ar
Feedback
🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

الذهاب إلى القناة على Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏              

إظهار المزيد
4 557
المشتركون
-824 ساعات
-307 أيام
-14930 أيام
أرشيف المشاركات
Repost from N/a
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan ma kaaga baxay raadinta Kanaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan ma kaaga baxay raadinta Kanaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay haa waxan halkan kuugu soo xulay aqriste channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kasta leh..! 😎 Sharaf iyo karaamo ku soo dhawow wll qacmo furan iyo qalbiyo kaa raali ah 🫀✨😍

Sxpkan oo kale maxa ladhihi kara😂😂😂

Repost from N/a
Telegram Ma iska Joogtay Adiga oo waqti badan kaga lumayay Hadana Ma waysanayd Meel aad ka heshid Channals Telegram oo Faa'iido u leh Noloshaada Haday Jawabtada Tahay haa halkaan waxa kuso xulay channals ayaan ku haynaa Ee ka Faa'ideyso

Hadda kasoo daawo link hoose 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/+tlchJIw5Ig0zYjA0 https://t.me/+tlchJIw5Ig0zYjA0 https://t.me/
Hadda kasoo daawo link hoose 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/+tlchJIw5Ig0zYjA0 https://t.me/+tlchJIw5Ig0zYjA0 https://t.me/+tlchJIw5Ig0zYjA0 JION sodhaha asxpta rera filim👆

Dhamaanteen aan ku wada salino nabiga salalaahu caleyhi wasalam ألهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ا
Dhamaanteen aan ku wada salino nabiga salalaahu caleyhi wasalam ألهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

Repost from N/a
Telegram Ma iska Joogtay Adiga oo waqti badan kaga lumayay Hadana Ma waysanayd Meel aad ka heshid Channals Telegram oo Faa'iido u leh Noloshaada Haday Jawabtada Tahay haa halkaan waxa kuso xulay channals ayaan ku haynaa Ee ka Faa'ideyso

Repost from N/a
Wᴀxᴀᴀɴ ʜᴀʟᴋᴀɴ ɪsᴋᴜɢᴜ ᴋᴇᴇɴᴀʏ ᴀǫʀɪsᴛᴇ Kᴀɴᴀᴀʟᴏ xᴜʟ ᴀʜ Oᴏ ᴜᴛᴀᴀɢᴀɴ ʜᴀᴅʜ ɪʏᴏ ʜᴀʙᴇᴇɴʙᴀ sɪᴅɪɪ ᴀʏ ʙᴜʟsʜᴀᴅᴏᴏᴅᴀ ᴜɢᴜ ғᴀᴀɪᴅᴇʏɴ ʟᴀʜᴀᴀʏᴇᴇɴ ᴜ ᴡᴀᴄʏɪ ɢᴀʟɪɴ ʟᴀʜᴀᴀʏᴇᴇɴ ᴜ ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ ʟᴀʜᴇʏᴇᴇɴ, Sʜᴀʀᴀғ ɪʏᴏ ᴋᴀʀᴀᴀᴍᴏ ɴᴀɢᴜ sᴏᴏ ʙɪɪʀ ᴏᴏ ᴋᴀᴍɪᴅ ʙᴀʜᴡᴇʏɴᴛᴀ ɴᴀɢᴜ xɪʀᴀɴ 🙂✨👇

Nimcan Hilac Marbu Heesay Ayuu Yiri : "Walbahaarka Caashaqa Dhalashaa Ka weynoo -Wadnayaal Isjecelbaa Isweedaarta Noloshee -H
Nimcan Hilac  Marbu Heesay Ayuu Yiri :  "Walbahaarka Caashaqa Dhalashaa Ka weynoo -Wadnayaal Isjecelbaa Isweedaarta Noloshee -Haduu Wadaa Jirkii Lumay -Waqtigiyo Dharaaruhu Kala Weecad keeneen -Wiilkuu Calafkuu Dabaday -Wehel Kaaga Dhigay Runaa -Waligaa La Nolow -Wadar Ubad Ah Kala Hela ❤️🥺 Isku Day Qofkaan Markii Uu Waqtigiina Dhamaado Inaad Ku Kala Tagtaan Wanaag Markastana Urajee Nolol Fiican 💔

Sidee u xanuun badan tahay markaad dareento inaad ku culus tahay quluubta dadka qaarkood, oo aad adna ka welwelsan tahay farx
Sidee u xanuun badan tahay markaad dareento inaad ku culus tahay quluubta dadka qaarkood, oo aad adna  ka welwelsan tahay farxaddooda.🥺💔😢

