cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Faaris tube

Wax kasta oo ku saabsan Technology-yada casriga ah ayaad inaga heleysaa ku soo dhowow ee ku soo biir telegram keena Sidoo kale booqo Website keenna ⤵️ 🔗 http://bit.ly/3zKV1vr 🔗 channel likn ⤵️ https://youtube.com/c/shahiir

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
1 732
المشتركون
+224 ساعات
-47 أيام
-1330 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
Shirkada whatsappka ayaa soo kordhide update ka cusub hdii uu iskaa dhex yaacsana whatsappka gaar ahaan fariimaha iyo groups ka iyo dadkuba Hadabo Hada waxaa laguu soo kordhiye update cusub oo ah in lagu kala saaray sida sawirka kaaga muuqata 1. All 2. Unread 3. Groups Taaso kuu sahleysa in mesha u bahato si toos udooran kartid Maka mid tahay dadka uu so gaaray update kan @faaristube
إظهار الكل...
😱 4👍 2👏 2🙏 1
Photo unavailableShow in Telegram
Shirkada whatsapp ayaa gebi ahanba joojise in screenshot laga qaado sawirka kuu saaran profile ka @faaristube
إظهار الكل...
😐 1
Maku soo garay update ka cusub ay soo kordhise shirkada whatsapp Ugu danbeyn whatsappka ayaa laga dhigay qaabka mb, ama fm sida Sawirada idin muuqda ukla duwan yihiin waa update ka cusub iyo sidii hore uu ahaa @faaristube
إظهار الكل...
👍 2
Application ka ugu wanagsan ee taleefankayga ku jira waxa la dhaha muslim pro inta u badan dadku waxay u isticmalaan inuu salada u kiciyo aanse kula wadaago dhamman features ka appkani leeyahay iyo sida aad uga faa'iidaysan kartidba. Appkani waxa uu ka koobanyahay shan qaybood oo mid waliba qabato shaqo gooniya tan koobad waa task la dhaho 'today' halkas waxa uu appku kuso dhigayaa ducooyinka uu maalinkas kuso xuley,muqaalo muhiim ah oo youtube ka la so galiyay diini na ah iyo si guud panel ad si fudud uga helaysid features ka muhiim ka ah ee application ka sida saladihii,kitaabka quraanka,tusbaxii,feature kale od ku ogaanaysid inta masjid ee ku dhaw isaga oo isticmalaya location kaga,feature ad isna ku ogaanaysid dhanka qibladu ka xigto,99 ka magac ee illahey,calculator ka caawinaya inad xisaabiso sakada iyo features kale oo badan ayna kamid yihiin hagida dadka xajka tagaya,shahadadi oo qoraal ah,kalandarka islaamka(Hijri calendar) iyo qaar kalo badan. Qaybta labaad waa prayers halkan waxa ku xusan saladaha iyo sacadahooda waxa uu sido kale ku siinayaa dookh ah inad laucher ka dhigatid od saratid shaashada taleefanka si ad marwalba ula socotid salada so dhaw iyo inta daqiiqo ee ka hadhey markay gaadhana isaga ayaa si iskii ah kugu aadaami(100% ani masjidka xaafada oo afka lagu hayo aadanka ayuu ii aadama madama uu isticmalayo wakhtiga iyo sacadaha salada ee jigjiga). Qaybta saddexad waa mid ilaa xad muhiim ah waxana la dhaha watch halkan waa sida youtube ka oo kale waxad ka helaysaa filimaan si heersare ah loga sameyay tariikhda iyo dhamman dhacdooyinkii diinta islamku so martey,waxa sido kale jiraa muqaalo Gagaban oo midwalba qayb diinteena kamida ka jaahiltirayo,ducumentries badan ayaa iyaguna ku jira sida qayb gaar u ah dadka so islaamey(converts) walow qaybtan ay inta u badan lacag tahay hadana wad ka helaysa in badan