🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
الذهاب إلى القناة على Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
إظهار المزيد4 554
المشتركون
-224 ساعات
-267 أيام
-14830 أيام
أرشيف المشاركات
Dadka foosha xun way ka dadaal badanyihiin kuwa qurxan xiliga shukaansiga waana sababta aan habeen walba dhafarka u ahay 😂😂😂
Subx wngzn qaRaabo
Gabar aad rabtid in aad shukaansatid, aa iska kaa dheheyso, “walaalkey Aa ithy ”.
Markaasaa qac makaa yeertaa 😂💔
Wa salamY inta Wali singlka ah✌️🤣
Gabar iga qosliso kursigan horteda yaalo so fadhisato koobkeda shaxa nah ayada iska bixisa raba🤔
Hbn wngzn culumo🫡
Nin odey ah ayaa mid cabtooy ah diiq kasoo gatay odegii wuxu arkay diiqa inuu yeereynin cabtoygii ayuuna uceliyey wuxuuna ku dhahay diiqaan salad subixii ma aadaamyo oo ma yeeraayo
Cabtoygii diiqii ayuu Qabtay dhinacyad ayuu ugad gadiyey kulahaa sorry odey Imaama kii ayaan kaa gaday hadda ayaan mid mu'adim ah kuugu bedelayaa😂😂🤣🤣🤣
▪︎Niyadaada macan
▪︎Hadaan dhawacay
▪︎Damiirku ima siinayo
▪︎Adoo iiga xanaqsan
▪︎Ama iga xanuunsan
▪︎inee nafteydu riyaaqdo
▪︎iima suuragaleyso'ee
▪︎Raali gareen baan sidaa
▪︎Mcn callka iga qawo plz
▪︎Qaladkastaa anaa leh
▪︎Dambigeegga waan
▪︎Qiranayaa ee mcn ila hdl!!!.
Sheeko qosol badan 😂😂
Islaan reer mudug ah aya muxadiro kaso maqashay in malaigta midigta saran ay qorti ajarka tan bidixna xumanta islanti gurigi markay aday ayay salad tukaty saa markay salaada kasi baxysay ayay tiri asalamaclykum waraxma tulaaah tii midgtii naxariis ayay ku egtay maligti bidixday ka tiri asalamclykum ayay indhaha ku gubtay garabkedi bidix 😂😂😂🥵

Sheeko qosol badan😂😂😂😂😂😂
Aniga oo dhax maraya suuqa dhaxdisa ayaan waxaan arkay gabar aan shekeysan jirnay saddex sano kahor oo wiil la socoto suuqa dhaxdiisa waan gartay markiiba in uu yahay saxiibked ama ninkeeda isla markiiba waan kala wareegay oo waxaan afka aadiyay supermarket iga dambeyay xoogaa kadib wey iga soo daba gashay iyada iyo saxiibkeda salan kadib si jees jees ah ayay ii dhahday gadasheyda gabar kale ma aadan helin soo ma ahan anna inta aa qoslay baan ninkii supermarketka ku dhahy waxad iga iibisa kartood xafaayad ah iyo canihii ciyalaka lacagtiina waan siyay aniga oo afka ka dhoola cadeynaya ayan kasoo tagay meesha sxpadeydana indhaha ay taagayso bey iga sii daba hadleysay uma anan jawabin wuxuu yiri hada guriga ayan jooga oo waxa aan radinaya qof iga iibsada kartoonka xafayada iyo canaha waayo cid isticmaleyso majirto ku xumeea ayay iga eheed yaqeey😂😂😂🤦♂ lacg tanna waxan islaha kabo kusoo iibso timahana kusoo jaro
