cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

HOYGA__NOOLOSHA ❤️😘

(っ◔◡◔)っ ♥ Waxaad ka heli chanelkan. 1.dhiiragalin. 2.xikmado. 3.maahmaahyo. 4.sheekooyin qusul badan. 5.qisooyin.

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
1 141
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
+37 أيام
+2930 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Murti Soomaaliyeed. Labo socodka ayey ku wacanyihiin: 1. Ragga iyo 2. Roobka Labo fadhiga ayey ku wacanyihiin: 1. Dumarka iyo 2. Dabka Labo hadalka ayey ku wacanyihiin: 1. Odayga reerka iyo 2. Sheekha caalimka ah Labo aamuska ayey ku wacanyihiin: 1. Damiinka iyo 2. Dameerka Kudarso: labo farxada bey ku wacan yihiin
إظهار الكل...
👍 3👏 1
Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid, Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @KAAHANOLOSHA @WADNOJACAYL Admin || @Timow1
إظهار الكل...
🫵 KU-DHIIRO 🫵
❤️ HOYGA JCYLKA ❤️
💓 WADNO JCYL 💓
🔮KAHA NOLOSHA🔮
✍XIGMAD SIDE✍
🧠HORMARI HANKAAGA🧠
🫵 U-FIIRSO 🫵
😍HOYGA FARXADA😍
🔮WADOYINKA GUUSHA🔮
🧠AQOON KORDHIYE🧠
💪 DHIIRISO 💪
📖 MAD'XAFKA 📖
🧠OGAAL BULSHO🧠
💪DHAWAR ADEYG💪
🤯MUFAKIR🤯
💪DHIIRIYE💪
🔮HADAFKA NOLOSHA🔮
📖CILMIYEYSI📖
😊CALI CAAD😊
🫵HANKAAGA🫵
😍DOOR BULSHO😍
📖SOM PDF📖
😊BEST IMAGES😊
✍QORMOOYIN✍
🤯MAAN SHIIL🤯
☺️HAFSA ABDI☺️
😶‍🌫MARWO😶‍🌫
😍KHAALID RAAGE😍
🧠MADAALIYE🧠
🧕MUSLIMAH🧕
😊HOYGA NOLOSHA😊
😚DAREENO😚
😍IFKA NOLOSHA😍
🤯KHATAR CAFIMAD🤯
😍JOWHARADA😍
❤️XURMO JACEYL❤️
🤯MAAN MAAL🤯
✍DHAMBAALKA NlSH✍
📔SAMIIR BOOKS📔
❤️ NAGU SOO BIIR ❤️
❤️CAWESKA NOLOSHA❤️
😱 QISAS 😱
🫵 JOIN US 🫵
Photo unavailableShow in Telegram
♡ Without respect, love is lost. Without care, Love is boring. Without honesty, Love is not happy. Without trust, Love is unstable •• ♡ Xushmad la'aan, Jaceylku wuu lumaa. Daryeel la'aan, Jaceylku waa caajis. Daacad la'aan, Jaceylku farxad ma leh. Aaminaad la'aan, Jaceylku waa mid aan deganayn. 💯✅ @HOYGA__NOOLOSHA    
إظهار الكل...
👍 1
Saddex haku degdegin 1- Habeen guureyn 2- Hanti dumar 3- Hurin colaad. Saddex haku farxin. 1- Cadow Ammaantii 2- Col lakulankii 3- Caashaq kuu kaligaa Saddex ha diidin. 1- Hadal Eebbe iyo hadal Rasuul 2- Hadiyad udug ah 3- Haasaawe xalaal Saddex ha qaadan. 1- Hambo aan lagula rabin 2- Hadal aanan laguu wadin 3- Hanti aadan laheyn. Saddex ha sheegan. 1- Bakheyl deyro badan 2- Baahi badane aan dhargin 3- Bahluul daandaansi badan. Saddex ha raadin 1- Ruux kaa tagay 2- Run aanan lagaa qaadaneyn 3- Rafaad uusan dheef ka dambeyn. @subax wanaagsan 🌅🌄
إظهار الكل...
