cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

JACAYL IYO XIKMADO

Ku Soo Biir adaa Yaabine

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
1 006
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
لا توجد بيانات30 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Marka uu qofku wax kaa helo, Jacaylna kuu qaado maskaxdiisu waxay soo dirtaa fariimo iyo singles badan oo qofka laga dareemo Isaga oon isagu iska war hayn xataa haddii qofku isku dayayo inuu qariyo Adigoo baranaya isalmarkaana ogaanaya calaamadahan waxaad Awood u yeelan doontaa inaad ogaato qofka kaa helay. • Sida Loo Ogaado Qofka kaa Helay een Kuu Sheegi Karin Liknga Ku dhufo Siina Akhri 👇👇 https://bit.ly/3HpG6uC https://bit.ly/3HpG6uC
إظهار الكل...
SIDA LOO OGAADO QOFKA KAA HELAY EEN KUU SHEEGAN KARIN 《Akhri 6 Qodob 》

Iyadoo ay ugu wacan tahay cadaadiska bulshada iyo sababo kale oo badan waxaa laga yaaba inuu kaa helo hadana aanu waligii kuu s...

Repost from JACAYL IYO XIKMADO
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan jeclahay wax walba oo kugu saabsan, laga bilaabo indhahaaga quruxda badan ilaa naftaada quruxda badan. • Waxaad tahay qofka kaliya ee aan rabo inaan noloshayda oo dhan la qaato. • Noloshayda ma qiyaasi karo la'aantaa. waxaad tahay jacaylka noloshayda. Halkan Kasii Akhri Erayo Jacayl Oo Xiiso Leh , Ku dhufo Linkgan 👇👇 https://bit.ly/44bY0Zx https://bit.ly/44bY0Zx https://bit.ly/44bY0Zx https://bit.ly/44bY0Zx @Taani_Yare
إظهار الكل...
Repost from JACAYL IYO XIKMADO
Wali Ma Iswaydiisay Su"aashan ? Akhriso 👇 Sida Loo Ogaado Qofka Kaa Helay Ee Aan Kuu Sheegan Karin ? https://bit.ly/3R4HNlZ https://bit.ly/3R4HNlZ
إظهار الكل...
SIDA LOO OGAADO QOFKA KAA HELAY EEN KUU SHEEGAN KARIN 《Akhri 6 Qodob 》

Iyadoo ay ugu wacan tahay cadaadiska bulshada iyo sababo kale oo badan waxaa laga yaaba inuu kaa helo hadana aanu waligii kuu s...

Photo unavailableShow in Telegram
macnaha noloshay miisaami taqaan jacayl muxiboleh way maaxin taqaan maankayga rabay macsuumi taqaan inaan moronay ka maarmi taqaan wixii murugaleh way moosi taqaan maadada farxaday miciini taqaan sidaan u muhday ii muunin taqaan xilkii marwaday maarayni taqaan Waaaw Waah 🔥
إظهار الكل...
1
Photo unavailableShow in Telegram
Iyadu waa tan ugu wanaagsan, ugu deggan uguna jilicsan dumarka adduunka. ❤️ Subax wansgan sxpyaal 🖐
إظهار الكل...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Xilliyada socdaalku waa kuwo dheer oo caajis ah kuwa aan wehel u lahayn safarkiisa, taasina waa safarka nolosha!
إظهار الكل...
👍 1
* Ma dhihi doono waxaad ku jirtaa qalbiga Laakiin, waxaad tahay garaaca wadnaha ee wadnahayga.
إظهار الكل...
Wali Ma Iswaydiisay Su"aashan ? Akhriso 👇 Sida Loo Ogaado Qofka Kaa Helay Ee Aan Kuu Sheegan Karin ? https://bit.ly/3R4HNlZ https://bit.ly/3R4HNlZ
إظهار الكل...
SIDA LOO OGAADO QOFKA KAA HELAY EEN KUU SHEEGAN KARIN 《Akhri 6 Qodob 》

Iyadoo ay ugu wacan tahay cadaadiska bulshada iyo sababo kale oo badan waxaa laga yaaba inuu kaa helo hadana aanu waligii kuu s...

Photo unavailableShow in Telegram
Qof kastaa wuxuu dhahaa jacaylku waa xanuun, laakiin taasi run maahan. Qof walba wuu ku jahwareeraa waxyaalahan jacayl, laakiin dhab ahaantii jacaylku waa waxa kaliya ee adduunkan daboolaya dhammaan xanuunada iyo Qofka ayuu dareensiiyaa markale inuu cajaa’ib sameeyo. Jacaylku waa waxa kaliya ee adduunkan aan waxyeelleyn.💏
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
way xanuun badantahay inaad ilowdo lkn waxa kasii xanuun badan inaad wali sugto adoo og inaanu imanayn 💔🥹 ✍️ Kaalay iska arag
إظهار الكل...
🔥 1