🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
الذهاب إلى القناة على Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
إظهار المزيد4 549
المشتركون
-224 ساعات
-267 أيام
-14830 أيام
أرشيف المشاركات
Repost from Himilo org
I'm on Instagram as @miski_dheyman. Install the app to follow my photos and videos. https://instagram.com/miski_dheyman?igshid=OGY3MTU3OGY1Mw==
Daneynta xad-dhaafka ah waxaad ku waayeysaa karaamadaada.. iska jir in aad ubaxyo badan ku hor tuurto qof aan laheyn indho uu ku arko ubaxyadaas quruxdooda iyo san uu ku udgoonsado ubaxyadaas caraftooda.
Daneynta xad-dhaafka ah waxaad ku waayeysaa karaamadaada.. iska jir in aad ubaxyo badan ku hor tuurto qof aan laheyn indho uu ku arko ubaxyadaas quruxdooda iyo san uu ku udgoonsado ubaxyadaas caraftooda.
Badanaa waxeyno Aragnaa Qalbiyo kala Fog misana matala Iney yihiin Hal Ruux balse xaqiiqda Jirtaa waxey tahay Dunida Halka Dareen laga Qaadan karo waa Dareenkaga Aniga Dalxiis ahaan waxaan u, Egaa sawiradada Quruxda badan hadalkagana waa ka macaan badan yahay Dhawaaqa Boqortooyada❤️
《Duhur wngsan》
𝐂𝐀𝐀𝐖𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐁𝐄𝐄𝐍 𝐊𝐀𝐋𝐄 𝐎𝐎 𝐃𝐀𝐇𝐀𝐇𝐁𝐈 𝐀𝐇 🔥
𝐃𝐀𝐀𝐃𝐈𝐇𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 :ZACK NAIkE 🔥🎤
Dj:SAABIR NIN ADAG🔥🪕🎸
𝐁𝐀𝐑𝐍𝐀𝐀𝐀𝐌𝐈𝐉𝐊𝐀 : 🅱️::ᴶᴬᶜᴱᴸᴷᴬ💓ɪɴᴛᴇʀɴᴇᴛᴋᴀ🛸
Dᴀɴʙᴇʏᴇ Cᴀʟᴀꜰ ᴍᴀʟᴀʜɴ Dᴏǫᴀɴɪ Mᴀɢᴀʀᴀɴᴀʏᴏ Yᴀᴀɴᴀ Lᴀɢᴀ Bᴜᴜxɪɴ Mᴀsʟᴀxᴀ Hᴀʏᴀᴀʏ❤️
https://t.me/joinusteamentertainment
𝐆𝐎𝐎𝐁𝐓𝐀 : ᴛ.ᴇ
𝐖𝐀𝐐𝐓𝐈𝐆𝐀 : 8:00ᴘᴍ
🍀 " 𝕂𝔸𝔸𝕃𝔸𝕐 𝕆𝕆 ℕ𝔸𝕃𝔸 ℂ𝔸𝕎𝔼𝔼 "☘
"Guurso intaad yartahy, waayo haddii Aad weynaato waad caqli badnanaysa, qofka Caqliga Badana Ma guursado."
waxaan maqlay qof dhahaayo weedha ah marnaba kaa tagimaayo wax walba oodhaca Aad baan u dhoolla caddeeyey oo waxaan idhi,
Waxaan soo xusuustaa qof aniga igu yidhi marwalba oo aan erayadaan maqlo!!💔😔😥
{{ ZUBX WNGSAN }}
Oday reer mudug baa Isagoo masajid ku tukanaya markii salada laga baxay aya lagu yiri no ducey
Intuu istagay buu yiri
( kuwaan aakhiro gablamin jirkooduna cadaabta gubin.guulow naga yeel dhaman)
Saa imamki baa yiri waa hestii farxiya fiska
Odaygii intuu qoslay buu yiri ileen waad dhageystaa heesaha.
Jointu lacag magaga baxaysa ee pagekan join ii soodheh 🤣🤣🤣
❗️Becky Cox oo u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa guursatay roogaga. Gabadhu waxay nafteeda u dhigataa sidii shay aan noolayn (waxaa soo jiitay walxo aan noolayn).
Arooska, dhalinyarada waxaa la siiyay sahayda alaabta rooga lagu nadiifiyo inta ay nool yihiin.
Anagane wax jeex nagu sharfo ba la'nahay aygiine roog iyo wax lamida bey raadsanayan 😅war la'iskuma hayo wllhi kkkkk
Sheeko Juxa iyo Geerida😂😂😂
Maalin maalmaha ka mid ah ayuu Juxa ka qayb galay aas dad badani isugu yimaaddeen, raggii aaska ka soo qayb galay mid ka mid ah oo Juxa ku ogaa in uu si aad ah uga baqo geerida, ayaa Juxa weydiiyey:
Juxoow: in maydka la hor socdo iyo in ladaba socdo midkee aamin ah?😂😂
Ninkii waxuu filayey in Juxa baqan doono oo cabbaar ka fikir doono labada dhinac ee la sheegay, kan aaminkana u dhow, laakiin su‘aashaas waxa uu Juxa uga jawaabay si kale oo xikmad badan leh.