oo iyaguna bilaash ah, ma badna lacagtu hadad card caalami ah haysato iskaba bixi waa 34$ kaliya sanadkii hadad rabtidna waxad gadan kartaa lix bilood oo ah 29$ iyo 3 bilood oo ah 22$. Qaybta saddexad waa quraan halkan waxad ka helaysa kitaabka quraanka ah adiga ayana dooran doona sida pages ka kitaabku iyo fartu u ekanayaan,sido kale waxad dooran doonta luuqada lagugu turjumayo aayadaha wayna ku jirtaa tafsiirka kitaabka ee luuqada somaligu,waxa iyana ad dooran doonta qaariga ku akhrinaya quraanka hadii lacala aad doonayso inad xifdido aad ayay ku anfici,halkan waxa uu maalinwalba kuso xuli aayado aad akhrido wax uu sido kale ku kaydinayaa xogtada sida inta aad akhridey iyo halka aad ku joojisey incase aad bari halkii ka sii wadayso. Halka ugu dambaysa waa myprofile waa meesha aan isleeyahay iyada ugu muhiim san halkan waa meesha uu ku kaydinayo dhaqdhaqaqaga(progress) kow halka u koreysa waxa ku qoran magacaga,halka hoose waxa ku qoran inta saladod eed tukatey iyada oo ku siinayo todobad,bil ama sanad midka aad rabto saladihii ku dhaafey inad ogaato,sido kale waxa uu ku siinayaa option la dhaho khatams oo aad ku oganaysid inta mar eed quraanka dhammaysey madama uu ku diwaangalinayo dhamman bogaga aad akhrinayso. isku so wada duubo waa app ilaa xad heersare ah inagana caawinaya ineynu cibadadeena horumarino sido kale kordhino ogaalka iyo cilmiga aynu u leenahay diinteena halkan kala dag. ios:-https://apps.apple.com/us/app/muslim-pro-ramadan-2024/id388389451 halkan kala dag andriod:-https://play.google.com/store/apps/details?id=com.bitsmedia.android.muslimpro @faaristube
إظهار الكل...
‎Muslim Pro: Ramadan 2024

‎Discover the Ultimate Islamic Companion! With over 150 million global downloads, Muslim Pro is the essential app that empowers you to practice your religion purposefully, anytime, and anywhere. • Prayer Times & Athan/Azan: Stay connected to your faith with visual and audio notifications for the ca…

1🙏 1
Photo unavailableShow in Telegram
👍 1
Apps yada aan soo dhigay hadii aad u baahan tihiin ayadoo iPhone ah ama Appstore laga so dejinayno hoos iigu reeba waan idin la wadaagi insha Allah. @faaristube
إظهار الكل...
🙏 2 1
Photo unavailableShow in Telegram
Shantan app way ku anfici doonan Part 2 Appka afraad waa elsa speak waxa uu ka caawinayaa inad luuqada english ka u barato uguna hadasho sida Dhaladka(native) marka koobad waxa uu ka qaadi imtaxan dhanka hadalka ka ah dhibcaha ad keento ayuna ku jaangoyn halka aad ka bilaabayso oo ah levels mid walba todobado soconayo wana Artificial intelligence app halkan kala dag:- https://play.google.com/store/apps/details?id=us.nobarriers.elsa Appka shanaad waa airdroid waxa uu appkani ka caawinayaa inad si fudud ugu kala dirsato xog taleefankaga iyo laptop kaga ama computerka adiga oon isticmalayn wax xadhig ah, sido kale waxa uu isku xidhaa camerada taleefankaga iyo computerka, waxa uu sido kale ka caawin inad taleefankaga ka dhax isticmaasho laptopkaga waxa una u shaqeeya sida AirDrop ta iphones ka halkan kala dag:- https://play.google.com/store/apps/details?id=com.sand.airdroid @faaristube
إظهار الكل...
