cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Tafsiirka sheekh mahad gureey

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
9 464
المشتركون
+1124 ساعات
+507 أيام
+22030 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Dadka nagu cusub ogaada casharadu wey xiran yihiin inta lagu jiro maal maha xajka Dhanka kale waxaa jira meel casharada looga boxo loo Ardayda looga dhageysto Linkiga waa kan laakin bacdal xaj ayaan bilaabeynaa dhageysiga In sha alaah https://t.me/tafsiika
إظهار الكل...
معهد زاد الدارين للعلوم الشرعية sheekh mahad gureey

Ardayda sheekh mahad gureey

22👍 14
Asc casharada hagu cel celsho Waan bogaadinaa ardayda Guruubyada muraajacada ah sameystay oo casharada ku ceshta
إظهار الكل...
21
Asc dhamaan ardaydeyda alle ha idin barakeeyo Waxaa xalay igu cazuumay mako alle ha barakeeye ardayda qaar ka mid ah Uu hogaaminayay Maxamed muuse Waxaan wada qaadanay fadhi qiimo badan Arday deyda waaan jeclahay Meelkasta aay joogaan Walaahi kuwo aanan aqoon ayaa Igu dhahayay macalin tafsiirka ayaan ku xiranahay Diintu waa sharaf iyo qiimo Allow kuwo dartaa isku jecel oo hooska carshigaaga harsada naga dhig
إظهار الكل...
122👍 31
Voice 711.m4a11.45 MB
60👍 14
Asc intaan ayaan ku simeynaa Alle haidin barakeeyo Safar ayaan galayaa in sha alaah Anigaana idin soo faah faahinaya safarka iyo Dar daaranka aan isku dar dar daarmeeyno in sha laah Dhanka kale kuwa ii soo diray Jawaabaha ee cudur daarka lahaa Ii dul qaata ana dhageysanaya Manta marka aan ka so Laabto suuqa oo wx ka soo ibsan rabo In sh aalaa Jawaabaha ii yaala ayaa aad ufara badan
إظهار الكل...
78👍 24
Alle ayaa ku mahadsan noo dhameystirayسورة الكهف
إظهار الكل...
39👍 3
Bari in sh alaah Bag iyo haafka ha les raacsiiyo
إظهار الكل...
👍 16
105 tafsiir casharkii sheekh mahad gureey (1).mp324.85 MB
36👍 19
Asc casharka baga iyo haafka bari waa laga baxaa l Ku tashta in sha alaah Ku sabra sabtana anaa in la wadaagaya in sha,alaah
إظهار الكل...
32👍 11
Kabilow الْمَالُ وَالْبَنُونَ زِينَةُ الْحَيَاةِ الدُّنْيَا وَالْبَاقِيَاتُ الصَّالِحَاتُ خَيْرٌ عِندَ رَبِّكَ ثَوَابًا وَخَيْرٌ أَمَلًا" سورة الكهف آية:٤٦ Waxaad geyneysaa وَرَءَا ٱلْمُجْرِمُونَ ٱلنَّارَ فَظَنُّوٓاْ أَنَّهُم مُّوَاقِعُوهَا وَلَمْ يَجِدُواْ عَنْهَا مَصْرِفًا
إظهار الكل...
23👍 18