cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Diirshe

Wariye

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
376
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
لا توجد بيانات30 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
Ku dhawaad 10 maleeshiyaad katirsan khawaarijta Al-shabaab ayay Ciidanka Xoogga dalku ku dileen inta u dhexeeysa Janaale iyo buffoon bacaad ee gobolka shabeelaha hoose
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Maxkamadda gobolka Galgaduud ee Galmudug ayaa waaran soo qabasho iyo cadaalad horkeednid ah u jartay nin lagu magacaabo Raage Xirsi oo ku eedaysan inuu nin kale ku dilay deegaanka Baalle ee gobolka Galgaduud. Maxkamadda ayaa amartay taliska Booliska degmada Cadaado in la soo qabto eedaysanaha si maxkamadda loo horkeeno.
إظهار الكل...
Shirka Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo shalay ka furmay Muqdisho ayaa maanta waxaa ku soo biiray saraakiil militeri oo ka socta, Ethiopia, Djibouti iyo Kenya, waxaana shir guddoomiyay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur. Shirkii maanta ayaa diiradda lagu saaray dejinta qorshaha wajiga labaad ee howlgalka, kaas oo dhinacyadu ku gorfeeyeen sida uu noqon doono howlgalkan wadajirka ah oo ay fulin doonaan ciidamada wadamada safka hore, sida ay madaxdu horay ugu heshiiyeen.
إظهار الكل...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Somaliyeed ee Danab & Gorgor ayaa Kooxda Khawaarijta ka Saaray Degaanka Baraag Sheekh Camir oo Qiyaastii 25 Km Dhanka Bari Kaga Beegan Magaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud. Ciidanka ayaa intii aysan la wareegin degaanka waxay burburiyeen Fariisimo ay Argagixisadu Ka Samaysteen Banaan degaanka kuwaas oo islahaa ka difaaca Balse Argagixisada oo aan u babac dhigi karin Quwada Ciidanka ayaa isaga sii Cararay halkaas. La Soco Wixii Faahfaahin.
إظهار الكل...
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.