Hadana hooyo ayaa ileh yawaye naagtan aa qabto oo anan ogeen awayna ciyal kii aad usoo iibisay canahaan iyo xafayada😂😂😂 walee ninkaas waxbaa helay😂😂😂😂😂
Aniga oo dhax maraya suuqa dhaxdisa ayaan waxaan arkay gabar aan shekeysan jirnay saddex sano kahor oo wiil la socoto suuqa dhaxdiisa waan gartay markiiba in uu yahay saxiibked ama ninkeeda isla markiiba waan kala wareegay oo waxaan afka aadiyay supermarket iga dambeyay xoogaa kadib wey iga soo daba gashay iyada iyo saxiibkeda salan kadib si jees jees ah ayay ii dhahday gadasheyda gabar kale ma aadan helin soo ma ahan anna inta aa qoslay baan ninkii supermarketka ku dhahy waxad iga iibisa kartood xafaayad ah iyo canihii ciyalaka lacagtiina waan siyay aniga oo afka ka dhoola cadeynaya ayan kasoo tagay meesha sxpadeydana indhaha ay taagayso bey iga sii daba hadleysay uma anan jawabin wuxuu yiri hada guriga ayan jooga oo waxa aan radinaya qof iga iibsada kartoonka xafayada iyo canaha waayo cid isticmaleyso majirto ku xumeea ayay iga eheed yaqeey😂😂😂🤦♂ lacg tanna waxan islaha kabo kusoo iibso timahana kusoo jaro
Hadana hooyo ayaa ileh yawaye naagtan aa qabto oo anan ogeen awayna ciyal kii aad usoo iibisay canahaan iyo xafayada😂😂😂 walee ninkaas waxbaa helay😂😂😂😂😂😂
✨️🏆 KA FAA'IDAYSI WANAAGSAN🏆✨️
🎉 @KOOXDA_SIYAADSO 🎉
🔷️ [ WAX WALIBA EBER { 0 } AYEY KA BILOOWDAAN ]
■ DIINI🕌 ■
🌻 @QULUUBTA
🌻 @AQOONYAHAN1
🌻 @SAAAFI114
🌻 @ATUUNNUUR
🌻 @WANAAGFIDIYE
🌻 @quraan103
🌻 @Kbciy
🌻 @CHANELTITANIC
🌻 @abuhisham112
🌻 @Sabiil40
■ XIKMADO🧠 ■
🏆 @ASMAKADIYE
🏆 @FAHANGUUD
🏆 @MUFAKAR1
🏆 @XIGMADLE
🏆 @GARAADKOBOC
🏆 @DRSFARDOWSA
🏆 @HAMIGENA
🏆 @Hoygaaqoonta2
🏆 @SALMAXIKMAWI
🏆 @hoyganoolashachannel
🏆 @xikmado_iyo_sugan_6
🏆 @noloshuwaahalgaan
🏆 @kaahanolosha
🏆 @xikmadside2023
■ DHIIRIGALIN🗣 ■
✨️ @HLGANKA
✨️ @ABDITAHAD
✨️ @Nuurka_Nolosha
✨️ @NUCAYM24
✨️ @ifinoloshaada
✨️ @Murti_maal
✨️ @dhiirigaliyaha_nolasha1
✨️ @MASKAX_KAAB
✨️ @hamdimohamed44
✨️ @CILMIYEYS
✨️ @HogaankaNolosha
✨️ @dhaxalrebchannel
✨️ @Xikmaawi_15
✨️ @fahanka6
✨️ @WADADAGUUSHA1
✨️ @Sakhaawi1
✨️ @fordawsafiican1
■ ORAAHYO✍️🌼 ■
✍️ @BAYAANKA_NOLOSHA
✍️ @IFIYE2222
✍️ @Anwarmedia88
✍️ @reporter2
■ JACAYL💖 ■
💝 @AADAN123 #ERAYO_JACAYL
💝 @ROYAAL_CHANNL