🙏 4 1
Photo unavailableShow in Telegram
Shantan app way ku anfici doonan Part 1 Appka koobad waxa la dhaha find to clap waxa uu ka caawinayaa inad taleefankaga hesho haduu guriga kaga lumo ama meel buuqa lagaga dhax saaro kaliya wad sacbin isaguna dhawaq ayuu samayn halkan kala dag:- https://play.google.com/store/apps/details?id=com.frimustechnologies.claptofind App ka labaad waa vpn ka ugu fiican ee la isticmaalo waxa uuna leeyahay awood uso dhaw kuwa iibka ah hadey tahay xawaraha iyo servers ka uu ku siinayaba halkan kala dag:- https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tunnelbear.android Appka saddexad waa intra waxa uu ku siinaya Dns address free ah wuxuna ka caawinayaa inad si fudud u isticmaasho apps ka iyo websites ka laga xanibey ama aan loo ogolayn dalkiina, waa sida vpn ka oo kale lakiin waa ka fudud yahay halkan kala dag:- https://play.google.com/store/apps/details?id=app.intra @faaristube
إظهار الكل...
2👏 1🙏 1
Ugu dambayn waxa lagu guuleystey tijaabadi Neuralink intan horey u maqal Neuralink waa shirkad uu leeyahay elonmusk lana aas'aasey 2016, shirkadan ayaa ila wagaas wadatey fikrad ah in la isku xidhidhiyo maskaxda aadanaha iyo computers ka ama technologyda kaleba. Si guud Neuralink waa biryar(chip) taas oo qofka inta qaliin lagu sameeyo lagaga xidhayo qadadka ama xaga dambe ee madaxiisa shaqada birtani waa in ay xoojiso dhaqdhaqaqa maskaxda sido kale ay dib ushaqo galiso xubnaha maskaxda ee horey u shaqo joojiyey, micnuhu se intaas waa ka gudo balaadhanyahay birtani waxay awood inoo siinaysa inan si fudud ula xidhiidhno technologyada inaga oo kaliya ka fikirayna tusaale waxad niyaysan in laptopkagu is shido,talefankagu hebel waco,laydhka aad iska damisid amaba youtube ka aad ka gaysatid channel kii aad jeclayd muuqalkisi u dambeyay dhamman ficiladasi si runa ayay u dhacayaan marka aad niyaysato kadib waayo waxa si link ahaan ah iskugu xidhmaya maskaxdada iyo aaladaha technologyga ee ka ag dhow. Dhanka kale waxbarashada qofku cilmiga uu rabo si fudud ayuu u baran oo luuqad dhan ayad maalmo ama saacado ku baran halka dadka qaari leeyihiin wajiga labaad ee baramijkan waxa uu awood ku siin inad cilmiga dhanba maskaxda ku shubato, faa'iidada ugu badan ee baramijkan leeyahay waa dhanka caafimadka sida in dadka xanunka faaligu(stroke) gu ka dhigay paralyzed ka in uu si fudud uso kabsiyo, waxa uu sido kale inaga caawinayaa sidan durba uga so kabsan lahayn dhaawacyada maskaxda inaga so gaadha ama spinal-cord ka, hadan intas ku fudaydiyo haduu noolan lahaa Stephen Hawking waxa uu awood u lahan lahaa in uu si caadiya u hadlo isaga oon wax mechine ah caawinaynin.. @faaristube
إظهار الكل...
😱 2
Photo unavailableShow in Telegram
Sidee lo ogaada in qolkaad so gashey ay ku xidhantahay camera qarsoodi ah ? Hadii aad gasho safar meel kugu cusub ama aad dagto hotel adna doonaysid inad xaqiijisid amniga qolkas gaar ahaan iney ku xidhanyihiin Aaladaha wax duuba waxad isticmasha xirfadan yar. Marka kobaad ed qolka saas uso gasho waxad xidha daaqada,albaabka iyo meel walbo oo iftiin ka so galayo kadib waxad damisa laydhka qolka waxanad la so baxdaa taleefankaga adiga oo gaynaya camerada uu kuso baxay taleefanku(raw camera) Markad camerada gaysid waxad iska xidha flashlight ka camerada kadib waxad ku wareejisa taleefanka afarta dhinac ee qolka waliba adiga oo ayar wada hadii intaas ay shashada ka so muuqato dhibic cas (red dot ) waxa qolkas ku jirta camera qarsoon hadiise ay so muuqan waydo qolku waa amni. @faaristube
إظهار الكل...
👏 2😱 1
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.