cookie

ู†ุญู† ู†ุณุชุฎุฏู… ู…ู„ูุงุช ุชุนุฑูŠู ุงู„ุงุฑุชุจุงุท ู„ุชุญุณูŠู† ุชุฌุฑุจุฉ ุงู„ุชุตูุญ ุงู„ุฎุงุตุฉ ุจูƒ. ุจุงู„ู†ู‚ุฑ ุนู„ู‰ "ู‚ุจูˆู„ ุงู„ูƒู„"ุŒ ุฃู†ุช ุชูˆุงูู‚ ุนู„ู‰ ุงุณุชุฎุฏุงู… ู…ู„ูุงุช ุชุนุฑูŠู ุงู„ุงุฑุชุจุงุท.

avatar

Daryeelka caafimaadka ๐Ÿฅผ๐Ÿฉบโค๏ธ

Soo dhawoow walal dariiqii an Ku tagi lahayd 3k. If Allah say โค๏ธ๐Ÿ–ค Waxad Ka helaysaa Macluumad Ku saabsan Caafimaadka inagu xeeran Ka qaado wixii Ku Anfaca kaliya join dheh si ay igu Noqoto dhiirigelin โค๏ธ๐Ÿ™

ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ู…ุฒูŠุฏ
ูู†ู„ู†ุฏุง893ู„ู… ูŠุชู… ุชุญุฏูŠุฏ ุงู„ู„ุบุฉุงู„ุทุจ3 298
ู…ุดุงุฑูƒุงุช ุงู„ุฅุนู„ุงู†ุงุช
6 968
ุงู„ู…ุดุชุฑูƒูˆู†
-224 ุณุงุนุงุช
-67 ุฃูŠุงู…
+2930 ุฃูŠุงู…

ุฌุงุฑูŠ ุชุญู…ูŠู„ ุงู„ุจูŠุงู†ุงุช...

ู…ุนุฏู„ ู†ู…ูˆ ุงู„ู…ุดุชุฑูƒ

ุฌุงุฑูŠ ุชุญู…ูŠู„ ุงู„ุจูŠุงู†ุงุช...

Photo unavailableShow in Telegram
Hablaha buur buuran iyo Hablaha dhuudhuuban kuweeba hore u qaangaadha labadooda? Hablaha buur buuran ayaa hor qaandhaagi og.
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
โค 7
Dhagaxaanta iyo xameetida | Cholelithiasis Warbixin kooban ka bogo, anoo ka jawaabaya suaalo ay ka mid yihiin 1. waamaxay xameetida 2. dhagaxaanta ku samysma xameetida maxaa keena 3. qaabkee loo daweeyaa, kiniino ma leeyihiin mise qaliin uun waaye daawado? 4. maxaa ka dhalan kara hadii qof leh dhagaxa xameetida aan laga daaweynin Suaasha aad: xameetidu waa xubin kamida qaab dhismeedka jidhka ee deefshiidka waxayna door ka ciyaartaa kaydinta dheecaanka xameetida ee beerku sameeyo, kaasoo muhiim u ah deefshiidida cuntada nooca dufanka ah (fatty food) 2.suaasha 2aad: waxyaabaha keena dhagaxaanta xameetida way beden yihiin laakiin waxaa aas aas u ah dhagax sameesan ka xameetida dheecaankeeda isu dheelitirankiisu isbedelayo ayadoo uu bedenaayo qaybaha adkaha ahi ay bedenayaan( dheecaanka xameetidu waxa uu isugu jiraa biyo iyo adkayaal sida calcium, bilirubin, sodium, cholesterol).... sidoo kale infectionada xameetida, miisaanka oo kordha, xanuunada dhiiga ku dhaca.....iwm Suaasha 3aad: qaabkee loo daaweeyaa. Suaashan waxay ku xidhan tahy qofka dhagaxa ku leh xameetida inuu leeyhy calaamado xanuun iyo inuusan laheen. Hadii uusan wax calaamdo ah laheen, uma baahno wax daaween ah, hadii uu leeyhy calaamado ay ugu horeeso caloosha dhinaca kore ee midigta ama naaska hoosteeda oo xanuunta, dibiro, subaga iyo hilibka oo qofka dhiba...iwm, qofka waa in laga daaweeyo. Wax kiniina oo lagu daaweeyo majiro ee waa qaliin uun xalkeedu maxaa yeelay Mar hadii dhagax xameetida ku sameesmo xameetida dhan ayaa bukoonaysa. Suaasha 4aad: qofku haduu iska daawyn waayo maxaa ka dhalan kara. Waxaa ka imaan karo xaalado(complications) ay ka midyihiin; infekshino xameetida oo malax sameen kara, beer xanuun, cagaarshawo, mindhicirka oo xidhma iyo sidoo kale cancerka xameetida. Dhagaxaanta xameetidu waa yaraan karaan(Hal xabo), waana bednaan karaan (kumanaan) Sawirkan hoose waa bukaan dumar ah oo 130 xabo kasoo saarnay oo ku qalnay Diriye speciality clinic mudana la xanuunsaneed. Wixii dheeri ah waxaad noogu imaan kartaa Burale medium clinic, Diriye speciality clinic. โœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿป: Dr. Abdinasir Mohamed, assisstant prof of surgery Dr.Herari Omer MD
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ‘ 5
Photo unavailableShow in Telegram
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ

โค 1

๐Ÿฅฐ 1
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โ™ฅ๐Ÿ˜Š
Madal aad ka helayso fariimo diimeed, taariikheed, murti iyo waydiimo aqooneed. Kusoo dhawoow Minbar Igu biira Azxapy wax yar iga hadhay 500 subscribe https://t.me/Minbar_0
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ‘ 3
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
#Keratoconus xuubka daboola qaybta midabka leh ee ishu (cornea) waa mid muhiim uu ah aragtida, Wuxu qaybta ugu wayn ka qaata gudbinta iftiinka si arragtidu u samyesanto. xuubkan wuxu u sameysanyahy qaab goobo ah.waxa jira xanuuno iyo xaaldo kala duwan oo ku keena inuu isbadelo qabka xubkan oo uu noqdo qaab qaanseed xaaldan ayaa loo yaqaana โ€œkeratoconusโ€ #Sababaha Si saxa looma yaqan waxse jira qodobo horseedi kara in qofku yeesho xaladan โžก๏ธXasasiyada indhaha โžก๏ธXoqninka ama marmarka indhah โžก๏ธDhaawac soo gadhaha indhaha โžก๏ธShucaaca qorraxda โžก๏ธCabista-sigaarka (mudo dheer) โžก๏ธ hidde sidaha qoyska #Calaamadaha โžก๏ธArraga oo Shucaac noqda โžก๏ธMadax xanuun โžก๏ธIftiinka oo qofka dhiba โžก๏ธWaddista gadidka oo qofka dhib ku noqota , laydhka iyo nalalka oo u baaha โžก๏ธIsbedelo joogta oo ku timad garadada ama cabirka indhah #Daaweynta Xaladan sida loo mareeyo wa kala duwantahay โœ…Murayado ama okiyalo โœ…Baliisha indhaha (contact lenses) iyo โœ…Qallin lagu saxo qaabka cornea mararka qaarna waxa la sameya qallin lagu bedalayo xuubkan. โš ๏ธFadlan ka fogow ama jooji inaad xoog u xoqdid ama u marmartid indhaha, hadii cuncun aad ka dareento booqo oo u tag dhakhtarka indhah. โœ’๏ธDrkhalid Suldan
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ‘Ž 1โค 1
Photo unavailableShow in Telegram