👍 4
👏𝗛𝗘𝗟𝗟𝗢. 𝗚𝗨𝗬𝗦 ✍️ 🎄𝗚𝗔𝗟𝗔𝗕   𝗪𝗔𝗡𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡☕ ✍️ 𝗛ᴬᴰᴬᴸ 𝗫ᴵᴷᴹᴬᴰ 𝗟ᴱᴴ🍂 🌿🌿⚡⚡🌿🌿     ⭐        ⭐       🌿🌿⚡⚡🌿🌿   ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ ☞︎   𝗠𝗔𝗔𝗡𝗦𝗢   {   𝐇𝐎𝐎𝐘𝐎  } • 𝖧𝖺𝗋𝗄𝖺 𝗅𝖺𝗀𝗎 𝗇𝖺𝗀𝖺𝖽𝗂𝗒𝗈 • 𝖣𝗎𝗆𝖺𝗋 𝗁𝖺𝗒𝖻𝖺𝖽𝗈𝗈𝖽𝖺𝗒 • 𝖧𝖺𝗅𝖺𝖼𝗌𝗂𝗀𝖺 𝗄𝖺 𝗌𝗁𝖺𝗒𝖽𝖺𝗒 • 𝖧𝗈𝗒𝗀𝗂𝗂 𝖺𝗊𝗈𝗈𝗇𝗍𝖺𝖺𝗒 • 𝖭𝖺𝖿𝗍𝖺 𝗁𝗈𝗋𝗆𝖺𝗋𝗄𝖾𝖾𝖽𝗂𝗒𝗈  • 𝖧𝖺𝗐𝖾𝖾𝗇 𝗆𝗎𝗁𝗇𝖺𝖽𝗈𝖽𝖺𝗒 • 𝖧𝖺𝗀𝖺𝗋𝗅𝗂𝖽𝖺  𝗋𝗎𝗎𝗑𝗂𝗒𝗈 • 𝖧𝖺𝗇𝗄𝖺 𝗅𝖺𝗀𝗎 𝖽𝗁𝗂𝗌𝗇𝖺𝖺𝖽𝖺𝗒 • 𝖧𝖺𝗒𝖻𝗍𝗂 𝖽𝖺𝗋𝗒𝖾𝖾𝗅𝗄𝗂𝗒𝗈 • 𝖣𝗎𝗆𝖺𝗋 𝗁𝖾𝖾𝗀𝖺𝖽𝗈𝖽𝖺𝗒 • 𝖡𝗎𝗅𝗌𝗁𝗈 𝗁𝗂𝗂𝗀𝗌𝗂𝗀𝖾𝖾𝖽𝗂𝗒𝗈 • 𝖧𝗈𝗀𝖺𝖺𝗇𝗄𝗂 𝗇𝖺𝖿𝗍𝖺𝗒𝖽𝖺𝗒 • 𝖧𝗎𝖿𝗇𝗂𝖽𝖺 𝖺𝗌𝗅𝗎𝗎𝖻𝗍𝗂𝗒𝗈 • 𝖧𝗈𝗀𝗈𝗅 𝗌𝗈 𝖽𝖺𝗋𝗈𝗈𝗋𝗍𝖺𝗒 • 𝖧𝗂𝗅𝖺𝖺𝖼 𝗌𝗈 𝗂𝖿𝗍𝗂𝗂𝗆𝗂𝗒𝗈 • 𝖧𝗈𝗈𝗒𝖺𝖽𝖾𝗒 𝗋𝗎𝗆𝖺𝖺𝖽𝖾𝗒 • 𝖧𝖺𝗇𝖺𝗇 𝗐𝖺𝖼𝖺𝗇 𝗁𝗈𝗈𝗒𝗈 𝖻𝗂𝗅𝖺𝖺𝗒 • 𝖧𝗎𝖻𝗊𝖺𝖺𝖽 𝗊𝗎𝗋𝗎𝗑 • 𝖣𝗁𝖺𝖺𝗒𝗈 𝗁𝖺𝗀𝖺𝖺𝗒 • 𝖧𝖺𝖽𝖺𝖿𝗄𝖾𝗒𝗀𝖺 𝗀𝗎𝗎𝖽 𝗂𝗒𝗈 • 𝖧𝖺𝗇𝗍𝗂𝖽𝗂𝗂 𝖺𝖽𝗎𝗎𝗇𝗄𝖺𝗒 • 𝖱𝗎𝖻𝖺𝖽𝗄𝗂𝗒𝗈 𝗁𝖺𝗋𝖾𝖾𝗍𝗂𝗒𝗈 • 𝖧𝖺𝗅𝖻𝗈𝗐𝗅𝖺𝗁𝖺 𝗌𝖺𝖽𝗄𝖾𝗒𝖽𝖺𝗒 • 𝖧𝖺𝖽𝗂𝗆𝗂𝗒𝗈 𝗐𝖺𝗑 𝗒𝖾𝖾𝗅𝗂𝗒𝗈 • 𝖱𝖺𝖻𝗂 𝗁𝖺𝗐𝗅 𝖺𝖽𝗎𝗎𝗇𝗒𝗂𝗒𝗈 • 𝖧𝖺𝗅𝗂𝗌𝗍𝗂𝗒𝗈 𝖽𝗁𝗂𝖻𝖺𝖺𝗍𝗂𝗒𝗈 • 𝖧𝖺𝗇𝗊𝖺𝗅 𝗍𝖺𝖺𝗀 𝗄𝗎𝗆𝖺 𝗍𝗎𝗌𝗈                      𝖬y    𝖬om 🫶😘      Subax kasta Alarm ka mobile-ka ayaa I kiciya, Halka ragg kalena Shumis io Hadal macaan lagu kiciyo😂😂. Tollow adn qeybtay ku jirta 😂😂Subax kasta Alarm ka mobile-ka ayaa I kiciya, Halka ragg kalena Shumis io Hadal macaan lagu kiciyo😂😂. Tollow adn qeybtay ku jirta 😂😂
إظهار الكل...
1
Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid, Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @KAAHANOLOSHA @WADNOJACAYL Admin || @Timow1
