ar
Feedback
SBC Somali TV

SBC Somali TV

الذهاب إلى القناة على Telegram

Independent Media covering Up-to-the minute events across Somalia

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SBC Somali TV

تُعد قناة SBC Somali TV (@sbcsomalitv) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 20 059 مشتركاً، محتلاً المرتبة 11 622 في فئة الأخبار والوسائط والمرتبة 451 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 20 059 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 09 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -642، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -29، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: موثّقة (مؤكدة رسمياً من تيليجرام)
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 7.18‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.65‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 1 441 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 331 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 4.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Independent Media covering Up-to-the minute events across Somalia

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 10 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة الأخبار والوسائط.

20 059
المشتركون
-2924 ساعات
-977 أيام
-64230 أيام
أرشيف المشاركات
Maxaa sababay Ardaydii saaka ku dhaawacantay Degmada Burtinle ?

‘’PUNTLAND WAXAA CEEB KU IN DENI UU DHAHO DADKA DHAN ANIGAAMATALA’’CUMAR ISMAACIIL WAABERI.

"Deni wuxuu ku mashquulsan yahay Kaambayn halka Puntland la daala dhacayso Daacish iyo Burcad badeed" Wasiir hore Cumar Fiqi.

''Masuuliyada isaaran waxaan rajeynayaa in aan sida ugu wanagsan aan ugu shaqeeyo '' Gudoomiyaha Xirfadlayaasha caafimaadka Puntland

''Ardayda Nirsin-ka bartay ee Puntland weli fahan fiican mahaystaan '' Wasiirka Maaliyada Puntlnd

''Dano gaar ah looma isticmaali karo Gudiga Xirfadlayaasha caafimaadka Puntland '' Wasiir Mohamed Faroole

Macalinka xulka boosaaso : “ Kulan walba aan cayaarno waxa uu inoo lamid yahay inaan final cayaarayno gaalkacyo na waxaan leeyahay waan idin sugaaya “

Kabtan xulka nugaal: “ waxii qadar ahaa inoo qornaa ayaa inagu dhacay dadaal nooma yarayn saxiibadeedana wan uhambalyeynaya “

Macalinka badhan : “ Wanku qasbanahay kulanka danbe inaan badino boosaaso aan ladheelno ama gaalkacyo aan ladheelno muhimadeyna waa inaan badino “

Shirkadaha Qarni iyo Saaj oo Xujey Soomaliyeed Bosaso ka Ambabixiyay

Maxkamadeynta eedeysane ku eedeysan in gaariga ciidanka kuwa gaashaaman uu dul marsiiyay mooto bajaaj siday dad safar ah taaso sababte dhimasho iyo dhaawac.

Kabtanka buuhoodle: “ 6 gool wax cusub ma ahan in layska dhaliyo 2 kulan inoo hartay dib ban uso laban doona insha allah “

Macalinka qardho : “ Kooxaha kale cup ka kujira iyagana waxay Ila mid yihiin sida kooxdaan maanta 6da gool ku garaacey waxaana rajeynaaya inay ku quusqaataan “

Yaa badaniya Qardho iyo Buuhoodle ?

Kabtanka gaalkacyo: “ shalay ayaan magaalka soo galne dadkaana waa dad hore ujooge garoonka yaqaana saase tahay waan ku faraxsanahay bareejada la galne “

Macalinka Gaalkacyo '' Aniga ahan natiijadaan natiijo aan aad ugu faraxsanahay waaye ''

Puntland oo Faahfaahin ka bixsay khasaare ka dhashay dagaal ka dhacay Garacad

Muxuu yahay warka uu dhawaaqay Madaxweyne Deni xalay ?

''Gorgortan ka geli maayo amniga gobolka Nugaal '' Taliyaha Qeybta Gobolka Nugaal

''Cid gaar ah loo shaqeyn maayo,shaqada inoo taalana maahan mid fudud '' Taliyaha cusub ee Madaxtooyada Puntland