cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

🫀 TAMAR SIINTA RUUXDA 🫀

Inta aan sharta iyo xumaha ku tartami laheyn aanu kheyrka iyo wanaaga ku tartano. Waa Madal dhalin yaro ah oo dhex marta saaxadda cilmiga, suugaanta iyo dhaqanka, iyadoo adeegsanaysa diinta Islaamka. ..Akhris wacan contact : @NAJIIB_IBRAHIM

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
13 410
المشتركون
-724 ساعات
-137 أيام
-730 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

01:02
Video unavailableShow in Telegram
Casar wacan akhyaarta
@M4chett
إظهار الكل...
10.01 MB
Photo unavailableShow in Telegram
Nolosha waa halmar 🥺
إظهار الكل...
😢 7💯 3👏 1
“Hankaa la isku dhaafaye.. Dakuba heybta guud siman.. Hoodo iyo nasiib waxa Ku.. ladhan dhidid la horshey.. Lama helo adeer waxaan .. Cidu u howshoon..📖🧠📚
Habeen wacan akhyaarta
@M4chett
إظهار الكل...
👏 3
Photo unavailableShow in Telegram
إظهار الكل...
2
Photo unavailableShow in Telegram
Subaxwalba cadceeddu waxa ay soo baxdaa adiga oo neefsanayaa,waxa ayna dhacdaa adiga oo wali neefsanaya. Laakiin ka warran maalinta ay cadceedu soo baxayso adiga oo qabri ku jira? Maalinta ay cadceeddu dhacayaso adiga oo ciida ka hooseeya? Maalin walba waxa aad nadiifisaa jidhkaaga, laakiin ka warran maalinta ay dadkale nadiifinayaan jidhkaaga adiga oo an awood lahayn. Manta dadka dhexdooda waa aad ku sharfantahay, waa ayna ku soo dhawaysanayaan, laakin ka warran maalinta lagu fogaynayo si qadhmuunkaaga loo fogeeyo. Maanta haddii ay tahay maalintii kuugu danbaysay nolosha, manta haddii ay tahay maalintiiad ILAAHAY la kulmi lahayd, maanta haddii ay tahay maalintii naftaada la qaadi lahaa, xaalkaagu side ayaa uu nogon lahaa? Ma ku faraxsanaan lahayd xaaladda aad ku sugan tahay? Sahayda aad sidato ma kugu filantahay? Camalkaagu ma ku badbaadinayaa? Qofka aad tahay ILAAHAY raali ma ka yahay? Camalkaagu ILAAHAY ma raalli galinayaa?
إظهار الكل...
😢 10💯 2😁 1
"Asc wr wb subax wanaagsan Nabigeena muxamed s.c.w wuxuu ina faray inaan is xasuusino goor walba macaan gooyaha nolosha oo ah geerida.... _Nabigeena muxamed s.c.w malakul jibriil ayaa u yimi wuxuu ku yiri intaad doontid noolow waad dhimanaysaa qofka sidaa lagu yiri waa suubanaheena muxamed s.c.w_ Bini_aadam intaad doontid noolow natiijidu waad dhimaynaysaa ayay ku dhamaanaysaa waxaa lagaaga baahan yahay inaad aduunka sahay wanaagsan aad kala tagto goor walba waa lagu xisaabinaya xisaabta maalin laha ahna waa mid kuu qormaysa
إظهار الكل...
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 @somalibooks 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 🕋Muslim Channels🕋👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎥 @Diinteenna_Macaan ➦🎥 @Al_xakiim ➦🎥 @Quruxdaislaamka ➦🎥 @Hidaayatu_Rabi ➦🎥 @hogaan_Dumar ➦🎥 @Dhaqan_wanaag ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇😂JOKES AND FUN😂👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎧 @XikmadoSom ➦🎧 @Dhiiragaliye ➦🎧 @Mucaashaq_Jacayl ➦🎧 @AishaAhmed99 ➦🎧 @QalbiDhaye143 ➦🎧 @kalimakariim ➦🎧 @xaqiiqadanolosha ➦🎧 @Albaanichannel252 ➦🎧 @Ruuxda ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📽ENTERTAINMENT📽👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦✍️ @Dareen_side ➦✍️ @Hasancaashaq) ➦✍️ @daren_jaceyl ➦✍️ @Mohametahmed ➦✍️ @Noqoxiddig ➦✍️ @FAAIDOCHANEEL ➦✍️ @DunnidaSuugaanta ➦✍️ @guuleyso11 ➦✍️ @TAMARSIINTARUUXDA ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 📲 Educations 📲👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📲 @maanhage ➦📲 @farsamada ➦📲 @KobciAqoontaada2 ➦📲 @somalienglish3 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📚 Pdf Books📚👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📕 @somalibooks ➦📕 @Somalilibrary ➦📕 @kobciyebooks █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
إظهار الكل...
Nabadgelyo korkooda ha ahaato kuwa aan wax kasta isku daalin, kuwa aan ilmayn marka ay kufaan, kuwa aan dhuuxin haddal walba, sida oo kalana dambiyada ay galaan aan ku nabin dadka kalle. Nabadgelyo korkooda ha ahaato kuwa og adduunku in uu yahay mindi laba af leh oo ay sharka iyo khayrku ka mid yihiin. Nabadgelyo korkooda ha ahaato kuwa aamminsan dunida in ay tahay biriij laga gudbayo, kalsoonida Eebbena ay tahay waxa uggu mudan ee lagu badbaado.
إظهار الكل...
👏 2
Hadalo Dhaxal Gala (Qaybta:8) (Iimaanka, xaqiiqada nolosha, geerida, dambiga, camalka suuban, baraaruga qalbiga iyo waxyaabo kale oo u baahan in la xusuusto) (44) Ibnu Qayim رحمه الله ayaa yidhi: من رفق بعباد الله رفق الله به، ومن رحمهم رحمه، ومن أحسن إليهم أحسن إليه، ومن جاد عليهم جاد عليه، ومن نفعهم نفعه، ومن سترهم ستره، ومن منعهم خيره منعه خيره، ومن عامل خلقه بصفة عامله الله بتلك الصفة بعينها في الدنيا والآخرة، فالله لعبده حسب ما يكون العبد لخلقه “Qofkii u tudha adoomaha Ilaahay Ilaahay ayaa isagana u tudha, kii wanaajiyana Ilaahay ayaa wanaajiya, kii wax siiyana Ilaahay ayaa wax siiya, kii wax tarana Ilaahay ayaa wax tara, kii asturana Ilaahay ayaa astura, kii wax u diidana Ilaahay ayaa wax u diida, qofkana kolbii sidii uu ula dhaqmo makhluuqa isagana sidaa lafteeda ayuu Ilaahay ula macaamilaa aduun iyo aakhiraba, Ilaahay wuxuu adoonka u yahay siduu adoonku u yahay khalqigiisa”. (45) Xamaad bin Salama رحمه الله ayaa yidhi: والله لو خيرت أن يحاسبني أبواي أو الله لأخترت الله فالله أرحم بي من أبوي "Wallaahi , haddii lay kala dooransiiyo inay labadayda waalid i xisaabiyaan iyo in Ilaahay i xisaabiyo waxaan dooran lahaa Ilaahay, waayo Isagaa iiga naxariis badan labadayda waalid". (46) Xasan Al-Basri رحمه الله ayaa yidhi: لا أظن أن الله يعذب رجلاً استغفر فقيل لماذا؟ قال من الذي ألهمه الاستغفار؟ فقيل الله فقال كيف يلهمه الاستغفار ويريد به أذى "U malayn maayo inuu Ilaahay cadibi qof dambi dhaaf weydiistay (istiqfaarsaday), waxa lagu yidhi: Waayo? Wuxuu yidhi: ayaa ku ilhaamiyey istiqfaarta? waxa la yidhi Ilaahay, wuxuu yidhi: Siduu ugu ilhaaminayaa istiqfaarta oo hadana dhib ula doonayaaa". (47) Imaam Axamed رحمه الله ayaa ku dardaaray inankiis aoo ydihi: يا بني، انوِ الخيرَ؛ فإنك لا تزال بخيرٍ ما نويتَ الخير "Inankaygow niyayso khayrka, khayr ayaad ku sugnaan intaad khayr niyaysanayside". (48) Ibnu Jawsi رحمه الله ayaa yidhi: أسفًا لعبد كلما كثرت أوزاره قلّ استغفاره، وكلما قرب من القبور قوي عنده الفتور "Murugtiisa adoon mar walba ooy dunuubtiisu badataba ay yaraato istiqfaartiisu, mar walba oo u dhawaado qubuurahana uu ka tan bato W/Q:khaalid ibraahim Mohamud
إظهار الكل...
وَأُفوضُ أَمـــــــــــــرِى إِلَى الله
إظهار الكل...
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.