إظهار الكل...
🫵 KU-DHIIRO 🫵
❤️ HOYGA JCYLKA ❤️
💓 WADNO JCYL 💓
🔮KAHA NOLOSHA🔮
✍XIGMAD SIDE✍
🧠HORMARI HANKAAGA🧠
🫵 U-FIIRSO 🫵
😍HOYGA FARXADA😍
🔮WADOYINKA GUUSHA🔮
🧠AQOON KORDHIYE🧠
💪 DHIIRISO 💪
📖 MAD'XAFKA 📖
🧠OGAAL BULSHO🧠
💪DHAWAR ADEYG💪
🤯MUFAKIR🤯
💪DHIIRIYE💪
🔮HADAFKA NOLOSHA🔮
📖CILMIYEYSI📖
😊CALI CAAD😊
🫵HANKAAGA🫵
😍DOOR BULSHO😍
📖SOM PDF📖
😊BEST IMAGES😊
✍QORMOOYIN✍
🤯MAAN SHIIL🤯
☺️HAFSA ABDI☺️
😶‍🌫MARWO😶‍🌫
😍KHAALID RAAGE😍
🧠MADAALIYE🧠
🧕MUSLIMAH🧕
😊HOYGA NOLOSHA😊
😚DAREENO😚
😍IFKA NOLOSHA😍
🤯KHATAR CAFIMAD🤯
😍JOWHARADA😍
❤️XURMO JACEYL❤️
🤯MAAN MAAL🤯
✍DHAMBAALKA NlSH✍
📔SAMIIR BOOKS📔
❤️ NAGU SOO BIIR ❤️
❤️CAWESKA NOLOSHA❤️
😱 QISAS 😱
❤️ JACEYL ❤️
Afarta Xeer  ee ugu Caansan dunida : 1- Murphy Law ( Xeerka Murphy ) : Mar kasta oo aad ka baqdo in wax dhacaan , waxay u badan tahay in waxaasi dhaco . 2- Kidlin Law ( Xeerka Kidlin ) : Hadii aad qorto problem ama dhibaato ku haysata oo aad si cad u qeexdo , Qeyb kamida Dhibaatadaas sidaas ayaad ku xalkisayba. 3- Gilbert Law ( Xeerka Gilbert ) : Markaad Hawl qabanayso , Jidadka ugu wanaagsan ee loo marayo qabashada hawshaas waa masuuliyadaada oo adiga ayey ku quseysaa ( Ha ka sugin maamulahaaga shaqada kuu dhiibay inuu kuu tilmaamo hawshaas sidaad u qaban laheed ). 4-Wilson Law ( Xeerka Wilson ) : Hadii Mudnaantaada koowaad tahay inaad Aqoon kasbato , Maalka iyo Hantidu  iyagaa Kusoo Aadaya . @hoyga__noolosha