Juxa asigoo hadalkiisa ka jawaabayo ayuu ku yiri ninkii:
Halka aad doonto ka soco mar haddii aanad ahayn kan naxashka ku jira😂😂😂
*Maalin cusub nolol cusub maalin walbo waxey wadataa imtixaan gooni ah hada nabad kusoo kacday Hada ilaawin rabigaaga inaad u mahad celiso Alxamdullilah❤️🥰🤲*
Sabaaxul khayr💯🌄🤚✨
Farxada aduunka ee lagu sheegaya waa adigoo hela qof aad dhib iyo dhefba wadagtaan isku sir qarsataan iskuna kalsoon tihiin❤️💯
Diiwaanka adduunka ee tirada guurka waxaa iska leh wadaad lagu magacaabo Glenn Wolfe. Wuxuu guursaday 29 jeer wuxuuna dhintay guurkiisii 30-aad 😮
Iskoorkan qof soomali ah jabin karo mala hela 😁?
Dadka oo dhan marka ay is baranaayaan🥹
Hadey runta isku sheegi lahaayen🥹😩
Qof walbana nolashiisa dhanbta ka run shegi laha😢❤️🩹🥰
Lama arki laheen😢🥹💔👥
Laba qofood oo dadka isku jeclaa😥😩
Markey wadada iskaga hor imadaan
Iney is inkiraan😩🥺
{{{ Duhur wngsan asxpta}}}
Maxaa ka xun adigoon lagu jecleen🥹 in jaceel laguu muujiyo jaceyl been ah🥹
Adiguna aad u qaadato in lagu💔 jecel yahy🥹
Jaceylu qalbiga dhaqsi kama soo 🥹go oh🥹
Qof aadan jeclena waan ku jeclahy 🥹ha dhihin🥹
[[ Zbx Wngsan 🌺...]]
✨️🏆 KA FAA'IDAYSI WANAAGSAN🏆✨️
🎉 @KOOXDA_SIYAADSO 🎉
🔷️ [ WAX WALIBA EBER { 0 } AYEY KA BILOOWDAAN ]
■ DIINI🕌 ■
🌻 @QULUUBTA
🌻 @AQOONYAHAN1
🌻 @SAAAFI114
🌻 @ATUUNNUUR
🌻 @WANAAGFIDIYE
🌻 @quraan103
🌻 @Kbciy
🌻 @CHANELTITANIC
🌻 @abuhisham112
🌻 @Sabiil40
■ XIKMADO🧠 ■
🏆 @ASMAKADIYE
🏆 @FAHANGUUD
🏆 @MUFAKAR1
🏆 @XIGMADLE
🏆 @GARAADKOBOC
🏆 @DRSFARDOWSA
🏆 @HAMIGENA
🏆 @Hoygaaqoonta2
🏆 @SALMAXIKMAWI
🏆 @hoyganoolashachannel
🏆 @xikmado_iyo_sugan_6
🏆 @noloshuwaahalgaan
🏆 @kaahanolosha
🏆 @xikmadside2023
■ DHIIRIGALIN🗣 ■
✨️ @HLGANKA
✨️ @ABDITAHAD
✨️ @Nuurka_Nolosha
✨️ @NUCAYM24
✨️ @ifinoloshaada
✨️ @Murti_maal
✨️ @dhiirigaliyaha_nolasha1
✨️ @MASKAX_KAAB
✨️ @hamdimohamed44
✨️ @CILMIYEYS
✨️ @HogaankaNolosha
✨️ @dhaxalrebchannel
✨️ @Xikmaawi_15
✨️ @fahanka6
✨️ @WADADAGUUSHA1
✨️ @Saakhawi
✨️ @fordawsafiican1
■ ORAAHYO✍️🌼 ■
✍️ @BAYAANKA_NOLOSHA
✍️ @IFIYE2222
✍️ @Anwarmedia88
✍️ @reporter2
■ JACAYL💖 ■
💝 @AADAN123 #ERAYO_JACAYL
💝 @ROYAAL_CHANNL
💝 @Qalpijaceyl42
💝 @darajo24
💝 @JEESTOLE12
💝 @Fuaadcarab
💝 @weheljaceY
💝 @bilicdawaayaha
💝 @wadnojacayl
💝 @mirojaceyl
💝 @fariimojaceyl1
💝 @jacayl_aan_dhamaanayn
■ CILMI-BAARIS🔎 ■
🔍 @fududeeye209
🔍 @fududeeye209
🔎 @Team_khibrad
🔎 @Team_khibrad
■ BUUGAAG📚 ■
📚 @Hamda_Nour
📚 @Hamda_Nour
📚 @somalibooks10
📚 @somalibooks10
HABAYN WANAAGSAN 🌃🥰
-------°○-----------------•●-------------------
Channel ku daridda iyo wixii faah-faahin ah ka eeg
● @KOOXDA_SIYAADSO
Gudoomiye @Mr_siyaadso
---------- 🔝-------------°○----------------•●
SPONSORED BY:
🥇 @QULUUBTA
🥈 @dhiirigaliyaha_nolasha1
🥉 @NOLOSHUWAAGUUL
🏅 @Qalpijaceyl42
🎖 @AADAN123
🪀 @HLGANKA
☆ DHAMAAD ☆
https://t.me/xigmadle
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
