ar
Feedback
Post Files 📖

Post Files 📖

الذهاب إلى القناة على Telegram

@PostFiles 👉waa Madal Aqooneed 📚 ● waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM. ● Owner/Founder: @HassanAbdikadir @PostFiles #Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska

إظهار المزيد
2 470
المشتركون
-224 ساعات
-37 أيام
-1230 أيام
أرشيف المشاركات
One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365

Astaamaha Dadka Guulaysta. PDF ● Waxa hubaal ah in guushu tahay arin qof kastaa jecel yahay inuu gaaro, balse wxa lagu kala d
Astaamaha Dadka Guulaysta. PDF ● Waxa hubaal ah in guushu tahay arin qof kastaa jecel yahay inuu gaaro, balse wxa lagu kala duwan yahay dariiqa iyo xeeladaha la adeegsado si loo gaaro. ● Kuwa XaqiijiYay riyooyinkodi kuna guulaystay yegleelida nolosha ay in badan ku taamayeen, dhab ahantii wxy yihiin kuwo ka guul gaaray hayaankoodi guusha. ● Waxaynu imika soo qaadanaynaa 10 kamida astaamaha dadka guulaha gaara si aynu inaguna hayaankoodi u qaadno. 🙏 Fadlan linkiga chanel keena Copy dheh oo la wadaag asxabta Https://t.me/PostFiles Halkan ka akhriso oo kala deg: 👇👇👇👇👇👇👇

Https://t.me/PostFiles Walaalayaal Linkiga chanelka Share gareeya oo la wadaaga asxabtiina Si ay wax uga Faa’idaystaan.🙏

One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365

One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365

Macluumad Layab Leh oo ku saabsan Dayaxa. PDF. ● Dayaxu waa waxa ugu dhow dhulka masaafo ahaan taas oo ah wax ku dhow 400,000
Macluumad Layab Leh oo ku saabsan Dayaxa. PDF. ● Dayaxu waa waxa ugu dhow dhulka masaafo ahaan taas oo ah wax ku dhow 400,000KM. ● Xajmiga dayaxa wuxuu u dhigmaa 4 meelood meel xajmiga dhulka taas ay micnaheedu tahay inuu  dhulka ka yar yahay 4 jeer “4 times". ● Faa’idooyin badan ayuu dayaxu dhulka u leeyahay sida isu dheeli tirnaanta miisaanka  walxaha dhulka dul saaran, dhaqaajinta hirarka bada oo loo yiqaano  “wave tides”. ● Hadii Lacala dayaxu inyar ka fogaan lahaa meesha uu joogo hada maraakiibta iyo doomaha uma  suurto gali lahayn in ay bada ku socdaan, halka sidoo kale hadii wax yar kasoo dhawaado  meesha uu hada joogo biyaha bada ayaa dhulkoo dhan qarin lahaa. ● Halkan waxan kuso diyaariyay Maclumaad layaab leh oo ku saabsan Dayaxa Halkan Ka Akhriso oo kala deg 👇👇👇👇👇

Waa Sawirka Seyyid Saciid ( 1790- 1856) ● Wuxuu ahaa suldaankii tamarta iyo waxtarka badnaa Ee gacanka faaris ee dalka cumaan
Waa Sawirka Seyyid Saciid ( 1790- 1856) ● Wuxuu ahaa suldaankii tamarta iyo waxtarka badnaa Ee gacanka faaris ee dalka cumaan. ● Kaas oo caasimadiisi oo ku jirtay gacanta carabta kasoo wareejiyay carabta una wareejiyay oo gacan galiyay sansibar, ● Halkaas oo uu ka bilaabay wax soo saarka, wuxuuna aad u balaadhiyay ganacsiga adoonta ee bariga Africa ● 🙏 Fadlan Linkiga Chanel keenan La wadaag asxaabtaada 👇 https://t.me/PostFiles

