cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

DALSAN CHANNEL

Halkani waa channelka saxda ah ee madasha bulshada soomaaliyeed dalsan. Si aad wax badan uga ogaato madasha dalsan raac linkiga https://t.me/dalsan3525 JOIN DHEH KAMA QOOMAMEYN DOONTIDE 💥💥CHANNELKA MBS DALSAN

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
1 323
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-27 أيام
-1630 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
Warbaahinta bullaacadaha ingiriiska #Nifaaq Qaza : Ciidanka israaiil ayaa howlgal ka dhan ah xamaas ka wado isbitaalka al shifaa Kyiv : Afkii ayaa juuqda gabay argagax duqaynta ruushka ee isbitaalka caruurta Kyiv
إظهار الكل...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
" Dhibaatooyinka iyo mixnadaha hadii ay qof ahaan lahaayeen hantidayda kala bar ayaan siin lahaa " - Ganacsade . - Podcastiyo badan ayaan dhagaystay gaar ahaan dad leh tijaabooyin la taaban karo waxa ugu cajiibsan ee aan diiwaan galiyo waa in ragga ganacsatada waa weyn ah sida ninkaan iyo kuwo kale ay isku raaceen in dhibaatooyinka iyo fashilka khasaaraha ayba yihiin nimco weyn oo ayna dadku ogayn !! Hadal uu yiri Dhalaal Abu ghazal taajir weyn urduni falastiini ah " Shaqaalaha markay i dhahaan dhib weyn ayaa nahaysto waan faraa !! anigoo og in dhib walba uu dhinaciisa wanaagsan wato "! " Ha fiirin waxa aad khasaartay ee fiiri kunka cashir iyo kunka darsi ee aad ka qaadatay fashilkaas " Sacad : Ganacsade .
إظهار الكل...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
لا تَظلِمَنَّ إِذا ما كُنتَ مُقتَدِراً. *** فَالظُلمُ مَرتَعُهُ يُفضي إِلى النَدَمِ. تَنامُ عَينُكَ وَالمَظلومُ مُنتَبِهٌ. ** يَدعو عَلَيكَ وَعَينُ اللَهِ لَم تَنَمِ { إن الله لايضيع أجر المحسنين }☝😭 Ali Khadaab maxaa loo xirey, ma runta uu sheegay, hadey haa tahay noo sheega Cali wuxu yiri “xurnimo loo dabaaldago ma jirto” Waa run waayo 60% soomaali ciidamo ajnabi ah ayaa joogo oo madaxtooyo u ah #xalane Tan labaad muwadinka haddii la xirayo waareen soo looma soo jari karo !?? Maxey tahay waa lala baxey, bajaaja lagala dagey, waa la dafey mise hadey dhici weyse taas maa toos loo qabto qofka maxey tahay jugta iyo xadgudubka Dawladnimada waa ilaalin sharci ee ma'aha ku takrifal awoodeed
إظهار الكل...
👍 1
Repost from N/a
Shalay subax ayaa la nikaaxay gabadha, xalayna waa la furay,inta aambo la gelbin! Shalay subax oo Jimco aheyd ayaa nikaaxa ama meherka wiil iyo gabar dhallinyaro ah waxa uu ka dhacay xaafad katirsan degmada Garasbaaley, maherka ayaana u dhacay si qurux badan oo ay raali ka ahaayeen labada waalidka iyo ehelka labada dhinac. Wiilka xilliga maherka waxa uu kusoo labistay qamiis iyo cimaamad, muuqaalkiisana waxa uu u ekaa nin dhallinyaro oo akhyaar ah, waxa uuna guriga maherka ka tagay markii gabadhii lagu xiray isaga oo faraxsan oo sugi la’ inta gabalka ka dhacayo, waxaana loo ballamiyay in bacdal maqrib gabadha soo doonto si uu gurigiisa oo ku yaallay xaafada Raadeelka ee degmada Dayniile u