cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Barkulanka Ibnu Khalduun

Waxa aanu ka shaqaynaa Dacwadda, Dhalinyaradda, Danta Shacabka iyo isku xidhka Culimadda.

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
10 175
المشتركون
+1524 ساعات
+1377 أيام
+54630 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
فح الآن .. لا هُدنـة ‏الَّلهُم إنّهم عبادُك وأولياؤك، ‏قد ضاقت بهم المسالك، ‏وأحاطت بهم المهالك، ‏وأغلِقتْ دونهم المعابر، ‏وتكالبت عليهمُ الأمم، ‏واشتد بهم الأمر، ‏وازداد الجوع والظلم والقهر والفقر، ‏وعظم عليهم الخطب، ‏ واستحكمت حولهم الدوائر ‏فـ نجِهم يا رب💔 ‏⁧ #رفح_تحت_القصف ⁩
إظهار الكل...
😭 13👍 6😢 4
Photo unavailableShow in Telegram
إن الرجل الواحد في وسعه أن يبني أمة إن صحت رجولته.. #رسائل_الإمام_البنا
إظهار الكل...
1
Photo unavailableShow in Telegram
ترك الإمام الشـ ـهيد حسن البنا الوصايا العشر، لتكون لنا ضياءً في طريق دعوتنا ندرك بها المعالي.. تعرفوا على الوصايا العشر للإمام #حسن_البنا اقرؤوها جيداً ، علقها على جدار غرفتك تمعنوها ، وطبقوها في حياتكم
إظهار الكل...
11👍 1
Nin fagaare jaan-dheer Ficil heesay baa yidhi, “Inkastaad fariid tahay Haddaan cidiba kuu furin Fiicnaantu keligaa Maxay kuugu filantahay”. “Hadalkaan farshaxannimo Ama fiiro loo odhan, Caanahaan fal qurux badan Ama fiiqsi loo dhamin”, Wuxuu yidhi nin faaqidey, “Feedhahay wax yeelaan” Faaraxow halyeygii Falastiin dabka u sidey Goobihii fas-loolkee Foolba foolka ka hor-yimi Ficilkuu ka geystiyo Faalladuu is daba dhigay Haddii noole faaqido Faahfaahin lagu daro Xaya calal falaax dhaha Fatax iyo idaajaa Fa'du qoran warkuna furan. Haddaannaan fadqalalliyo Fiilooyin qoolayn Ama qolo ku foognayn Ama dhiig faraa gelin Waannaan fadhiyi karin. Faaraxow gumeystii Waanwaanta faygiyo Faraceeda gooyee Fiiddiyo kurkii jaray Xididkeeda faadh faadh Laga feydey maradii Belo fuursan loo yeedh Iyaduna fitiligtii Fannah orodka soo tidhi Fartu damaqday boogtii Ku fadhidey qunbacashada Riigan sii faddaadee Fidmo qoriga loo dhiib. Falastiin raggeedii Geerida hab faxalnimo Nafta ugu fideyn jirey Faqash waxay yidhaahdeen Inta farow sakalantahay Falastiin heggelantahay Dadka lihi fongoranyahay Belo wayska fududdahay Imminkaabay fidhitee Yaa fandhaalba daray weli. Kol hadday fogaatoo Faddarowdey nabadii Annaguna nin fara-baxay Fasax baannu siinnee Faataxaannu leenahay, Ninka cudud ku faaniyo Foolaad ha soo baxo Fido waa naqaannaa. Haddaad Faantom keentaan Bado soo faruurtaan Beegan foosas soo tubo Ciidan faylsan soo guro, Awel baanan fiicnaan Iyo qabin fayoobaan. Ninka igu fekerayaa Inuu fooror igu helo Fadhi quusa igu dilo Doqonniino igu falo Mar horaan ka faashaday. Cabsiyeey fur lagu geli Riiganow falkaa yeel Baaruuda firidhiyo Fidhadiyo dabaylaha Naabaal ka fara-badan Fidh-fidh go'a hubka u diran, Sida fadhan fadh soo lali Fallaadh baan cirka u diray Fool bay la maqan-tahay Nin walowba ila filo. Haye dee faqdiirow Sharka aynu fuullee Awrka soo faruur-xidha, Xaajadu falaad iyo Umal feedha jiifoo Furka ridey xanuunkiyo Farsamay ku socotaa, Hubka ficil ma lagu guray Fooxana ma lagu ridey. Fud-fudaydka geeshkii Dhigi jirey fajicisada Farta mawgu yeedheen, Markii fooda lays-daray Fagaxdiyo durduradiyo Fahda orodka booddada Fadal-boobka carashada Geeshkii cir-fidhashada Figta sare lahaan jirey Fakadii ma laga degey Fahma-guur ma lagu ridey Filan-waa ma ka hor yimi, Fatata' rasaastiyo Falfaloosta Naatoo Birfiniin-ka-joogaa Fitir faatir gubatiyo Ma ka dhigay fataatiir.
إظهار الكل...
👍 13 5
إظهار الكل...
👍 1
https://t.me/asmasanateyn Channelkan aynu ku biirno waxbadan ayaad ka faaidi doontaan dhamaantiin oo noloshiina anfacaya
إظهار الكل...
👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
رحم الله ⁧ #عصام_العطار ⁩ المراقب العام الأسبق للأخوان المسلمين في سورية الذي غادر عالمنا بعد 97 عاما قضّاها مناضلا ومضحيا ساعيا لحرية سوريا وعزة أمته . ‏ الرجل عفا عن قاتل زوجته بنان الطنطاوي بعد أن اعتقلته السلطات الألمانية. عفا وهو المبعد من بلاده منذ عقود. ‏توفي إليوم في ألمانيا ، كحال أبناء وطنه بعيدا طريدا وهم بين طريد وسجين وشهيد ‏أعيد نشر مقال كتبته عنه في 2011 ⁧ #عصام_العطار_وداعا ⁩
إظهار الكل...
👍 4 1
سَيعوض الله جميع تعبك ويأسك بالفرح والسعادة 💕.
إظهار الكل...
2👏 1
" دورنا تجاه غزة " الشيخ محمد الحسن ولد الددو
إظهار الكل...