● Vasco da gama waxa uu ahaa sahamiye reer Portuguese ah, waxaana lagu tilmaama inuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee India gaadha
● Vasco da gama waxa uu ahaa sahamiye reer Portuguese ah, waxaana lagu tilmaama inuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee India gaadha( Exploree) isagoo bad-waynta sii jaraya. ● Waxa uu ahaa kii ugu horeeyay ee ku xidhay Europe qaybta aasiya xigta isaga oo sii dhex jaray/ maray Badwaynta Atlantic iyo badwaynta india . FG:🙏Si aan usoo badiyo maclumad sidano kle ah Fadlan Linkiga Chanel copy dheh oo la wadaag asxabta 👇👇 https://t.me/PostFiles

One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365

Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.PDF. ● Mohacs: waa wabi dhaca Europe gaar ahaa dalka "Hungary". ● Mohacs wuxuu ahaa u dh
+1
Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.PDF. ● Mohacs: waa wabi dhaca Europe gaar ahaa dalka "Hungary". ● Mohacs wuxuu ahaa u dhaxeeyay dowladii cusmaniyinta iyo dalalka Europe gaar ahaan "Hungary" Sanadkii 1687. ● Xiligaa dowlada cusmaniyinta waxa amiir u ahaa "Sulayman al qaanuuni" oo ku suntana Hogaamiye Taatikada dagaal yiqaana. ● Xiligaa Ciidanka Hungary waxa lagu tilmaami jiray kuwa ugu awooda badan qaarada Europe. ● Ciidanka Hungary wuxuu aduunka ka ariminaayay 637 sano (6 Century)mudo Saacad ahna aduunkan ka baxay. ● Wuxuu ahaa dagaal Safxadaha hore ee taariikhda ku jira, waxanu ahaa jab gaaladi Ku dhacay ilaa hadana tusaale looso qaato. ● Xogaha Dagaalkan ku saabsan Halkan ka akhriso oo kala dag. 👇👇👇👇👇👇

One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365

Halyaygii Islaamka Ee Salaaxudiin Al Ayuubi.PDF ● Suldaan Salaaxudiin Al Ayuubi Wuxuu ahaa Halyay ku suntanaa Geesinimo, Go'a
Halyaygii Islaamka Ee Salaaxudiin Al Ayuubi.PDF ● Suldaan Salaaxudiin Al Ayuubi Wuxuu ahaa Halyay ku suntanaa Geesinimo, Go'aan adag, iyo Cadaalad. ● Wuxuu ahaa Dagaalyahan Dalal badan oo gaalo ka arimin jirtay gacanta islaamka soo galiyay. ● Wuxuu Ahaa Geesigii Dib ugu soo celiyay Gacanta islaamka Baytul maqdas (Qudus) Kadib 800 sano ay ariminaysay Dowladii Saliibku.  ● Taariikhda Suldaanka Iyo Halgankii/ Dagaalkii uu Ku Furtay Baytul maqdas Halkan ka akhriso oo Kala dag  👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365

Sideed Ku Noqon Kartaa Aqoonyahan File Document. ● Aqoonyahanku waa qof wax akhriya, wax baadha, xogta soo gaadhana sii daba
Sideed Ku Noqon Kartaa Aqoonyahan File Document. ● Aqoonyahanku waa qof wax akhriya, wax baadha, xogta soo gaadhana sii daba gala oo kala hubiya inteeda dhabta ah iyo inteeda qaldan. ● Aqoonyahanku waa qof hankiisa ka dhiga badnaadada bulshadiisa iyo dalkiisa dhib walba isaga haka soo gaadhee. ● Aqoonyahanku dhagta ayuu maalaa mana hadal badna ee odhaahaha dhagihiisa kuso dhaca ayuu ka Faa'idaystaa oo sii daba galaa ilaa uu aqoon u yeesho. ● Hadaba Si aad U noqoto Aqoonyahan waa inaad Qodobadan aan ku xusay PDF ka hoose Ka dhabaysaa. 👇👇👇👇👇👇👇👇

