ar
Feedback
🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

الذهاب إلى القناة على Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏              

إظهار المزيد
4 544
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-227 أيام
-14030 أيام
أرشيف المشاركات
In kasta oo ay aamusnaanta fudud tahay, haddana hadalka way ka culus tahay, in kastoo aan dadaal lagu bixin, haddana hadalka
In kasta oo ay aamusnaanta fudud tahay, haddana hadalka way ka culus tahay, in kastoo aan dadaal lagu bixin, haddana hadalka ayaa ka daal badan.😞🥺 #Walalahii aan dar alleh ujeclaayow subax wngzn🥰❤️

Subax wanaagsanna kuwa wanaagga fala oo aan mahadna sugin, kuwa hadalkooda dhawra si aan cidi u dhaawacmin, kuwa dhibaataysan
Subax wanaagsanna kuwa wanaagga fala oo aan mahadna sugin, kuwa hadalkooda dhawra si aan cidi u dhaawacmin, kuwa dhibaataysanna u gargaara.⚡️📌

Hadda ka hor Oday ayaa kuwo tuugo ah masaajidka ku dhibeen markasta kabaha ayey ka xadi jireen maalinkii dambe ayaa odaygii k
Hadda ka hor Oday ayaa kuwo tuugo ah masaajidka ku dhibeen markasta kabaha ayey ka xadi jireen maalinkii dambe ayaa odaygii kawo cusub soo gatey hortiisa ayuuna dhigtey. Nasiib daro imaamkii ayaa sujuuda ku daahay kabihiina waa laga xaday intuu sujuudsanaa markuu arkay in kabihii ay ka maqanyihiin oo lala tagay meeshuu ataxiyaadka ka aqrin lahaa ayuu yiri arag hee arag hee waa xadeene 😂😂😂😂

Maan ogeyn in kelmad macsalaamayn ah ay keeni karto xanuun aad u badan, hadda waxaan ku noolahay macsalaamo maalin kasta.💔😢
Maan ogeyn in kelmad macsalaamayn ah ay keeni karto xanuun aad u badan, hadda waxaan ku noolahay macsalaamo maalin kasta.💔😢 Subax wngzn🥰🥰

Mid Ciyaalla Xaafadda ah baa Facebook kusoo Qoray... Wax dhibaato ah malaha inaad carab la'dahay.... laakiin waxaa Cajiib ah
Mid Ciyaalla Xaafadda ah baa Facebook kusoo Qoray... Wax dhibaato ah malaha inaad carab la'dahay.... laakiin waxaa Cajiib ah in Post Carab la'aan laga dareemaayo aad Facebook soo dhigto.... Isla markiiba Gabar xanaaqsan baa kusoo Comment-gareysay.... Dad islaameed carabtooda inaa ku mashquusho waa lata fiicen yahay wiiloow 😂😂

Inaad iGa dheerata dhib iigu Filanoo iLmadeydii Dhamaysaye Dharaaruhu La.Aanta Dhadham iima Yeeshan.💔😢
Inaad iGa dheerata dhib iigu Filanoo iLmadeydii Dhamaysaye Dharaaruhu La.Aanta Dhadham iima Yeeshan.💔😢

𝕄𝕐 𝕥𝕖𝕒𝕞 𝕛𝕠𝕚𝕟 𝕕𝕙𝕒𝕙 𝕡𝕝𝕫👇🙏 https://t.me/Reporter9

Islaan baa biyihii guriga ka dhamaaden markasey wacatay mid boyadle ah o biyaha ushuba mar allale marku biyahii kenay ee dhaa
Islaan baa biyihii guriga ka dhamaaden markasey wacatay mid boyadle ah o biyaha ushuba mar allale marku biyahii kenay ee dhaamintii ku bilaabay ayaa roob meel u jiray ka yimid markasay islaantii tiri iskadaa biyaha ilahay ba roob ino kenay Kii boyadlaha o careysan baa durba ku yiri ama ilaahay macmiil unoqo ama aniga macmiil inoqo 😂🤣🤣

Dawada hospital ka taal Codkaagaa iiga filan🥺❤️
Dawada hospital ka taal Codkaagaa iiga filan🥺❤️

Sheko gosol bdn Hada kahor midko cabtoy ah baa isagoo bus saaran qaade hees hore oo qadimi ah mrkaasaa nin oday eh lafadhiye
Sheko gosol bdn Hada kahor midko cabtoy ah baa isagoo bus saaran qaade hees hore oo qadimi ah mrkaasaa nin oday eh lafadhiye dhahay "wow caadi maahan heestada 20sano ayaa gadaal ii celise" Mrkaa saa kii cabtooygi aha kudhahay oo adigu meqa jir baa tahay? Ninkii baa kudhahay 40jire Kii cabtoygii Kulahaa "sidee u aragtaa hadii aan heesta mar 2aad kuu qaado oo aan kugu celsho uurka hooyadaa' Cabtooy wax kasta kafilo🤣🤣