💝 @Qalpijaceyl42
💝 @darajo24
💝 @JEESTOLE12
💝 @Fuaadcarab
💝 @weheljaceY
💝 @bilicdawaayaha
💝 @wadnojacayl
💝 @mirojaceyl
💝 @fariimojaceyl1
💝 @jacayl_aan_dhamaanayn
■ CILMI-BAARIS🔎 ■
🔍 @fududeeye209
🔍 @fududeeye209
🔎 @teamkhibra
🔎 @teamkhibra
■ BUUGAAG📚 ■
📚 @Hamda_Nour
📚 @Hamda_Nour
📚 @somalibooks10
📚 @somalibooks10
HABAYN WANAAGSAN 🌃🥰
-------°○-----------------•●-------------------
Channel ku daridda iyo wixii faah-faahin ah ka eeg
● @KOOXDA_SIYAADSO
Gudoomiye @Mr_siyaadso
---------- 🔝-------------°○----------------•●
SPONSORED BY:
🥇 @QULUUBTA
🥈 @dhiirigaliyaha_nolasha1
🥉 @NOLOSHUWAAGUUL
🏅 @Qalpijaceyl42
🎖 @AADAN123
🪀 @HLGANKA
☆ DHAMAAD ☆
https://t.me/NUCAYM24
Iga Qaado tan
1=: furaha guusha waa naftaaDa oo ka adkaato 🫡🫡
2=: fuRaha farxdu waa waxa heysato ku qancdo😘😘
3=: furaha raaxadu wa danbi aaD ka fogato 🙅♂️🙅♂️
4=: fuRaha dagnantu wa inaa Dadka ku mashquulin 🤐
5=: aQristaheyga indhaha wa wenow wa ku salamY 🤝waxba ha isofirinine 😄
Repost from 𝗦𝗔𝗫𝗜𝗣 𝗞𝗔 𝗕𝗨𝗟𝗔𝗦𝗛𝗔 𝗗𝗔👨👨👧👦
Bugaag PDF ah hadii aad u baahantahay nagu soo biir join dhahha
☝️☝️☝️
Ma Joojinaayo inaa Kaa walwalo markaste sababtoo ah waxa Tahay Qof Muhiim Ii ah aniga mana Rabo Inaa Ku waayo hal daqiiqa Xitaa😍❤️
𝔻𝕦𝕙𝕦𝕣 𝕨𝕒𝕟𝕒𝕒𝕘𝕤𝕒𝕟 ♻️
Repost from MASKAX🧠MAAL📖
𝐂𝐀𝐀𝐖𝐎 𝐈𝐎 𝐇𝐀𝐁𝐄𝐄𝐍 𝐊𝐋𝐄 💕🌺
( 🔥🔥🔥𝐃𝐀𝐀𝐈𝐘𝐄𝐇🔥🔥🔥🎙) 🔥❤️ 𝐒𝐀𝐀𝐁𝐈𝐑 🎙𝐀𝐍𝐃 🎙ZACK🔥❤️
♡ ㅤ ❍ㅤ ⎙ ⌲
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢᵃᵛᵉ ˢʰᵃʳᵉ
❍━━━━━━━ლ━━━━━━━❍
𝐌𝐀𝐒𝐑𝐀𝐗𝐀 𝐓.𝐄🤹♂️🎼
ლ━━━━━━━❍
²𝐋𝐄𝐀𝐆𝐍𝐃𝐇𝐈𝐒 😈🎲
ლ━━━━━━━❍ًًًً
𝐒𝐎𝐘 𝐒𝐎𝐘 𝐓𝐄𝐀𝐌20:00
ლ━━━━━━━❍
B::🅱︎.SAXAN🍽 VS QAANDO🥄
ლ━━━━━━━❍
https://t.me/joinusteamentertainment
F.g wll qalbi si Barnamijka qurux noogu noqdo haso furan megg🤍❤️🎤
𝐆𝐎𝐎𝐁𝐓𝐀 : ᴛ.ᴇ
❍𝐊𝐋𝐘 𝐍𝐀𝐋 𝐂𝐀𝐖𝐄𝐄𝐘 🔥𝐀𝐃𝐈𝐍𝐃𝐇𝐈𝐌𝐀𝐍 🜸🔥
𝐅𝐚𝐱𝐞𝐚𝐱 𝐫𝐨𝐦𝐚𝐧𝐭𝐢𝐜 𝐦𝐚 𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐚𝐝𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐦𝐞𝐱𝐞𝐞𝐞 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐡𝐞𝐞𝐞😂😂😂😂😂
𝐇𝐚𝐛𝐞𝐧 𝐰𝐚𝐧𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐚𝐬𝐱𝐩𝐭𝐚
• . " Akhriska waxa uu ku gaadhsiiyaa, qarniyadii tagay, dadyowgii aqoonta lahaa e' adduunka soo marray. "
• .
•
•
• . "Dhis naftaadda iyo noloshaada waa ay dhismi inta kalle oo idil. "
Guurso Naag Ilko la.aan eh
Maxaa yeeLay uqosLi mayso
Qof aan adika ahyn😁😁
Ma isku racnaY warkas
Xiriirka Aduunka ugu Adag waa xariirka ka Dhaxeeyo Dumarka iyo Lacagta 💵🐑🥺!
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 