cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Wanaag Badan

Maanta Noqo Akhriye Si Aad Berito U Noqoto Hogaamiye.📖📚 ✅ Xikmado & Oraahyo. ✅ Dhiiro-gelin. ✅ Ereyo Macaan. ✅ Arimaha Jacaylka. ✅ Arimaha Diinta. @Wanaag_Badan

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
6 360
المشتركون
+1624 ساعات
+577 أيام
+37730 أيام
توزيع وقت النشر

جاري تحميل البيانات...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
تحليل النشر
المشاركاتالمشاهدات
الأسهم
ديناميات المشاهدات
01
kiniinka loo cuna kuwa raba inay hadalkooda kugu dhibaan Waa 2 xabo. 1_kalsoonida aad naftaada ku qabto 2_ismooganaysiintaada faraha badan💐🌼🤞
980Loading...
02
"Inta maanku gaajaysan yahay guuli waa weli". - Hadraawi
2010Loading...
03
Inta maanku gaajaysan yahay guuli waa weli". - Hadraawi
30Loading...
04
🔴🔴 KULMIS 🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
1130Loading...
05
One day insha'Allah 🕋 🖤
2650Loading...
06
"Diin Walba waxay leedahay Akhlaaq Ugaar ah, Akhlaaqda Islaamkuna waa Xishoodka". — Nabi Muxamed ﷺ.
2831Loading...
07
Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "Hadii aad Alle si dhaba utala saaran lahaydeen, waxa uu idiin arzaaqi lahaa sida uu u arzaaqo shimbiraha".
3020Loading...
08
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
730Loading...
09
🤲📖❤️
3350Loading...
10
#Xikmada: 132aad Labadaada waalid micigooda noqo, sida aad u jeceshahayba in ilmahaga micigaaga noqdaan. xigasho👇 @tareenkanolasha⭐☂️
3640Loading...
11
Haddii maalin aad iixiisto kaalay adigoon iiga sheekeyn liis waano ah, ha raadin qaladaadkeyga si daloolka maqnaanshuhu uusan noogu ballaarin dhexdeenna kaliya idheh waan kuu xiisay.
4511Loading...
12
Picture with a deep meaning.
4412Loading...
13
Awalba Weysada Lugahaan ka bilaabaayey. Xaaji Bahdoon waxaa ibtillo ku ah oo uu maaro iyo taag u la’yahay Wiil uu dhalay oo inuu Salaad tukado lagu kari waayey. Wiilku waa Guhaad inuu Kufo mooyee weligiis Wejiga Sujuud ma dhigin. Xaaji Bahdoon wuxuu maalinkii dambe u yeeray Wiilkiisii, wuxuuna ku yiri:- Guhaadow haddii aad Tukato maalin kasta halkii Salaadba Lacag baan kugu siinayaa, oo bisha marka ay dhammaato ayaan Xisaabtaada ku wada siinayaa. Guhaad Lacag jecli iyo Alle ka Cabsi tu ay ahaataba markiiba wuxuu bilaabay inuu Tukado. Haddaba, bishii markey dhamaatay ayaa Guhaad oo duullaya Aabihii u yimid, wuxuuna ku yiri:- Hadda Aabe waad ii jeedaaye Bishii oo dhan waan Tukanaayey ee ii Xisaabi oo Lacagteyda isii. Xaaji Bahdoon daacad kama aheyn Balan qaadku oo Lacag inuu Salaad ku bixiyo Qalbigiisa ma soo gelin. Wiilkiisii ayuu hadda doonayaa inuu u Caqli celiyo, wuxuuna ku yiri:- Guhaad Salaadda Alle ayaa kugu leh, waana kugu Waajib ee inta Sheekada iska deyso Orod hadda ka dib Salaaddaada tuko. Guhaad Wuu fahmay iney arrintu Dibnaha uun aheyd, laakiin isagoo sii Dhaqaaqaya ayuu Aabihiis ku yiri:- Awalba waan Ogaa inaadan Lacag bixineynine ee Anigana mid aan kuugu darsado, haddaba intaan Tukanaayey Aniguna Weysada Lugaha ayaan ka Bilaabayey Adiguna taas la soco, Labadeena Qofkii Ciil qabo hala arko. kkkkkkkk.