Xariif ciyaalka xaafadda ah ayaa xaaskiisa Landon usocotay waxayna ku tiri maxaan hadiyad ahaan kuugu keenaa, Xariifkii wuxuu
Xariif ciyaalka xaafadda ah ayaa xaaskiisa Landon usocotay waxayna ku tiri maxaan hadiyad ahaan kuugu keenaa, Xariifkii wuxuu dhahay hal gabar oo Birish ah hor iigu keen. Xaaskii ayaa safarkii kasoo laabatay, Xariifkii ayaa ku yiri aaway hadiyadaan kuu dirsaday,  Xaaskii ayaa ugu jawaabtay calooshaan kugu sidaa ee sagaal bilood iska sug 😂😂😂😂

Oday marqaan ah ayaa wiilkiisa la dardaarmayay, waxa uu dhahay: Aabe hadii Gabar ay saa'id kuu fiiriso ha umaleynin in ay kaa
Oday marqaan ah ayaa wiilkiisa la dardaarmayay, waxa uu dhahay: Aabe hadii Gabar ay saa'id kuu fiiriso ha umaleynin in ay kaa heshay oo keliya,  waxaa laga yaabaa in ay Ilaahay ku mahdinayso, maadama aysan wax kugu darsanin oo ay amaan ka heshay😂😂

Wanaaga waa wahel waqtigana waa cajiib sidee Nafta rabtay Baan helay Adigana waxaan Kuu Ahaan Doonaa Sidaa rabtid ileen waa r
Wanaaga waa wahel waqtigana waa cajiib sidee Nafta rabtay Baan helay Adigana waxaan Kuu Ahaan Doonaa Sidaa rabtid ileen waa rajadaadee, Riyo kasta oo xageyga ahaateyna waa fursad Qaali aha oo Dareen leh sidaan u raadiyo caafimaadka Ayaan Adigana Rabiga ku weydiistay inaan Ku helo 👩‍❤️‍👩❤️😍✍

Wiil ayaa aabihii ku yiri Aabe maxay timuhu u cadaadaan? Aabihii ayaa yiri wiilkaygiyow marka cunugu dhib sameeyaba waxaa cad
Wiil ayaa aabihii ku yiri Aabe maxay timuhu u cadaadaan? Aabihii ayaa yiri wiilkaygiyow marka cunugu dhib sameeyaba waxaa cadaada tinta aabihiis qayb ka mid ah Wiilkii ayaa markaa yiri hadda ayaan aabe fahmay sababta awoowe timaha u cadaadeen😂😂😂

Jacaylku uma dhexeeyo gabar qurux badan iyo wiil Qurux badan.❤ Jacaylku wuxuu udhaxeeyaa laba Qalbi❤💕💑
Jacaylku uma dhexeeyo gabar qurux badan iyo wiil Qurux badan.❤ Jacaylku wuxuu udhaxeeyaa laba Qalbi❤💕💑

Josephine Myrtle Wa Gabar Mareykan Ah Waxay Dhalatay 1868 Waxayna Lahayd 4 Lugood Ayado Sidaas Ay Tahay Waala Guursadey. Waxa
Josephine Myrtle Wa Gabar Mareykan Ah Waxay Dhalatay 1868 Waxayna Lahayd 4 Lugood Ayado Sidaas Ay Tahay Waala Guursadey. Waxa aad Ka Fakareyso Ayaan Aniguba Ka Fakarayaa😄 ninkaas hadda ma sidaas buu labo xaasle ku ahaa?🤔😂😂

MAHADSANIDIIN MALAAYIN MAR SIDA QURUXDA BADAN AAD IGAARSIISEN 2OO SUBSCRIBERS AH WAXAA RAJEENA TEAM JEESTOLE INTAA IYO IN KAB
MAHADSANIDIIN MALAAYIN MAR SIDA QURUXDA BADAN AAD IGAARSIISEN 2OO SUBSCRIBERS AH WAXAA RAJEENA TEAM JEESTOLE INTAA IYO IN KABADAN INAA WADA GAARI DOONO ANAGOO CAFIMAAD QABNA🥰❤️🙏

Jaceylka dhabta ah waa wax aan dhamaanteen jecel nahay inaan helno oo laqadariyo, laakiin hadaan nahay dad ma aragno jaceylka
Jaceylka dhabta ah waa wax aan dhamaanteen jecel nahay inaan helno oo laqadariyo, laakiin hadaan nahay dad ma aragno jaceylka dhabta ah ilaa uu ka baxo.💔😢