geeyo. Xilligii ballanta markii la gaaray , wiilkii ayaa iskeenay guriga gabadha uu guursanayay, wiilka waxa uu kusoo labistay suud isku joog qurux badan, madaxa ayuuna jeego usoo jartay , sida ayba inta badan sameeyaan dhallinyarada arooseysa waayahan. Wiilkii ayaa isaga oo faraxsan markii uu tagay guriga reerka uu la xididay la kulmay arrin layaab leh, waxaana aabbaha gabadha marka uu arkay wiilka gabadhiisa guursanaya oo jeego soo jartay soona xirtay suud u sheegay wiilka in gabadhiisa uusan albaabka kala baxeyn, waxa uuna u sheegay in uusan ninkan aheyn kii uu gabadhiisa saakay siiyay . Dood iyo buuq ayaa ka dhacay gurigii maherka ka dhacayay , waxa uuna odayga ku adkeestay wiilkan jeegada xiirtay uusan gabadhiis u guurineyn, waxa uuna dalbaday isla goobta gabadhiisa ku furo, si walbo odayga looga codsaday in gabadha wiilka siiyo wuu diiday, xitaa waxaa loo sheegay in wiilka goobta tinta looga xiirayo waa uu diiday, waxaana isla goobtaasi wiilka uu ku furay gabadhii uu usoo labistay in uu guri geesto. Qoyska wiilka oo ka carooday sida uu u dhaqmay ninka gabadha siiyay ayaa ka dalbaday in lacagta kaga baxday guurka gabadhiisa dib ugu soo celiyo, waxaana loo ballamay in lacagtii horey loogu geeyay ee la cunay dib usoo celiyo. Guurkan ayaana kusoo dhammaaday saacado kooban, waxaa lagu kala tagay iyaga oon hal habeen xitaa aysan wada seexan lamaanihii nolosha in ay qeybsadaan u ballamay. Yaa sabab u ah bur burka qoyskan saacadaha kaliya isku mahersanaa ? W/Q Gacal Ayman
إظهار الكل...
Repost from N/a
Inta ay le’egtahay hadallada wasakhda ah iyo aflagaadada ah ee walaalaheen Masar ee ku wajahan dalkeena Soomaaliya, waa wax aan la qiyaasi karin sababtoo ah aflaantii Masar ee dhacday: War aad u caadi ah oo ku saabsan xoolaha Soomaaliya laga keeno, balse isla markii warkaas la soo saaray ayaa waxaa u soo yaacay dadkii wax-ma-garatada ahaa inay durdur aflagaado iyo aflagaado ah u soo jeediyaan Soomaaliya sabab la’aan! Aflaanta Masaarida ah ee aan waxba galabsan ee bidixda ah ee Islaamka iyo wanaagga kula dagaallamaya, una haysta in ay yihiin Hollywood, waxa ay Soomaaliya iyo Soomaalidaba ka sameeyeen sawir madaw oo madaw ah, oo magaca Soomaaliyana laguma xusin filim Masaari ah haddii aanu xumaan iyo xumaan ahayn. Isbarbar yaaca yaabka leh: 96% dhulka Masar waa saxare aan lahayn korriin iyo midho toona, Masaaridu waxay ku camiran yihiin webiga Niilka oo leh dhul aad u cidhiidhi ah, 4% dhulka Masar, tiradan aad u badan. ee dadka, laakiin marka filimada Masar ay ka hadlaan Soomaaliya, oo leh kaymo kuleyl ah iyo wabiyo halkan iyo halkaas, ma aha in ay lamadegaanka ah ee macnaha juquraafi ah ee saxaraha filimka Masaarida wuxuu muujinayaa sida lamadegaanka ah, carro cas oo dilaa ah , dabaylo xoog badan, iyo mayd kala firdhisan, sawirkani waa waxa uu Masaarigu ka aaminsan yahay Soomaaliya, sababtoo ah aflaanta Masaarida ah ee aadka u yar ee uu Masaaridu u arko dunida. Soomaaliya: Dhammaan dagaalladii sokeeye iyo dhibaatooyinkii