cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

By amal🐈😽

ilahayow nasii qalbiyo aan marnaba ka caajisin xidhiidhka ay adiga kula leeyihiin🍁

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
7 517
المشتركون
+424 ساعات
+437 أيام
+18230 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Salaamullahi jalayyaal waxaan rabaana inaan doorano admin cusub kaas oo si maalin leh ah wax uga tabin doona halkan cilmigu hal qof kuma jiro ee qof waliba xogay ayaa ku jira marka waxaan si sharf leh idinka codsanaya in haddii u jiro qofkaas uu nala soo xiriiro Mahadsanid " 🤝🤍
إظهار الكل...
4
Photo unavailableShow in Telegram
Aniga caawa goor hore ayaan seexanay Aniga 3am : 😂
إظهار الكل...
😁 11
Photo unavailableShow in Telegram
“Waxaan kuu jeclaaday hab aan jeclaan lahaa in qofi ii jeclaado.” - Maxamed Darwiish
إظهار الكل...
5😢 2
Photo unavailableShow in Telegram
Miyaad iigu xiistay sida aan kuugu xiisay anigu.? 💔😩
إظهار الكل...
😢 3
"Nolosha dhexdeeda qofna ma oga xanuunkaaga balse qof waliba waa mid ka warqaba khaladaadkaaga" 😒
إظهار الكل...
3😭 1
Photo unavailableShow in Telegram
“Nabad gelyo qof noloshayda soo mara qofkii ugu qiimaha badnaayow.” ❤️
إظهار الكل...
😭 9 3
Long-distance relationship (xiriirrada kala fogaanta) = Maxaad u aragtaa ma mid faa’ido leh mise mid wakhti lumis ah.?
إظهار الكل...
4
Photo unavailableShow in Telegram
“Maxaynu indhaha iskugu qabannaa marka aynu aad u qoslayno, markaynu riyoonayno, markaynu qof kale hab siinayno iyo markaynu khushuucsannahayba; sababtoo ah waxyaaabaha quruxda badan leh ee nolosha indhaha laguma arko, ee qalbigaa laga dareemaa.” —Agatha Christie
إظهار الكل...
8👍 1
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Kushubo internet bile qiimk jaban.👇 https://wa.me/252618886500 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/nYiI6XnHlMtlYzI0
إظهار الكل...
Ibrahim Geedi

Business Account

👍 1
Nabigu ﷺ wuxuu yiri: ‎الْمُؤْمِنَ إِذَا حَضَرَهُ الْمَوْتُ بُشِّرَ بِرِضْوَانِ اللَّهِ وَكَرَامَتِهِ، فَلَيْسَ شَىْءٌ أَحَبَّ إِلَيْهِ مِمَّا أَمَامَهُ، فَأَحَبَّ لِقَاءَ اللَّهِ وَأَحَبَّ اللَّهُ لِقَاءَهُ Mu'minka marka ay geeridu usoo xaadirto/u timaaddo waxaa loogu bishaareeyaa raalli ahaanshaha Alle iyo karaamadiisa dushiisa ahaatay, markaas ayuusan jirayn wax uu ka jecelyahay waxa hortiisa ahaaday, [natiijo ahaanna] wuxuu jeclaystaa la kulanka Alle, Allena la kulankiisa ayuu jeclaadaa. Saxiixul Bukhaari 6507
إظهار الكل...
8