✨️🏆 KA FAA'IDAYSI WANAAGSAN🏆✨️ 🎉 @KOOXDA_SIYAADSO 🎉 🔷️ [ WAX WALIBA EBER { 0 } AYEY KA BILOOWDAAN ] ■ DIINI🕌 ■ 🌻 @QULUUBTA 🌻 @AQOONYAHAN1 🌻 @SAAAFI114 🌻 @ATUUNNUUR 🌻 @WANAAGFIDIYE 🌻 @quraan103 🌻 @Kbciy 🌻 @CHANELTITANIC 🌻 @abuhisham112 🌻 @Sabiil40 ■ XIKMADO🧠 ■ 🏆 @ASMAKADIYE 🏆 @FAHANGUUD 🏆 @MUFAKAR1 🏆 @XIGMADLE 🏆 @GARAADKOBOC 🏆 @DRSFARDOWSA 🏆 @HAMIGENA 🏆 @SALMAXIKMAWI 🏆 @hoyganoolashachannel 🏆 @noloshuwaahalgaan 🏆 @kaahanolosha 🏆 @xikmadside2023 🏆 @tareenkanolasha 🏆 @aqon_kaabe1 🏆 @QADARXIKMAWI 🏆 @kabtanhaaraxikmawi 🏆 @murtimaal1 ■ DHIIRIGALIN🗣 ■ ✨️ @HALGNKA ✨️ @Sigma_male23 ✨️ @ABDITAHAD ✨️ @Nuurka_Nolosha ✨️ @ifinoloshaada ✨️ @Murti_maal ✨️ @dhiirigaliyaha_nolasha1 ✨️ @Indho_Jacayl1 ✨️ @hamdimohamed44 ✨️ @CILMIYEYS ✨️ @HogaankaNolosha ✨️ @dhaxalrebchannel ✨️ @fahanka6 ✨️ @Sigma_male22 ✨️ @WADADAGUUSHA1 ✨️ @Sakhaawi1 ✨️ @fordawsafiican1 ✨️ @qalbi_dhaye1 ✨️ @wehelkabulshada ■ ORAAHYO✍️🌼 ■ ✍️ @BAYAANKA_NOLOSHA ✍️ @IFIYE2222 ✍️ @Anwarmedia88 ✍️ @reporter2 ✍️ @zainasharafchannel ✍️ @Besty_photos ■ JACAYL💖 ■ 💝 @AADAN123 💝 @ROYAAL_CHANNL 💝 @Qalpijaceyl42 💝 @darajo24 💝 @Xurmo_Caashaq 💝 @Fuaadcarab 💝 @weheljaceY 💝 @bilicdawaayaha 💝 @wadnojacayl 💝 @mirojaceyl 💝 @fariimojaceyl1 💝 @Caashaq ■ CILMI-BAARIS🔎 ■ 🔍 @fududeeye209 🔎 @teamkhibra 🔍 @LIVEGOOD34 🔍 @madxafkataariiqda ■ BUUGAAG📚 ■ 📚 @Hamda_Nour 📚 @sompdfbooks 📚 @fikradiyobuug 📚 @ILEYS93 📚 @Nuxurka_Buugaagta HABAYN WANAAGSAN 🌃🥰 -------°○-----------------•●------------------- Channel ku daridda iyo wixii faah-faahin ah ka eeg ● @KOOXDA_SIYAADSO Gudoomiye @Mr_siyaadso ---------- 🔝-------------°○----------------•● SPONSORED BY: 🥇 @QULUUBTA 🥈 @dhiirigaliyaha_nolasha1 🥉 @Qalpijaceyl42 🏅 @AADAN123 🎖 @HALGNKA ☆ DHAMAAD ☆ https://t.me/Quluubta

*Cidna ma fahmi doonto gudahaga dapka ka shidan kaliya waxay arki karaan dhoolacadeyntaada 😢💔*
*Cidna ma fahmi doonto gudahaga dapka ka shidan kaliya waxay arki karaan dhoolacadeyntaada 😢💔*

*Cidna ma fahmi doonto gudahaga dapka ka shidan kaliya waxay arki karaan dhoolacadeyntaada 😢💔*
*Cidna ma fahmi doonto gudahaga dapka ka shidan kaliya waxay arki karaan dhoolacadeyntaada 😢💔*

Gabar Huruda ayaa Habeenkii waxey ku Qarweysay Magaca Yaasiin, yaasiin, yaasiin. Yaasiin waa Wiil ay Gabadhu Saaxiib ahaayeen
Gabar Huruda ayaa Habeenkii waxey ku Qarweysay Magaca Yaasiin, yaasiin, yaasiin. Yaasiin waa Wiil ay Gabadhu Saaxiib ahaayeen oo ay aad u jecleyd. Haddaba, Aabaheed oo soo jeeday Xilligaasi ayaa maqlay Gabadhiisa oo leh Yaasmiin, yaasiin, kolkaas ayuu ku Qeyliyey Cod dheer, isagoo leh Naayaa waa kuma Yaasiinka aad sheegeysid ?. Intey dareentay inuu Aabaheeda ku qeylinaayo ayey Sheekada u beddeshay oo ay tiri (Wal Qur'aanil Xakiim). Odaygii intuu yaabay oo illin ka timid ayuu yiri:- Istaqfirullaah, Gabadheydu waa ilma Xalaal ah, oo Qur'aanka ayeyba ku Qarweysaa 😂 Waad ku qarwi kartaa Taliyaha iyo Madaxweynaha xitaa qofka aad jecashahay balse  sheekadaada  xal u hel oo aad ku baxsan karto  ! 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