soo maray ilaa 1991, xaaladdu maaha sida ay qabaan Carabtu - Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer Afrika oo dhan, taas macnaheedu waa in Aasiya oo dhan laga soo dhoofiyo , Indonesia, iyo dhammaan Koonfur-bari Aasiya maxaad ka taqaanaa waaya-aragnimada Koonfur-bari ee Aasiya? iyo adeegga isgaarsiinta Soomaaliya ayaa si toos ah uga fiican dalalka carabta ee ku yaalla gobolka uu ka wanaagsan yahay dhammaan dalalka Carabta marka laga reebo dalalka Khaliijka Carabta. Masar waa dal xidhxidhan oo la mid ah Kuuriyada Waqooyi, oo ay si xun u maamulanayeen saraakiil 70 sano, nasiib daro, dadkan intooda badani ma yaqaaniin xataa wadamada dariska la ah Masar, iskaba daayee aduunka intiisa kale, Al-Ahly, Zamalek, iyo fannaanka caynkaas ah, iyo fannaanka noocaas ah, iyo soo saarista filimada caynkaas ah, ayaa saas ka dhigtey maalin ayaa dhakhtar Masar ah oo nin weyn ahaa, wuxuu i weydiiyey: Soomaaliya waa dal xidhan. sax?!! Ninkani makala garanayo dalka Niger iyo soomaaliya, Soomaaliya oo ah dal aan bad lahayn, markaas buu isleeyahay!!! Mid kale ayaa i weydiiyey: Soomaaliya waxay u dhowdahay Liibiya, sax? Cumar Anshar
إظهار الكل...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
Galbeedka wuxuu go'aan ku gaaro in hal qof oo nool aanan looga tagin gaza , cidda hubkaan bixinayso waa wadamada maraykanka jarmalka iyo ingiriiska , cidda gumaadayso shacabka falastiin waa dowladaha maafiyada galbeedka .
إظهار الكل...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
𝙼𝚊𝚊𝚗𝚝𝚊 𝚠𝚊𝚊 𝚖𝚊𝚊𝚕𝚒𝚗𝚝𝚒𝚒 𝚞𝚐𝚞 𝚍𝚊𝚖𝚋𝚊𝚢𝚜𝚊𝚢 𝚜𝚊𝚗𝚊𝚍𝚔𝚊 𝚑𝚒𝚓𝚛𝚒𝚐𝚊 1445 𝚋𝚊𝚛𝚛𝚒 𝚘𝚘 𝚊𝚡𝚊𝚍 𝚊𝚑 𝚒𝚗𝚜𝚑𝚊 𝚊𝚕𝚕𝚊𝚑 𝚠𝚊𝚊 1 𝙼𝚞𝚡𝚊𝚛𝚛𝚊𝚖 1446. 𝚆𝚊𝚌𝚢𝚒𝚐𝚊 𝚖𝚞𝚜𝚕𝚒𝚖𝚒𝚒𝚗𝚝𝚊 𝚒𝚗 𝚞𝚞 𝚍𝚑𝚒𝚗𝚝𝚎𝚢 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚍 𝚔𝚞 𝚘𝚐𝚊𝚊𝚝𝚊 𝚒𝚗𝚎𝚢 𝚓𝚒𝚛𝚒𝚗 𝚚𝚘𝚏 𝚔𝚊 𝚑𝚊𝚍𝚕𝚊𝚢𝚊 𝚊𝚖𝚊 𝚋𝚞𝚞𝚋𝚞𝚞𝚗𝚒𝚗𝚊𝚢𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚖𝚊𝚊𝚍ka 𝚜𝚊𝚗𝚊𝚍𝚔𝚊 𝚑𝚒𝚓𝚛𝚒𝚐𝚊
إظهار الكل...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
Ka jawaab lixdaan su'aal ?!
إظهار الكل...
😢 2
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
“ Beenta ugu badan waa mida aan nafteena u sheegno , laakiin in aan dadka been u sheegno waa mid dhif ah markii loo fiiriyo beenta aan nafteena u sheegayno ” - Friedrich Nietzsche
إظهار الكل...
Repost from N/a
Soomaali waxaas baan wadaagnaa waxa ka saxan Soomaali baan ahay! Sawdkaan aqaanaa                                 Soomaali weeyoo sinjigayga dhalashadu                          Soomaali weeyoo samayskayga Aadane                           Soomaali weeyoo ruuxaan salaamaa                                 Soomaali weeyoo sad waxaan laquutaa                            Soomaali weeyoo saaxiib waxaannahay                          Soomaali weeyoo gogoshaan ku seexdaa                         Soomaali weeyoo cagta meeshan saarraa                        Soomaali weeyoo jidhka meesha lay saraa                      Soomaali weeyoo ma oggoli safaadkiyo kala soociddoodaa! AUN Abwaan Jama Kadiye Elmi
إظهار الكل...
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.