5000Loading...
14
Nin baa waxuu arkay nin waalan markaas buu yiri: الحمد لله. Waa uu ka sii socday wuxuu arkay masjid markaas buu yiri: الله أكبر. Waa uu socday ka dib waxa uu arkay laba nin oo is laynaya markaas buu yiri "لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم" Bal fiiri, sidaad wax qosol ah u raadinaysay ayaad ajar shaqaysatay ana aan ajar kaa shaqaystay. Bal mar labaad xuskaa Alle ku celi adiga oo ajar Alle kaga doonaya اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.
4893Loading...
15
Naftaada aamin wax kasta waa suurtagal. @Wanaag_Badan
5672Loading...
16
Haday noloshu kaa wareerto aadna garan waydo meel aad wax ka bilowdo, Salaada hakuu noqoto meesha aad wax ka bilowda marka hore.
5821Loading...
17
WAA- BARIGAAGA KU FURFURO FAAIDO XADIITH AH. عَنْ مُعَاوِيَةَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: "مَنْ يُرِدِ اللَّهُ بِهِ خَيْرًا يُفَقَّهْهُ فِي الدِّينِ". Rasuulka alle ﷺ wuxu yiri: Alle qofkuu kheyr la doona wuxu fahansiiyaa diinta. ▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂ Ma jirto wado alle lagu barto laguna gaaro illaa cilmiga wax tarka leh mooyee, cilmigaso alle uu la soo diray rusushiisa kutubtiisana uu ku soo dajiyay waana cilmiga sharciga ah, cilmagaso insaanka u faaidenaayo wax anfacayo arimihisa aduunyo iyo kuwiisa diineedba, iyo in uu si sax ah u guto waxa uu ku leeyahay rabbigisa oo cibaado iyo daaca ah. Nabiga ﷺ wuxu xadiithkan noogu sheegayaa calaamada lagu garto qofka alle in uu kheyr la doonay in ay tahay in uu waafajiyo barasha axkamta diintiisa. Xadiithkanna waxa laga fahmaya  calaamada lagu garto qofka alle in uusan kheyr la doonin in ay tahay in uusan waafajin barashada axkaamta diintiisa. Cilmiga iyo ehelkiisa waxa sharaf ugu filan waxa uu faaideeyay xadiithkan, jahliga iyo ehelkiisana waxa dhaleeceen ugu filan in kheyrka alle laga qadiyay. xigasho👇 @tareenkanolasha⭐☂️
6060Loading...
18
Waqtigu isma beddelo, Waqtigu wuxuu daaha ka qaadaa runta dadka. @Wanaag_Badan
6632Loading...
19
Marka aan hagaajino xiriirka aan la leenahay Ilaah, Illahay wax walba noo hagaajiya.
6630Loading...
20
Aamiin 🤲
6900Loading...
21
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. ❤️
7050Loading...
22
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
950Loading...
23
🤲
7430Loading...
24
Dadka qaar waxay ku riyoodaan guulo iyo hormar ayagoo gaarayo, halka qaar kalena ay u soo kacaan shaqo, karti iyo Alle talo saarasho si ay u gaaraan guusha. @Wanaag_Badan
7412Loading...
25
Ninbaa xaaskiisa weydiisay hadaan dhinto maxaad samayn lahayd? Wuxuu ku jawaabay waan waalan lahaa, deedna waxay waydiisay Hadaad waalato maad guursan lahayd? wuxuu ku jawaabay nin waalan waxkasta ka filo.😁
8170Loading...
26
Cilmi aan camal la socon waa jaahilnimo, qof aqoon leh balse aan xumaanta iyo dulmiga iska dhawrin waa jaahil.
8491Loading...
27
"Adna digasho joogtiyo Kama daashid daba mare, Anna doonistaadiyo kama Daalo daba socodkaada".
8795Loading...
