cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Dhaqan_wanaagツ‍

🕊

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
13 165
المشتركون
+5524 ساعات
+1317 أيام
+31730 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

💯
إظهار الكل...
5 1💯 1
Laba jeer akhri
إظهار الكل...
25🎉 1💯 1🫡 1
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
إظهار الكل...
9
U gaar ah hablaha: Inaneey ma kaxayn kartaa gaadhi/ baabuur🚘Anonymous voting
  • Haa, waa easy 😃
  • Maya, iguma ogid 😳
  • Iskuma dayinba 🙂‍↔️
  • Dadkaan inagu layn hadaan kaxeeyo.💀😂
0 votes
😁 6
Miyaan ruux ku wacnaa Walaal dhaba kuu ahaa Waqtigu inta uu badalay Lasoo bixin waji qarsoon? Miyaan waayuhu ka dhigin Waaqaa ruux aanad arag? Qof aad u jeclayd si wayn Miyaanad ku waayin dhayal Miyaan wacyigaaga koray Kuwaad la wadaagtay ceesh Ka weeco dharaar ku farin? –Guuleed Reygal Cawaale
إظهار الكل...
😢 14 3💔 3🔥 1🕊 1
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage@farsamada@goodirfx@KobciAqoontaada2@guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks@somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
إظهار الكل...
SOMALI CHANN

zhacro ™ invites you to add the folder “SOMALI CHANN”, which includes 33 chats.

3
Ku qurxista galabtiinan saliga nabiga ﷺ.🤍
إظهار الكل...
11
Dadka jilaya sheekhada, Dhirta, ugaadha, cayayaanka, maahmaahyada, magalooyinka ku xusan sheekada dhexdeeda iyo note-kasta oo ka reebay waan idinla wadaagi dhalinyaro aan soo tifaftiro. Gobanimo dhalinyaro.
إظهار الكل...
8🫡 2🤗 1
Shaleytoole khamiistii salaadii subax ka dib ayaan u fadhiistey akhrinta buugga Aanadii Negeeye, imikana waa idleeyay.🤍
إظهار الكل...
🫡 11 1🤗 1
Nin dhintayba wax buu damacsanaa, sida ay maahmaah soomaaliyeed tidhaahdo. Qof dhimashada jeceli ma jiro, haddana waxaad arkaysaa iyada oo wadka saf dheer loogu jiro. Haddii aan doorasho kale furnayn, oo dhaqanku albaab walba oo aan kaas ahayn xidhay, isaga in la maro waa lagu khasban yahay. Nin dantiisa u dhintaana ma jiro, waayo nin walba dantiisu isaga ayay la dhimataa. Kuwa dirirta kuu hubeeya, ee marka aad duullanka u baxdid sacabka kugu sagootiyaa, waa isla kuwa marka lagu dilo axankaaga cuna, ee inta ay naagtaada dumaalaan yidhaahda: “Naa nin dhintay kabihiisa ayaa dhaama ee sariirta ii gogol.” Kow iyo toban qulhuwalle iyo faataxo aan orgi weyd ah joogin baa lagugu illaawaa. –📖 Aanadii Negeeye | B: 310
إظهار الكل...
💯 6 1