cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Dunida wax akhriska

https://t.me/+zSQM856v93JjMDM0

إظهار المزيد
فنلندا239لم يتم تحديد اللغةالكتب1 143
مشاركات الإعلانات
20 208
المشتركون
-424 ساعات
-367 أيام
-17430 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Asalaamu calaykum, dhamaantiin walaalayaal meel kasta oo aad joogtaan waxaan rajaynayaa in aad caafimaad qabtaan, hadii eebe idmo buug walba inta aan akhriskiisa kugudo jirno, sidoo kalana aan soo koobayno waxaan dhex galin doonaa mawduucyo kale, Insha allah maanta waxaan soo dayn doonaa mawduuc kusaabsan wixii Nabi muxammad SCW ay ka yiraahdeen falaasifadii iyo aqoonyahanaddii aan ayagu Muslim ka ahayn ama aan diinta islaamka haysan.
إظهار الكل...
👍 1
إظهار الكل...
Cumar Ibnu Al khadaab “dilka iyo aasidda gabadhiisii” buugga al faaruuq sanadihii hore

Maxaa kajirra sheekada Cumar binu khadaab laga sheego in uu sameeyey  Xiligii  jaahiliyadda, dilka gabadhiisii uu jeclaa. Waxaa jirta sheeko...

إظهار الكل...
Cumar binu al khadaab “Sidee ayuu wiil yaraantiisii xaabada madaxa ku qaadi jiray uu u noqday hogaamiyihii dunida ugu awoodda badan. “Al faaruuq sannadihii hore”

“ Haddii uu gadaashay nebi jiri lahaa, waxa uu ahaan lahaa Cumar.” Xadiith laga wariyey Nebiga scw,   kitaabka Sunan at-Tirmidi, 4018.   Mar...

Cumar binu Al khadaab “ sidee wiil yaraantiisii xaabada madaxa kuqaadi jiray uu u nqoday hogaamiyiha dunnida ugu awoodda badan”
إظهار الكل...
إظهار الكل...
Cumar binu al khadaab “Sidee ayuu wiil yaraantiisii xaabada madaxa ku qaadi jiray uu u noqday hogaamiyihii dunida ugu awoodda badan. “Al faaruuq sannadihii hore”

“ Haddii uu gadaashay nebi jiri lahaa, waxa uu ahaan lahaa Cumar.” Xadiith laga wariyey Nebiga scw,   kitaabka Sunan at-Tirmidi, 4018.   Mar...

إظهار الكل...
GUNAANAD “Buug soo koobid “baraaruji awoodahaaga Ibrahim Al fiqi”

Ibrahim Al fiqi Oo kamid ah qoraayada loogu jecelyahay caalamka carabta iyo guud ahaan caalamkaba Waxa uu buugiisaan uu ugu wanqalay “baraar...

5👍 1
Asalaamu calaykum saaxiibayaal, walaalayaal in aad fiicantihiin baan rajaynayaa, xoogaa maalmahaan waan xanuusanaa Insha allah ducadiina ha iga iloobina, intaas kadib kahor inta aynaan soo koobid kusamyn buugga “alfaaruuq sanadihii hore” waxaan idiin soo galinayaa gabagabdii buugii aan wadnay ee “baraaruji awoodahaaga” hadda ayaan soo galinaynaa Insha allah akhris wacan.
إظهار الكل...
4👍 1
Buugga ‘Al faaruuq sanadihii hore’ oo uu muxummad Yusuf ayaan qaybtiisii u hiraysay caawa soo daynaynaa Insha Allah, waa buug kahadlaya taariikhdii, hogaamintii iyo maamulkii khaliifkii labaad عمر ابن الخطاب رضي الله عنه, buuga markaan waxa ay ii tahay markii labaad oo aan akhrinayo, dabcan halkaas ayaad ka aragtaan xiisaha uu leeyahay buuggani. Insha Allah lasocod wanaagsan.🙏🙌
إظهار الكل...
8👍 1
Salaamulahi walaalaha soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan,Waxaan rajaynayaa in aad si fiican u ciideen, Insha allah casharadeenii ayaa dib u bilaaban doona, dhowr buug ayaa miiska noo Saaran, midka aan isleenahay wuu ugu faa,iido badanyahay ayaan ugu hormarinaynaa Insha allah.🙌🙏
إظهار الكل...
👍 4 1
Salaamulahi saaxiibayaal waxaan rajaynayaa in aad dhamaantiin caafimaad qabtaan, soonkuna si fiican idiinku socdo Insha allah ramadaan kadib ayaan dib u bilaabanynaaa barnaamijyadii aan halkaan kusoo gudbin jirnay, inta kahoraysa caafimaad ayaan idiin rajyanyaa.❤️❤️
إظهار الكل...
11👍 2🔥 1