28
Akhlaaqda jahliga waxaa ka mid ah: Inuu u jawaabo isagoon maqlin, Inuu ka hor yimaado intuusan fahmin, Iyo wuxuusan aqoon uu ku xukumo. @Wanaag_Badan
9222Loading...
29
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
320Loading...
30
• Qur'aanku waa daawo waa shifaa. • Qur'aanku waa wehel. • Qur'aanku wuxuu kuu shafeeca qaadaya maalinta qiyaamaha waa qofkii ahaa Ehlul Quraan. • Quraanku waa sheyga kaliya aan ku hilmaameynin aduun iyo Aakhiro. Abayo/Aboowe Qur'aan joogta inaa leedahay isku day maalmahaaga. Alle hanaga dhigo Ehlul Quraan.
9013Loading...
31
أَيَحْسَبُونَ أَنَّمَا نُمِدُّهُم بِهِۦ مِن مَّالٍ وَبَنِينَ, 💐🌸
8242Loading...
32
🔴🔴 KULMIS 🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
400Loading...
33
"Qofkii raba in haweenaydiisu u noqoto malaa'ig waa inuu sameeyo janno, waayo malaa'igtu jaxiima kuma noolaato". @Wanaag_Badan
9345Loading...
34
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
490Loading...
35
Haddii uu qof wanaag kuu sameeyo, ha iloobbin wanaagga marwalba diyaar u ahaaw sidaa ugu abaal gudi laheyd, sidaas ayuu ahaa marwalba dhaqanka Nabigeenaa Muxammed ﷺ.
8633Loading...
36
اللهم أحسنت خلقي فأحسن أخلاقي.🤲 Ilaahayow saad u wanaajisey abuuritaankeyga u wanaaji Akhlaaqdeyda.🤲
8632Loading...
37
dadku waxay nacaan duruufaha Lkn ani waaba saaxiibaday duruuhu😘
2460Loading...
38
Sabankan aan hada joogno Aadbaan ugu baahi qabnaa inaan bilowno balwada aamuska.🌻🍀🤐
9430Loading...
39
Marnaba lagama yaabo inuu akhriskaaga  maalinlaha ah ee Qur'aan uu noqdo qayb noloshaada ka mid ah ilaa aad ula dhaqantid sida salaaddaada faralka ah oo kale, oo aad wakhtigaaga ugu wanaagsan u doortid kuna ilaalisid wakhtigiisa..haddii uu ka taganna aad soo qalaysid. Allow Ahlul Qur aan Naga Dhig🤲 xigasho👇 @tareenkanolasha⭐☂️
9850Loading...
40
Alla Aamin ma iisho Maahmaahdaan macnaheedu waa: qofka Ilaahey taladiisa saarta, ma dhibaatoodo oo waqtiyada adag wuu ka gudbaa.
9190Loading...
kiniinka loo cuna kuwa raba inay hadalkooda kugu dhibaan Waa 2 xabo. 1_kalsoonida aad naftaada ku qabto 2_ismooganaysiintaada faraha badan💐🌼🤞
إظهار الكل...
4💯 3👌 1
"Inta maanku gaajaysan yahay guuli waa weli". - Hadraawi
إظهار الكل...
6👍 2
Inta maanku gaajaysan yahay guuli waa weli". - Hadraawi
إظهار الكل...
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
إظهار الكل...
KULMIS 1AAD

You’ve been invited to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 99 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
One day insha'Allah 🕋 🖤
إظهار الكل...
12🥰 4
"Diin Walba waxay leedahay Akhlaaq Ugaar ah, Akhlaaqda Islaamkuna waa Xishoodka". — Nabi Muxamed ﷺ.
إظهار الكل...
👍 6 2
Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "Hadii aad Alle si dhaba utala saaran lahaydeen, waxa uu idiin arzaaqi lahaa sida uu u arzaaqo shimbiraha".
إظهار الكل...
9👍 1
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
إظهار الكل...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
🤲📖❤️
إظهار الكل...
8👍 4
#Xikmada: 132aad Labadaada waalid micigooda noqo, sida aad u jeceshahayba in ilmahaga micigaaga noqdaan. xigasho👇 @tareenkanolasha⭐☂️
إظهار الكل...
6👍 4