Xasuus baan daawadaa Qoraaldeyniyo waxaan dib U dhageystaa codkaadii duubnaa Waxan sugaa fariin dabacsan Ka timid xagaaga ina
Xasuus baan daawadaa Qoraaldeyniyo waxaan dib U dhageystaa codkaadii duubnaa Waxan sugaa fariin dabacsan Ka timid xagaaga inaan daalacdo Awood ha daan isbidi karo Darbiga inoo dhaxeeyaan jabin laa💔😭😢😩

Waa igu adag tahay inaan saacado ku waayo, taas waxaan u leeyahay oo sabab ah, qalbigayga. Waxaa igu adag joojinta daqiiqadih
Waa igu adag tahay inaan saacado ku waayo, taas waxaan u leeyahay oo sabab ah, qalbigayga. Waxaa igu adag joojinta daqiiqadihii aan wada qaadanay, waxaase taa iiga sii adag inaan ku waayo adiga. Xusuusteyda iyo maskaxdeyda ayaad meel adag ka degan tahay.🤌🏽🥺💗

Repost from N/a
Kooxda 𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠 waxay kaa caawin kartaa in uu channelkaaga u kobco sida ugu dhaqsiyaha badan📌 ┏━━━━━| |━━💎━━┓ 💎 𝗦�
Kooxda 𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠 waxay kaa caawin kartaa in uu  channelkaaga u kobco sida ugu dhaqsiyaha badan📌 ┏━━━━━|           |━━💎━━┓ 💎 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗🎖️ ➪  𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜 𝗕𝗢𝗢𝗞𝗦 📚📕🥰 ➪ 𝗛𝗔𝗟𝗚𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗡𝗢𝗟𝗢𝗦𝗛𝗔🏅😍 ➪ 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 𝗠𝗔𝗔𝗟📚📕🎧 ➪  𝗠𝗔𝗔𝗡 𝗗𝗛𝗔𝗬𝗘😍❤️✍️ ┗━━━━|            |━━━💎━━┛

Sheeko qosol Badan Oo Gaban ila aqriso in yar😅😅 Xaliimo ayaa filimaanta hindiga aad u daawan jirtey Oo ramantic iska dhigey
Sheeko qosol Badan Oo Gaban ila aqriso in yar😅😅 Xaliimo ayaa filimaanta hindiga aad u daawan jirtey Oo ramantic iska dhigeysey ayaa ninkeeda oo jiifo habeen barkii Toosisey, kuna tiri waxaan ku waydiinayaa xabiibi,.... Jacaylku ma seexdaa  habeenkii ?                          mise Habeenka ayaa seexda jacayl dartii ?                           mise Aniga iyo habeenkuba jacayl aan seexan ayaa nahaya Ma is tiri ????🤔😱 Faarax oo Hurdo Meel fiican u mareysey kana soo toosey ayaa ku yidhi 😛🙆‍♂️ Xabiibti Ma waxaad dooneysaa furiin  ?                      Mise Furiinka ayaaba adiga ku doonaya ? Mise adiga iyo furiinkaba laba is doonayso ayaa tihiin ? Deg-deg ayey u seexatey iyada oo aqrineysa yaasiinka iyo iqlaas kuna cel-celineysa subaxanallaah xaaji raali noqo🤪😅😅 Farah somaali is not easy😆😆😆

"𝗞𝗮𝗹𝗶𝗻𝗶𝗺𝗼 𝗺𝗮 𝗮𝗿𝗸𝗮𝘆𝘀𝗶𝗱 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝘁𝗼 𝗮𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗾𝗮𝘆𝗯 𝗸𝗮 𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗼𝗹𝗼shey𝗱
"𝗞𝗮𝗹𝗶𝗻𝗶𝗺𝗼 𝗺𝗮 𝗮𝗿𝗸𝗮𝘆𝘀𝗶𝗱 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝘁𝗼 𝗮𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗾𝗮𝘆𝗯 𝗸𝗮 𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗼𝗹𝗼shey𝗱𝗮 𝗺𝗮 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗼 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗶𝗻𝘂 𝗿𝘂𝘂𝘅 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮𝗱𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗮 𝗸𝘂 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗮𝗮 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗮𝗮𝘀𝗼 𝗸𝗮 𝗾𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗻𝘁𝗶𝗱𝗮 𝗱𝘂𝗻𝗶𝗱𝗮 𝘁𝗮𝗮𝗹𝗮"😭❤️🫶💋😘🫀