cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Gelle Bashir

We provide Quality Tutorial, Tips , Courses , Tools and other Resources 👉 WhatsApp Link https://wa.link/zjb442 👉 Website Gellebashir.com 👉 YouTube https://youtube.com/c/GelleBashir 👉 Instagram https://instagram.com/gellebashir1?igshid=YmMyMTA2M2Y=

إظهار المزيد
فنلندا249لم يتم تحديد اللغةالفن والتصميم746
مشاركات الإعلانات
19 782
المشتركون
+1324 ساعات
+417 أيام
+28030 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Wax is bar, oo is bar, oo is bar. Naftaada adaa mas'uul ka ah. Wakhtigan wax is-bariddu waa ay fududaatay, waxa aad haatan awoodaa inaad barato xirfad walba ugu badnaa. Hadii aadba internet iyo aalad aad internet-kaa ku adeegsatid haysatid, waa aad awoodaa inaad xirfad walba barato. Xirfadaha aad madasheena ka baran karto waxaa ka mid ah: 1. Ecommerce & Marketing course: Agency, Marketer, Affiliate 2. Blogging Google Adsense Success Strategies 3. Graphic Design Course-Master Class 4. Somali Alibaba Online Course 5. Crypto Currency Course ( Coming Soon ) Baro oo kusii biir Xirfadaha igu muhiimsan ee Online Business ka. Halkan hoose kasoo dalbo adeega rabtid 👉 WhatsApp link https://wa.link/zjb442 👉 Gellebashir.com #gellebashir #gellebashiracademy #somaliwebsitedesign #somalionlinebusiness #somalicrypto #somalicryptocurrency
إظهار الكل...
Waxaan Duubey oo waliba Edit gareeyey Casharki igu horeeyey ee Course sada Cryptocurrency Course . 6-dii bilood u danbeysay dhalinyaro aad u badan baa iga codsadey in aan Crypto Course kaso sameeyo. 3-dii sano u danbeysay waxaan casharo bilaash ah ama free tutorials so galinayey 1. YouTube channel kayga 2. Facebook page ka 3. Blogg kayga ( website kena ) oo runti an kaso qorey maqaalada ugu badan ee Af-Soomali ah oo suuqan Crypto ku saabsan . Intaas dadaal anoo bixiyey, Hadana wali dhalinyarada waxey iga codsadeen kooras dhameystiran oo balaaran. Insha allah bisha lixaad Course kan waa diyaaar.
إظهار الكل...
🔥 Ogeysiis Nin dhalinyar ah ba iso direy message kan , waxa la kaso hadley qof ajaanib ah oo magacayga iyo sawirkayga isticmaalayo oo facebook cusub leh . Waa qof Google Translate isticmaalayo, dhoor asxaabteyda ah baa Ila so wadaagey oo fahmey in aan aniga ahayn. Ustaadka hada Ajaanibtii baa usoo dhigtey 😀 oo awal Somalida bey ku koobneyd. Caalamada ku garan kartid tuugada ( scammers ka ) 1. Lacago bey ku weydiinayan sida Maalgashi , anigana maalgashi dadka Uma sameeyo, kaliyah wan baraa oo casharada ku bixiya. 2. Social Media accounts Kooda waa mid cusub oo followers badan ma haystaan. 3. Adoona message u dirin, bey fariin kuso dirayaan oo isku dayayaan in ay lacag ka qadan ayago aniga iska kay dhigayo, anaga qof aan nala so hadlin , luuqa uma galno. Hadaba, mar Hadad Online Business ku jirtid, business kaagana oo horumar sameyey, scammers iyo tuugada markasta business kas wey dhibaateeyaan lkn report iyo account kasta ay furtaan , wn ka xireynaa. Anaga hal number bn leenahay oo ah +252 905582875 wana Office kena Somalia , team shaqalaha baa hayo sidoo kalana waxa service ka helaysa website kena Gellebashir.com
إظهار الكل...
🔥 Ogeysiis 🔥 Waxaa jira telegram account fake ah oo sawirkayga iyo magacayga ku qoran yahay. Qofyo tuugo ah baa leh oo dadka qaar lacago ka dhaco, ayago leh maalgalin ban idin sameyneynaa. Dhoor jeerna waka digey , qofkas shirkadana wan oga dacwooney oo wx wey ka qaban waayeen. Fadlan telegram report dhaha kana baxa, number kisana waca oo sawirka labaad number kisa ku jira. Scammers Online markasta lagama waayo, ayago sawirka iyo magacaga dadka caan ah isticmaalayo.
إظهار الكل...
Hadii ay aqoon yari kaa hayso "Cryptocurrency-ka", gaar ahaan Bitcoin-ka, waxaan kuu diyaarinay qormo faahfaahsan, oo sharrax waafi ah ka bixinaysa Bitcoin. Halkan ka soo daalaco: https://gellebashir.com/bitcoin-wax-badan-oo-badan-ka-ogow/
إظهار الكل...

Guys comments kaso dhiibta Facebook page kayga ama YouTube community page fadlan . Thanks
إظهار الكل...
Sida aan filaayo waayadan danbe waxaad aad aad u xiisaynaysaan "Cryptocurrency-ka", soomaaliyoo kaliyana ma ahan, adduunkoo idil baa xiiseenaya, ama ugu yaraan u dhun-daloola. Haddaba, ma is leedahay ku soo biir oo maalgasho, mase jirtaa caqabad ku haysata, oo kuu diidan inaad maalgashato "Cryptocurrency-ka". Maxayse tahay caqabadaa?, Ma aqoon yari darteed baa?, Ma kalsooni la'aan darteed baa?, Ma suurtagalnimo la'aan darteed baa?, Ma lacag la'aan darteed baa?, Ma sababo kale darteed baa? Waa maxay caqabadda ugu weyn ee kaa hortaagan inaad maalgashato lacagahan "Cryptocurrency-ka"? FG: Qormadani ma ahan talo maalgashi. Gellebashir.com
إظهار الكل...
Wax ma kala socotaa Bitcoin?, mase la yaabtaa marka uu qiimihiisu kor u kaco, oo uu labo, seddex, amaba xittaa toban jibbaarmo, isla mar ahaantaana uu hadana hoos u dhaco? Hadii aad su’aashan is weydiisay, waxaa tahay qof gar leh, maxaa yeelay Bitcoin waa lacag dad badan aysan fahamsaneen sida ay u shaqayso. Waxaa jirta sir weyn ama arin uu daah weyn saaran yahay, taasoo ah (Kala-badhidda Bitcoin – تنصيف بيتكوين – Bitcoin Halving), haddaba muxuu yahay Bitcoin Halving-ku?. Hagaag, Bitcoin Halving-ku isagoo faahfaahsan ka bogo qormadan.↓ https://gellebashir.com/waa-maxay-bitcoin-halving-ku/
إظهار الكل...