👉 Ka baadho Mawduucyada Ku dhaafay Ee Dhiiri-gaLin, Horumarinta shakhsiyada, iyo aqoon guud ah Ku jira @PostFiles : 1.📖 Qiimaha waqtiga.PDF https://t.me/PostFiles/66 2.📖 Xikmado Noloshada Iftiiminaya.PDF https://t.me/PostFiles/85 3.📖 Waxyaabo dilaya sharaftaada.PDF https://t.me/PostFiles/98 4.📖 Dadyawgi arxanka darnaa ee Vikings.PDF https://t.me/PostFiles/54 5.📖 Sheekada Guusha SAMSUNG .PDF https://t.me/PostFiles/46 6.📖 sheekada Guusha WhatsApp.PDF https://t.me/PostFiles/74 7.📖 Sheekada Guusha Google.PDF https://t.me/PostFiles/60 8.📖 Sheekada Guusha Netflix.PDF https://t.me/PostFiles/63 9.📖 sheekada Guusha Ikea.PDF https://t.me/PostFiles/12 10.📖 Marin biyoodka baabul mandab.PDF https://t.me/PostFiles/50 11.📖 Macluumad ku saabsan Qoraxda .PDF https://t.me/PostFiles/31 12.📖 Fahad Yaasiin 2022.PDF https://t.me/PostFiles/52 13.📖 khatarta Daawada Antibiotica.PDF https://t.me/PostFiles/58 14.📖 Noloshu waxay i bartay.PDF https://t.me/PostFiles/39 15.📖 Xaqiiqooyin ku saabsan Nibiriga .PDF https://t.me/PostFiles/79 16.📖 Kala Duwanaanta Shakhsiyadaha.PDF https://t.me/PostFiles/105 17.📖 Qaab Fikirkaga Toosan.PDF https://t.me/PostFiles/108 18.📖 Waa Kuma Saaxiibkagu .PDF https://t.me/PostFiles/111 19.📖 Wax ka ogow dhulka aynu ku noolnahay.PDF https://t.me/PostFiles/104 20.📖 Sideed u yarayn kartaa isticmaalka badan ee mobile ka.PDF https://t.me/PostFiles/100 21.📖 Keed Tahay Hogaamiye Mise La Hogaamiye .PDF https://t.me/PostFiles/138 22.📖 Area 51 USA.PDF https://t.me/PostFiles/76 23.📖 Shaybaadhki Japan Ku Galaafatay Nolosha Kumanaan Qof .PDF https://t.me/PostFiles/90 Qoraaga Dhamaan Articles ka @HassanAbdikadir

https://t.me/PostFiles/57 👆👆 Mawduucan Waxaan kaga Hadlay Khatarta ay leedahay Daawooyinka Antibiotica Fadlan Soo akhriso.

One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365

Bada Dhimatay ( Dead Sea) File Document PDF....👇 ● Bada Dhimatay Geography Ahaan waxay dhacdaa Meel u dhaxaysa Falstin iyo U
Bada Dhimatay ( Dead Sea) File Document PDF....👇 ● Bada Dhimatay Geography Ahaan waxay dhacdaa Meel u dhaxaysa Falstin iyo Urdun ama jordan ● Bada dhimatays waa bad Milixdu ku badan tahay oo waxay ka milix badan tahay badaha kale 7 Jeer laab waxay Hoos Dhulka u qodan tahay 306 meter ●Balaadhkedu wuxu gadhaya 15 Km halka dherekedu gaadhayo 50 km ● Culayska biyahedu wuxu gadhaya 1kii Meter 1.2 Kg waana culays aad u sareeya taaso ka dhigan inay biyuhu awood u yeeshan inay iska xajin karan qofka iyo walax kasto culus ● way sii badata Hoos u qodnaanshiyaha badan sanad walba in u dhiganta 9 Meter ● waxay shegan khubaradu in meesha ay tagnayen biyuhu ay hoos uga dhaceen wax ka badan 40 meter marki loo eego halkii ay tagnayen qarnigii Hore ● PDF Kan hoose ayaynu kaga hadli doona maclumad yaroo kooban ku saabsan Dead sea ( Bada Dhimatay) 👇👇👇👇👇👇👇👇

One app for all your Word, Excel, PowerPoint and PDF needs. Get the Microsoft 365 app: https://aka.ms/GetM365