Fasalka Form Two
الذهاب إلى القناة على Telegram
Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee 📚 Form Two 📚 Admin👉 @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa ✅️ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR 👇👇 https://t.me/StudentsSomaliaExam
إظهار المزيد2 066
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-47 أيام
+2130 أيام
أرشيف المشاركات
2 066
Group keena kooxda S.S.E waxeynu ku gaarnay mudo kooban Tiro arday gaareysa 5000/5k oo follows ah
Dhamaan Ardayda nagaarsiisay waxaan rajeynayaa inaad waxbadan naga faa,ideen insha.alaah
Taasina waxey caadeyneysaa dadaalkiina waxbarashada
Waadna kumahadsan tihiin kunjeer tirada aad nagaarsieyn waxaana rajeyneynaa kabadan insha.alaah
Hadii Aad tahay arday jacel waxbarashada Nagu soobiir taabo lingiga hoose
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/studentssomaliaexam
Thank you for support 🙏
2 066
Ogeysiis Ogeysiis muhiim ah
Koxda S.S.E waxey shacisay Jadwalka murajicada imtixaanka Teeramka fasalka Form Two 2023-2024
Wuxuna bilaaban donaa 10/1/2024 insha.alaah guul
《 Mahadsanidiin 》
2 066
OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH
Asc Team f2 murajicadiina waxaan kusoo aadinay 18/1/2024
Balse Waqtiga murajicada f2 Arday
badan ayaa dhaheen wuu nagu dheeryahay insha.alaah jadwal cusub ayaan soo wadnaa
Waxaana iskudayi doonaan inaan soogabino garubka isha kuhaaya waxbadan kafaa,idi doontan
MAHADSANIDIIN
2 066
Diyaar matihiin Team f2
Insha.alaah goor dhow waxaan shaacin doonaa waqtiga uu bilaaban doono murajicada imtixaanka Teeramka ee 2023 2024
2 066
Repost from Students Somalia Exam
BOOK IS BAR ENGLISH MACALIN LA'AAN
LAXARII CIWAANKA HOOSE
👇👇👇
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
2 066
👏Asc iskusoonoqod wanaagsan imtixaan bileedka 1aad kadib
¤ Dhamaan Arday cusub soo dhawaaada waxaan rajeynayaa inaad kafaa,ideen imtixaan bileedka 1aad fasalka Form Two ee 2023 2024 lasoodhafay murajicadiisa iyo imtixaankisaba
¤ Intaad kadibna mabilownaa murajicada imtixaanka Teeramka ee sanad dugsiyeedka 2023 2024 insha.alaah
● Ugu dambeyn koox S.S.E waxey utaagan tahay marwaliba iney caawiso ardayda somaliyeed meel kasta ay jogaan kana caawiso dhanka waxbarashada
《 Wabilaahi Towfiiq 》
2 066
OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH
~ Waxaa inoo soodhamaday
murajicada iyo imtixaan bileedka 1aad fasalka Form Two 2023 2024
~ Marka horay waxaa mahad oo idil leh Alle subaxanahu watacalaa
~ Marka xigtana waxaa leh @Ustaad_Qaasim oo ahaa macalinka waqti iyo dadaal kubixiyay fasalkaan f1 sida ey uhormari lahayeen
¤ Ugu dambeyn kooxda S.S.E waxeey soo gaba gabeysay imtixaan bileedka 1aad fasalka f2 ee sanad dugsiyeedkan 2023 2024
《 MAHADSANIDIIN 》
2 066
Shaacinta natiijada 5 Arday ee ugu horeeyay fasalka Form Two imtixaan bileedka 1aad 2023 2024
2 066
Repost from Fasalka Form Two
Madada physics f2 waa diyaar 3 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇
@Ustaad_Qaasim
2 066
Repost from Fasalka Form Two
Madada Juqraafi f2 waa diyaar 1 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇
@Ustaad_Qaasim
2 066
Repost from Fasalka Form Two
Madada Business f2 waa diyaar 1 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇
@Ustaad_Qaasim
2 066
Repost from Fasalka Form Two
Madada Technology f2 waa diyaar 3 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇
@Ustaad_Qaasim