إظهار الكل...
Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid, Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @KAAHANOLOSHA @WADNOJACAYL Admin || @Timow1
إظهار الكل...
🫵 KU-DHIIRO 🫵
❤️ HOYGA JCYLKA ❤️
💓 WADNO JCYL 💓
🔮KAHA NOLOSHA🔮
✍XIGMAD SIDE✍
🧠HORMARI HANKAAGA🧠
🫵 U-FIIRSO 🫵
😍HOYGA FARXADA😍
🔮WADOYINKA GUUSHA🔮
🧠AQOON KORDHIYE🧠
💪 DHIIRISO 💪
📖 MAD'XAFKA 📖
🧠OGAAL BULSHO🧠
💪DHAWAR ADEYG💪
🤯MUFAKIR🤯
💪DHIIRIYE💪
🔮HADAFKA NOLOSHA🔮
📖CILMIYEYSI📖
😊CALI CAAD😊
🫵HANKAAGA🫵
😍DOOR BULSHO😍
📖SOM PDF📖
😊BEST IMAGES😊
✍QORMOOYIN✍
🤯MAAN SHIIL🤯
☺️HAFSA ABDI☺️
😶‍🌫MARWO😶‍🌫
😍KHAALID RAAGE😍
🧠MADAALIYE🧠
🧕MUSLIMAH🧕
😊HOYGA NOLOSHA😊
😚DAREENO😚
😍IFKA NOLOSHA😍
🤯KHATAR CAFIMAD🤯
😍JOWHARADA😍
❤️XURMO JACEYL❤️
🤯MAAN MAAL🤯
✍DHAMBAALKA NlSH✍
📔SAMIIR BOOKS📔
❤️ NAGU SOO BIIR ❤️
❤️CAWESKA NOLOSHA❤️
😱 QISAS 😱
❤️ JACEYL ❤️
In the morning «اللَّهُمَّ إنّي أصبَحتُ أُشهِدُكَ، وَأُشهِدُ حَمَلَةَ عَرشِكَ، وَمَلائِكَتَكَ، وَجَميعَ خَلقِكَ، أنَّكَ أنتَ اللَّهُ لا إلَهَ إلّا أنتَ وَحدَكَ لا شَريكَ لَكَ، وَأنَّ مُحَمَّدًا عَبدُكَ وَرَسولُكَ»
إظهار الكل...
Qofkii ducadan afar jeer aqriga marka uu waaberiisto ama galbaysta Alle waxa uu ka xoreeyaa naarta.
إظهار الكل...