cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Muxammed Cali

رَبِّـي زِدْنِـي عِـلْـمًـا وَأْرْزُقْـنِـي فَـهْـمًـا

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
965
المشتركون
-124 ساعات
-37 أيام
-1130 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Invite to set up supervision on Facebook and Messenger: https://familycenter.facebook.com/invite/p/WAExElqNIJ2hD7vD4_Bm1DSGbdchs/
إظهار الكل...

Photo unavailableShow in Telegram
💍HAMBALYO MEHER WACAN💍 Waxaan hambalyo farxadeed oo aan qoraal lagu soo koobi karin halkan uga diraya macalinkayga Rooble Muumin Xoosh iyo Marwadiisa Xabiibo Muuse Oo Maanta oo Isniin ah taariikhduna ku beegantahay; 24 - 06 - 2024 Meherkoodu Ka Dhacay magaalada Hadhagalla. Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, noqda ul iyo diirkeed labo nolosha aduunyadu ayna galgacalkooda wiiqi karin. ‎بَـارَكَ اللـهُ لَـكُــمـاَ وَبَـارَكَ عَـلَـيْـكُــمـاَ وَجَـمَـعَ بَـيْـنَـكُــمَـا فِـي خَـيْـرٍ
إظهار الكل...
"Niyaddaada wanaaji, ilaah baa xaalkaada wanaajinayee.
إظهار الكل...
‏سُبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ سُبْحَانَ اللهِ الْعَظيِم
إظهار الكل...
Waxa dunida ugu dag-daga badani waa...Anonymous voting
  • Hawada
  • Dhawaaqa
  • Iftiinka
  • Samaanka
0 votes
- Waa maxay dantaadu,;!? - Dantaydu waa heer inaan ka gaadho wax barashada - Waa maxaay faaiidada ku jirta Wax barashada? - Waayo wax barashadu waa furaha nolosha,
إظهار الكل...
"Mudnaanta nolosha waa in aad noqotaa qofka aad dhab ahaantii tahay."
إظهار الكل...
“Maxaa saaxiib wanaagsan oo waqti in lala qaato mudan inbadan waayuhu ina kala geeyeen, maxaa meelo nolol u qalma, hadafyo qurxoon iyo adduun macaankiis layna siiyaa, haddana si yaroo fudud nalagu dhaafshaa! Nolosha adduun waa maalmo; maalmo yar oo dhammanaya, ee marba haddii aynnaan daartaan ku waarayn, yaynnaan aad isu raacin xaaladda aynu hadda ku sugannahay.”
إظهار الكل...
"Dadku iney kugu nacaan qofkaa tahay, ayaa ka khayr badan, iney kugu jeclaadaan nifaaqaaga"
إظهار الكل...
"Haka raadin qiimahaaga dadka indhahooda, waayo dadka qaar kood waxaa buuxiya indhahooda carra oo kaliya,;!!        Iyaas ✍
إظهار الكل...
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.