cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

THe FUTURE |🌍|المستقبل

"Mustaqbalkda waxa goaamin doona waxyabaha hada aad jeceshy sameyntooda" Kusoo dhaww halkaan waxa aan ku howlanahnay ina idiin soo gudino waxayabo idinka ka kaaba mustaqbalkina Asxabtada la wadaag link kanalka 🛂 👇👇👇👇 [@Mustaqbalkaabe]

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
3 259
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-47 أيام
-2230 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
﴿إِنَّ الْحَسَنَاتِ يُذْهِبْنَ السَّيِّئَاتِ ۚ ذَٰلِكَ ذِكْرَىٰ لِلذَّاكِرِينَ﴾.🌙🤍... {Camalka Wanaaggu waxa uu Fogeeyaa Xumaanta,Taasina waa waano u ah Ciddii wax Xusuusata}..🥰 Subax wnagsan🥰 .👇👇.Halkaan taabo 👇👇 ↪️🚸@Mustaqbalkaabe 🛂↩️
إظهار الكل...
4
Photo unavailableShow in Telegram
Dadka aduunka korkiisa saaran oo dhan waxay jecelyiin inay helaan midhaha guusha oo macaan ah🍀🌸 iyagoo is diidsiinaya  inay dhadhamiyaan qadhaadhka guul darada😴🏵
إظهار الكل...
6👍 1👏 1
Photo unavailableShow in Telegram
Taaz ku xisaabtan😌
إظهار الكل...
8👍 1
إظهار الكل...
بنات العفيفات الذين🫀🌼

KUSO DHOWOW CHANNEL KENA banaatt cafiifatu diin🤝🍂

Photo unavailableShow in Telegram
Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "Xaqa Muslimku Muslimka kale uu ku leeyahay waa Lix; 1. Haddii uu la kulmo waa salamaa. 2. Haddii uu u yeero waa ajiibaa. 3. Hadduu talo waydiisto waa la taliyaa. 4. Hadduu hindhiso oo uu ALXAMDU LILAAH dhaho YARMAKULULAAH ayuu u yiraahdaa. 5.Haddii uu xanuunsadana waa booqdaa. 6. Haddii uu dhintana janasadiisa ayuu racaa".
إظهار الكل...
4
Photo unavailableShow in Telegram
Marwo kastaa waxay u qalantaa nin noocan oo kale ah. 🥹♥️🌼
إظهار الكل...
13👍 2
xiriirka ugu wanaagsan ee mudan in la xoojiyo waa xiriirka ilaahay kaala dhaxeeyo , marwalba oo aad usoo dhawaato wax walba way kuu hagaagi .🌸🫀🥹
إظهار الكل...
18👍 1
♤BALLAN_KA_BAXYADAYDII♤ Astaanta DambiDhaafka Waxa aan Si Fiican U Fahmay Mar aan Baadhayey Kutubta Ka Hadasha Siirada Suubbanaha . Cumar binu Khaddaab, Muslimiinta waxa Uu Ku Dhibi jiray Diinta, Ushiisii Xoogganayed ayaa Uu Dhabarka Kaga Garaaci Jiray Jaariyaddiisii, Kamana Joojin jirin ilaa Uu Daalo , Marka uu Daalana waxa uu Ku Odhan jiray: "Kuma Daayeen Ee Waa Daalay" Muslimiinta waxa ay aaminsanayeen Dameerka Khaddaab oo soo islaama Ayaa Ka Dhow islaamnimada Cumar, waayo aad ayaa uu u Necbaa Diinta islaamka,intaas Kadib, Alle ayaa u Furay irridaha Dambidhaafka,waxa aanu isu Rogay Cumar Faaruuq ,Halkee ayay aaday Ushii uu Dhabrka Kaga Garaaci Jiray Addoomahiisu? Ilaahay ayaa Ka Dhaafay!! Khaalid Binu Waliid ayaa Fantay Buurta Uxud Dagaalkii Uxud, Sababtiisana Waxaa Ku Baxay Cabdillahi Binu Jubayer, iyo Raggii Kale ee Kula Jiray Dhufayska, Khaalid waxa uu Sabab U ahaa in ay Soo Gaadhay, Muslimiinta Guuldaradii Ugu weynayed, Mudaddii uu Hogaaminayay Nebigu, ,Waxa La Dhaawacay Nebiga, Madaxa ayuu Nabar Kaga Dhacay, Dhooshiisa La Jebiyay ,Diricii uu Xirnaa Wajigiisa Sharafta Leh ayuu Nabarro Gaadhsiiyey . Khaalid waxa uu Sabab U ahaa in La Daadiyo Dhigii Suubbanaha Salalahu calyhi wasallam, nebiga waxa uu Dhahay: (اشتذ غضب الله على قوم دموا وجه رسوله) "Cadhada Alle ,waxa ay Ku adkaatay Qolo Dhiiig Ka Keenay Wajiga Rasuulkiisii) Iyada oo waxaan oo Dhibi Soo Gaadhay, nebiga ayaa Hadana Waxaa Lagu Yidhi: " arrinkaan Talo Kuma lihid .Alle Waa Uu Ka Towbad aqbalayaa, ama waa uu Cadaabayaa,maxaa Yeelay waa Dulmifalayaal" Khaalid waxa uu Kamid Noqday Qolyihii Laga Towbad aqbalay ee Loo Dambidhaafay ,Khaalid Waa uu Islaamay , waxaana u Dambi dhaafay Allaha QAFUURKA AH,, Dagaalkii Uxud Muslimiinta in ay Jabaan isaga ayaa Sabab u ahaa ,Balse Waxaa uu isu Rogay Seeftii Alle Ee Bilaa Galka ahayed, Dhiiggi uu Ku Daadiyey Xaqdaradda iyo Dhibkii Dartii U soo Gaadhay Nebiga Rabbi Baa Ka Dhaafay. #kitaabka_10_magac #Darsiga_111aad
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
] • Fadliga iyo  jecleysiga ku yimid cadeyga.... Hooyadeena Caa'isha (Allaha haka raali noqdee) ,waxay tiri: wuxuu yiri Rasuulkii alle Naxriis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee:- "Cadaygu waa nadiifiyaha afka, Allah Sareeyena wuu raaligaliyaa". (Al-Imam axmed iyo Nisaa-i)
إظهار الكل...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Noqo qof wanaagsan
إظهار الكل...
7
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.