cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Madxafka Taariiqda (the museum of History)

Channel-kan waxaad ka heleesaa qoraalo ku saabsan, dhacdooyinka, taariiqda, falsafada, juqraafiga, iyo Arimaha islaamka. Halkan igala soo xiriir mahadsanid. @normohamednor

إظهار المزيد
فنلندا852لم يتم تحديد اللغةحقائق2 155
مشاركات الإعلانات
7 327
المشتركون
+524 ساعات
+897 أيام
+61730 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
إظهار الكل...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

GDP growth forecast in 2024: 🇷🇺 Russia: 3.2% 🇹🇷 Turkey: 3.1% 🇵🇱 Poland: 3.1% 🇭🇺 Hungary: 2.2% 🇬🇷 Greece: 2% 🇪🇸 Spain: 1.9% 🇮🇪 Ireland: 1.5% 🇳🇴 Norway: 1.5% 🇨🇭 Switzerland: 1.3% 🇫🇷 France: 0.7% 🇮🇹 Italy: 0.7% 🇳🇱 Netherlands: 0.6% 🇬🇧 UK: 0.5% 🇩🇪 Germany: 0.2% 🇸🇪 Sweden: 0.2% According to IMF “Sidaan macquul miyaa iyadoo aan ognahay, Sida loo cuna-qabateeyay Ruushka.
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Maxkamadda ICC waxaa loo sameeyay Madaxda Africa oo kaliya! Ereyaddan waxaa yiri Karim Khan dacwadd oogaha guud ee maxkamadda aduunka, Khan ayaa sheegay in madax ka tirsan galbeedka ay si toos ah u soo waceen una sheegeen in Maxkamadda ICC loo sameeyay Madaxdda africa iyo madaxda Putin oo kale ah, awoodna aysan u lahayn inay maxkamadd saarto madaxda galbeedka iyo Israail! ABDIRAHMAN waberi. ✍️
إظهار الكل...
Maalintii uu xukunka la wareegay Khaliifkii Muslimiinta Abuu Jacfar Al Mansuur ayaa waxaa usoo galay wadaadkii caanka ahaa ee Muqaatil Bin Suleymaan. Al Mansuur baa yiri, wadaadoow bal i waani. Ma waxay indhahayga arkeen, baan kugu wacdiyaa? mise waxyaabihii aan maqlay? Ayuu ugu jawaabay. Al Mansuur baa yiri, mayee waxaad aragtay igu wacdi. Wadaadkii sheekadii buu bilaabay, wuxuuna kasoo sheekeeyay qisadan: Cumar Bin Cabdi Casiis wuxuu dhalay 11 wiil, hantina wuxuu ka tagay 18 Diinaar. Karfantii lagu duubay 5 Diinaar bey noqotay, qabrigiina 4 Diinaar buu noqday. Waxaa Dhaxal loo qaybsaday 9 kii Diinaar ee soo haray. Hisham Bin Cabdul Malik oo isna noqday khaliifka Muslimiinta, wuxuu dhalay 11 wiil, mid walbaa wuxuu dhaxal u helay hal Milyan oo Diinaar. Wadaadkii wuxuu hadalkii kusoo gabagabeeyay, Ilaahay amarkiis waxaan u taagnaa iyadoo qaaraan loo uruurinayo jihaad ay Muslimiinta u baxayeen in wiil kamid ah wiilashii Cumar Bin Cabdul Casiis uu boqol faras ku deeqay, halka isla maalintaas ay ishaydu qabatay wiilashii Hishaam Bin Cabdul Malik mid kamid ah oo dawarsi dariiqyada u taagan. Fahad yaasiin.
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
إظهار الكل...
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗹𝗹 ♥
Liiska madaxweyneyaasha u geeriyooday sabab la xiriirta shil diyaaradeed. 🇵🇾 Madaxweynaha Paraguay (1940) 🛩️ 🇵🇭 Madaxweynaha Philippines (1957) 🛩️ 🇧🇷 Madaxweynaha Brazil (1958) 🛩️ 🇮🇶 Madaxweynaha Iraq (1966) 🛩️ 🇧🇷 Madaxweynaha Brazil (1967) 🛩️ 🇧🇴 Madaxweynaha Bolivia (1969) 🚁 🇪🇨 Madaxweynaha Ecuador (1981) 🛩️ 🇲🇿 Madaxweynaha Mozambique (1986) 🛩️ 🇵🇰 Madaxweynaha Pakistan (1988) 🛩️ 🇷🇼 Madaxweynaha Rwanda (1994) 🛩️ 🇧🇮 Madaxweynaha Burundi (1994) 🛩️ 🇲🇰 Madaxweynaha North Macedonia (2004) 🛩️ 🇵🇱 Madaxweynaha Poland (2010) 🛩️ 🇨🇱 Madaxweyne hore Chile (2024) 🚁 🇮🇷 Madaxweynaha Iran (2024) 🚁
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Dhimashadii Ku timid AUN madaxwaynaha jamhuuriyada islaamka Ee Iran iyo wasiirka Arimaha dibada Ee dalkaas, Hossein amir Abdollahian. Kadib shil diyaaradeed oo Ka dhacay dalkaas. “Iran waxaa lagu tiriyaa dowladaha ugu awooda badan gobalka, balse geeridii ku timid labadaan hogaamiye waxay dalkaan u horseedi doonaan dib u-dhac dhinaca siyaasada ah. Si gaar ah wasiirkii Arimaha dibada, Hossein amir Abdollahian oo aan ognahay Sida uu ugu dhex muuqday siyaasadaha gobalka.
إظهار الكل...
😢 2
https://t.me/addlist/dskn1hSr4pBiMTU0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
إظهار الكل...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
إظهار الكل...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
00:56
Video unavailableShow in Telegram