cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Wacyi 24

Kusoo dhawaada chanalka wacyi waxad ka heli :- 🖊Waanooyin 📌xikmado 🗞Dardaaran iyo dhanbaalo ✏️xaqiiqooyin kale duwan oo ku saabsan Nolosha, hidaha, iyo caqiidada. inA📗. 🌿قُلْ هَذِهِ سَبِيْليْ أدعُو إلى الله🌷.

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
225
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
لا توجد بيانات30 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Nabi Muxammed: ﷺ " Camal la qabto waxaa ugu fadli badan inaad walalkaaga muslimka ah farxad galiso, ama aad deyn ka bixiso, ama aad kibis quudiso. "
إظهار الكل...
Ruuxa xoolihiisuu bataan dunuubtiisa badata,. Hadalkiisu ruuxuu batana Been tiisa badata,. Akhlaaqdiisuu Ruuxa ay xumaatana Naftiisa ayuu cadaabaa.. ~Xasan Albasri...
إظهار الكل...
Ruuxa badiya la noolaanshaha toban kamida xayawaanka wuxuu yeeshaa/kasbadaa akhlaaqdooda.. ~ibnu taymiyah
إظهار الكل...
{𝐑𝐮𝐮𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐡𝗼𝗼𝐬 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐝𝗼 𝐜𝐢𝐛𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬𝐮𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐧𝐚𝐚𝐪𝐮𝐬𝐭𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐧𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚.} ~𝐈𝐌𝐀𝐀𝐌𝐔 𝐍𝐀𝐖𝐀𝐖𝐢
إظهار الكل...
Repost from Wacyi 24
Badiya saliga Nabiga scw 💛
إظهار الكل...
Hadday boqorada iyo caruurtoodu ogyihiin waxaan ku sugnahay ¹ hub ayay nagula dagaalami lahaayeen. ~ Ibrahim Ibnu Adham AHUN __________ ¹ oo nimco ah
إظهار الكل...
‏﴿ هو عليّ هيّن ﴾ ‏"مع الله لا تستعظم أمنياتك" ilaahay (Sw) miciisa ha waynaysan ididiiladooda/waxd rabto. Mxa yeelay Nabi Zakariye markuu ilaahay waydiistay wiil(Yaxye) wuxuu yiri ilaahay sw " isagu wuu i fudud yahay"Macnaha abuuridiisu.. #xigasho
إظهار الكل...
Waxaan la yabaa qofka ka walwala xoolihiisa oo naaqusa kana walwalaynin cumrigiisa oo naaqusaya .!! يحي ابن معاذ -
إظهار الكل...
HA MURUGOON *alle* ayaa ku difaacaya *malaaikta* ayaa dambi dhaaf kuu dalbaysa *nabiga* ayaa kuu shafeeco qaadaya *mu’miniinta* ayaa kula wadaagaya ducadooda *quraanka* ayaa kuu balan qaadaya balanqaad dhab ah, intaas oo dhan ka horna waxaa kuu naxariisnaya *raxmaanka* 📕 من كتاب لا تحزن
إظهار الكل...
Hala yaabin hadii aad ku aragto xumaan meeshii aad ku beertay wanaaga , dhulkaba waxaa jira meel aan wax lagu beerin’e
إظهار الكل...
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.