الكل...
7👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
👍 5 1
waxay dheheen waa hub halis ah, ogaada hub halis ah meeshan kama muuqdaan waxa ugu weyn ee ay soo bandhigeen waa doonbir nuuca ciidamada fogaan arag ahaan u adeegsadaan!. Hub halis ah aslan soomaaliya maba yaal xataa haddii ay AK47 ama PKM,RPG iyo wax lamid ah soo bandhigi lahaayeen waxbay ahaan laheed sababtoo ah weedha Hub halis ah wax uun waa ka rumoobi lahaayeen jumlada "Hub" ayay dhinac ka haysan lahaayeen. waxa ay soo bandhigeen waa qalab ee hub halis ah iyo hub midna maahan, waqtiga idinkaga lumin maayo yaa lahaa waxa lasoo bandhigay yaase soo dhoofsaday. dareeskan meel walba ayuu yaal jihaadiyiinta maxaa ku riixaya in ay dekada kalasoo degaan ama meel cadowgooda beyllaha u ah waxayba heli karaan qaab amni ah sababtoo ah wuxu waa ganacsi meel walba laga heli karo. AMISOM,dowladda iyo AS darees tuute ah waa wada isticmaalkaan, isgaarsiin waa adeegsadaan waxba yaan gawaan cidla ah laydinkugu ordin, Mahad salaad wuxuu lacag ku faraqayaa qaaqlayaasha baraha bulshada si uu isugu muujiyo nin wax qabtay. kaliya waxaan doonayaa in aan isdul taago laba arrin oo kala ah:- 1-waxani ma ahan hub halis ah ee waa qalab caalamka si caadi ah uyaal suuqyada ganacsiga taasna waxaa daliil u ah in si caadi ah loogasoo dhoofiyay dekado waaweyn oo dowlado nidaam adag leh gacanta ku hayaan, tuutaha ciddii rabta ayaa iibsan karta, suuqyada waaweyn ee soomaaliya iyo afrikana waa laga helaa ookiyaalaha habeenkii wax lagu arko iyana waa lamid Online ayaad ku iibsan kartaa DHL iyo shirkadaha isku gudbinta ka shaqeeya ayaana kuusoo qaadi kara Wook toopyada iyana sidaas oo kale suuqa bakaaraha ayaad ka heli kartaa haba kala qaalisanaadaanee dhammaan waxa lasoo bandhigay waa wax ganacsi ah oo aan dowlado gaar ah u xirneyn 2-haddii NISA ay ku faantay in qalabka ay qabatay May 2023 10-kii sano ee lasoo dhaafay soo dekadda iyo garoonka si caadi ah loogama gudbin jirin qalabkan isagoo kumanaan tan ah?, jihada lasheegay in uu u socday ee AS miyaa hadda dhalatay oo safarkii ugu horreeyay ee adeegashadan dirsatay? su'aalahaas jawaabaheedu waa maya sida muuqata boqolaal ama kumanaan Konteennar ayaa sidaan oo kale dekadda loogasoo dajiyay meeshii loo rabayna gaartay waaba haddii sheegashada Mahad Salaad sax tahay.
إظهار الكل...
👍 4 2
Photo unavailableShow in Telegram
DHEGEYSO RADIO ALFURQAAN OO SHIRKA 2 AAD EE JIHAADKA BARIGA AFRIKA BARNMAAIJK AOSO DIYAARIYAY. XIGASHO RADIOALFURQAAN.COM
إظهار الكل...
Barnaamij-Gaar-Ah-Shirka-2aad-Bariga-Afrika.mp357.63 MB
9
7 ASKERI OO DHIMASHO IYO DHAAWAC KU NOQDAY CEELASHA BIYAHA Ugu yaraan afara askeri ayaa ku naf waayay 3 kalena waa ku dhaawacmeen Qarax Duleedka Muqdisho gaar ahaan Degaanka Ceelasha Biyaha lagula beegsaday askeri ka titsanaa Dowladda Federaalka ah. AS ayaa sheegatay Mas'uuliyadda qaraxaan dhimashada iyo dhaawaca sababbay.
إظهار الكل...
9👍 1
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.