cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Wanaag Fidiye

Ku soo dhawowow barteena Telegram https://t.me/+dU2p_tYDIfs4NjBk waxaad ka heli doontaa Alle idimkii Arimo diini ah sida Quraanka , Axaadiithta, Taariikhda Islaamka, Dhiirigalino, iyo waxkastoo kheyr ah.

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
909
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-27 أيام
-130 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
02:02
Video unavailableShow in Telegram
Towxidka ood boqol jeer dhahdo maalinki wexeey kuu noqoni ilaalo
إظهار الكل...
12.69 MB
2
Ma ihi Qowmimiyad mana ihi wadaniyad meel kastuu Islaamku joogo ayaa ah wadankeyga, xataa hadday tahay dhulka halka ugu hooseeysa... "Hadduu ahaan lahaaa WALAA' IYO BARAA' mid ku dhisan dhul Nabiga SCW Maka kama tagi lahayn haduu Qabiil ahaan lahaana ma uusan la dagaalami laheyn Qureysh, haddii uu reer ahaan lahaana kama beri noqon laheyn Abuu Lahab, laakiin waa caqiido caqiidaduna waxay ka qaalisan tahay ciid lawada dego iyo dhiig la wadaago.. Al-walaa micnaheed waxa weeye: Ilahay iyo rasuulkiisa SCW la jeclalado, asxaabtii nabiga SCW.. Waa cidda aad u hiilinaysid, u gargaaraysid, wax walbana aad siineysid waxaana la doonayaa in Muslimiinta sidaa loo noqdo.. Al-baraa micnihiisa waxa weeye in la naco loo caroodo cid kastoo khilaafta ilaahay swt iyo rasuulkiisa, asxaabta rasuulka SCw... "Baraa,ada Waxaa laga qaadanayaa cid walba oo islaamka cadow ku ah, qofka muslimka ah waa inuusan u hiilin qof gaal ah qalbigana uuka naco" قال تعالى (إِنَّمَا وَلِيُّكُمُ اللَّهُ وَرَسُولُهُ وَالَّذِينَ آمَنُوا الَّذِينَ يُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَيُؤْتُونَ الزَّكَاةَ وَهُمْ رَاكِعُونَ) مائدة (55) WALAA'IYO BARAA' waa asal ka mid ah diinta islaamka allaha oo la rumeeyo loona hogaansamo waa weli ka dhigasho, Daaquudka oo lagu kufriyo waa bari ka qaadasho........ قال تعالى(وَلَوْ كَانُوا يُؤْمِنُونَ بِاللَّهِ وَالنَّبِيِّ وَمَا أُنزِلَ إِلَيْهِ مَا اتَّخَذُوهُمْ أَوْلِيَاءَ وَلَٰكِنَّ كَثِيرًا مِّنْهُمْ فَاسِقُونَ) مائدة (81) " Qof kastoo mu,min ah muwaxid ah u hogaansmay awaamiirtii alle swt waxii laga reebeyna ka joogsadey waxaa waajib ah in la jeclaado, la xidhiidhiyo, loona gargaaro.. "cid kastoo khilaafta awaamiirta alle waxaa waajib ah in loo caroodo la fogeeyo la naco welibana Alle swt loogu dhowaado nicida la nacayo kuwaas oo ay ka mid yihiin Mushrikiin, Gaalada, Cilmaaniyiinta, Mulxidiinta, Munaafiqiinta iyo kuwa daacada Alle ka baxay. "Islaamku wuxuu hagayaa xiriirada ay Muslimiinta yeelanayaan iyo xiriirada dadka kale ay la yeelanayaan waxaa asaas u ah Walaa' iyo Baraa'...
إظهار الكل...
- سورة الكهف نورٌ ما بين الجمعتين 🖤 .
إظهار الكل...
5269486600.mp39.02 MB
00:21
Video unavailableShow in Telegram
صلوا على من ينادي يوم القيامة أمتي أمتي صلوا عليه وسلمو تسليما💕🫀❤️
إظهار الكل...
6.37 KB
09:28
Video unavailableShow in Telegram
Tiirarka Qoyska Wanaagsan || Sheekh Dirir Meel dheer gaarsiiya muuqalka insha Allah
إظهار الكل...
48.07 MB
إظهار الكل...
الموحدة بالله 🏴🦁

Photo unavailableShow in Telegram
"Dadka oo dhan waa in aad ku qiimeyso sida ay rabbigood ugu dhaw yihiin ama uga fogyihiin, ee qofna haku qiimeyn hantidiisa iyo darajaddiisa." "Qofkii xalaal kugu doonnaayo usheeg in uu albaabka soo garaaco oo uusan daaqadaha kuu soo istaagin!." "Jacayl walba oo Alle kaa fogeynaayo ka dheeraaw, gacaliye walba oo aan xaggiisa (Alle) kuu jiiddeynin ka tag!." "Jacaylku waa wax wanaagsan oo lagu faanno ee ma'ahan wax xun oo la qarinaayo!. Midka wax jecelna waxaa laga rabaa in uu xalaal wax ku raadiyo."
إظهار الكل...
Waa inaad ku hadasho hadalo qoomamo ah arrin ku dhaafay oo aadan waxba ka qaban karin amminka(waqtiga) aad taagan tahay
إظهار الكل...
👍 2
Waa inaad ku hadasho hadalo qoomamo ah arrin ku dhaafay oo aadan waxba ka qaban karin amminka(waqtiga) aad taagan tahay
إظهار الكل...
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.