cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

👳‍♂️ JIILKA WACYIGA👳‍♀™

‏﷽ Waa kanaal lagu talo galay jiheenta tubta toosan , dhiiri galinta iyo qofkasta oo raba inuu noloshiisa meel wanagsan gaadhsiiyo. Cᴏɴᴛᴀᴄᴛ ᴜs 𝑇𝑒𝑙𝑒𝑔𝑟𝑎𝑚 :: @Binu_Abdiziiz Fadlan ku biir : ╭══💜═══ღ❦ღ══╮ 👉 @jiilka_wacyiga1 ╰══ღ❦ღ═══💜══╯

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
6 103
المشتركون
-424 ساعات
+257 أيام
+15330 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Soomaalida🇸🇴 waa shacabka kaliye afrika aanan la adoonsanin ayagana wax adoonsanin, bariga iyo galbeedka afrika markii ay yurubiyaanku iyo shucuubta kale malaayiin afrikaan ah u kaxaysanaayeen adoon ahaan majiro hal qof oo soomaali ah oo adoon ahaan loo watay. Waligeen waxaan ahayn umad karaamo leh dhimanayso ee aanan lagu istaagaynin, laakiin siyaasiyiinteena waxaad moodaa in ayna umadaas kamid ahayn.
إظهار الكل...
3🥰 1💯 1
Photo unavailableShow in Telegram
Cabdulwahaab Alshaybi ayaa shalay lagu wareejiyey furaha Kacbada. Waa qofkii 78aad ee qoyskiisa ah oo ilaa maalintii Nebigu NNKH furtay magaalada Maka masuul ka noqda Kacbada. Waxaa masuuliyaddaas soojireen ka dhigay amarkii Nebiga ee ahaa in reerkaas (Banii Shaybah) loo daayo xilkaas. Galkaas cagaaran waxaa ku jira furaha Kacbada, kan Maqaamu Ibraahiim iyo dhawr fure oo la xiriira. Xilka magaciisu waa سادن الكعبة waana xil mudan qaddarin oo waxaa waajibkiisa ka mid ah furidda Kacbada, nadaafaddeeda, daaha lagu dedo samayntiisa iyo beddeliddiisa iyo udginta ama carfinta Kacbada. Marka ninka xilka hayaa dhinto, waxaa lagu wareejiyaa ninka ugu da'da weyn qoyska Banii Shaybah.
إظهار الكل...
👍 3 3
Soomaaliyeey anaga oo dhan waxa aynu nahay hal ummad. Kaliya waxaa na kala qeeybiyey waa "Qabiil iyo siyaasi xun oo Dantiis yaqaan ah." Intaas xal haloo helo.
إظهار الكل...
👍 4 1👏 1🤝 1
Nolosha oo dhan laba aayadood 🩶 "‏ فمن أتبع هداي .. ‏فلا يضل و لا يشقى .. "Qofkii raaca hanuunkayga.. ma dhumi doono mana murugoon doono..📿♥️" "‏ ومن أعرض عن ذكري .. ‏فإنّ له معيشة ضنكا.." "Ruuxii ka jeedsada xuskayga... 📿waxaa u ahaaday nolol  cidhiidhi ah" Waxaad xaq u leedahay inaad doorato qaab nololeedkaaga🩶♥️
إظهار الكل...
👍 6 1💯 1
Haddii Ilaahay khayr la doono adoonka, qalbigiisa ayuu ka saaraa inuu arko camaladiisa wanaagsan iyo inuu carabkiisa kaga sheekeeyo, wuxuuna ku mashquuliyaa inuu arko danbigiisa إنَّ الله إذا أراد بعبد خيرًا، سلب رؤية أعماله الحسنة من قلبه، والإخبار بها من لسانه، وشغَلَه برؤية ذنبه ابن القيم الجوزي رحمه الله ✍️ (طريق الهجرتين ص277)
إظهار الكل...
👍 2 2👏 1
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Hagaha_nolosha @halgnka @Maskax_maaal @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl 🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
إظهار الكل...
HALKAAN TAABO 📌
Repost from khayrwade team
Photo unavailableShow in Telegram
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 Ma jeclaan lahayd akhriska ma rabtaa madal lagu falan qeeyo Buugta ma rabtay in aad hesho Buug ingiriisi ah oo afkaaga hoyo lagu falanqaynayo fadlan groupkan whatsapp ku biir https://chat.whatsapp.com/Lj81R0UHmOqCcY9QLveBHM
إظهار الكل...
KU BIIR HADDA
Sh. Saalax Al Shayba oo ahaa qofkii 109-aad iyo tafiirtii saxaabigii Cusmaan ibnu Dalxa (RC) oo Nebi Muxamed NNKH uu u dhiibay furaha Kacbada una ballan qaaday ilaalinta kacbada ayaa maanta geeryoodey, iyada oo furaha ay dhaxli doonaan qoyskiisa. Furaha kacbada oo fura gudaha kacbada iyo Maqaamo Ibrhiim ayaa ka samaysan bir, dhererkiisuna waa 35 sentimitir. Waa la beddelay oo la casireeyay dhawr jeer qarniyadii la soo dhafay oo dhan. Maanta furaha iyo qufulka Kacbada waxaa laga sameeyay nikkel oo lagu dhejiyay dahab 18-carat ah halka Kiswah-da gudaha ama gogosha Kacbada ay tahay cagaar.
إظهار الكل...
👍 2😱 2
Dhibku wuxu ku Baraa qofka sida dhabta ah kaaga fikira iyo qofka kugu Daneysta Lakin marka Xaladaaddu wanaagsan tahay Ruux kasta wuu ku jeclaan🥰❤️👌
إظهار الكل...
5👍 1🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
🌐 Waxaan haayaa Chanell iib ah 10k Marayo qiimahiisuna Waa Hishiis hadii aad U baahantahay ila soo xiriir User name ka hose 👇👇 ☞ Akhii Cabdalla ☞ Akhii Cabdalla
إظهار الكل...
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.