cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Anisa Abdalla ( pretty_hijab)

Motivational

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
860
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-27 أيام
-1330 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Fursadi waa mar iyo faro-ku-hayn (Barashada Daawada) ————-         —————       ————- Waxa laga yaabaa hal fursad oo aad ka faa’idaysatay in ay noloshaada oo dhan beddesho, oo saamayn togan ku yeelato.Taa beddelkeeda, haddii ay fursaddu ku soo marto, oo aad ka faa’idaysan waydo, laga yaabaa in ay  noloshaada oo dhan saamayn taban ku yeelato. Haddaba, waxa aannu idiin haynaa fursad aad uga faa’idaysan kartaan barashada daawooyinka . Fursaddu waa mar! Ka faa’idaysi wanaagsan. Baro dawada oo ugu adeeeg bulshadadada iyo ehelkaaga La xidhiidh ciwaankan hoose  ➡️ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq .
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
دعاء #١٢رمضان 🕊💞🌸 اللهم اشفي كل مبتلي و مريض ، و ⁦ فرّج⁩ ⁦ هم⁩ ⁦ كل⁩ ⁦ مهموم⁩، و ارزق كل شخص محروم ، واقبل توبة كل تائب،و أسعد قلب كل شخص حزين (اللهم امين) #رمضان_كريم #رمضان_يجمعنا #رمضان #رمضان٢٠٢٤
إظهار الكل...
وَبِالْأَسْحَارِ هُمْ يَسْتَغْفِرُونَ 📿💚 Dembi Dhaafka ilaahay Xiliga Suxuurta Laga Dalbado Waa Mid Kamid Ah Sifooyinka ilaahay Ku Tilmaamay Adoomadiisa Wanaagsan Istiqfaarso Waqtiga Suxuurta
إظهار الكل...
Ma jiro qof bini'aadam ah oo aan dhibaato lahayn, Nololna ma jirto Caqabado la'aan ah, ee ahoow Mid Niyad Sami leh , Waayo Dhibku Wuu Soconayaa Oo tagayaa, Xanuunka Qaarkiina, waxaa ka dambeya farxad Noloshaba sas ah. Rabigaaga ku xernow taladaada u dhiibo Rabi talo ku filan
إظهار الكل...
1
xaqiiqdi wax kasta oo aad weydo Nolosha waxaad helaysaa wax kale oo bedel ah, laakiin haddii aad Alle SWT ka fogaato marnaba ma helaysid bedel. Waxaadna ku noolaaneysaa ciriiri iyo murug. hagaaji xiriirka Alle waxa ku noolaneysa farxad an dhamaad lahayn. رمضان مبارك
إظهار الكل...
3
Photo unavailableShow in Telegram
#١١رمضان 🌙🕋 اللهم تقبل منا ما مضى 🌷 وبارك لنا فيما بقى من رمضان واكتبنا من عتقائك من النار (اللهم امين 🤲) #رمضان_كريم #رمضان_يجمعنا #رمضان #رمضان٢٠٢٤
إظهار الكل...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
#٧رمضان 🌙✨ " نسألك الرحمة والسِّتر والعافية، ونعوذُ بك من هُزال القرب منك، ومن النفس الغافية، نسألك اللّهُم حبّك وحُبّ من يحبّك وكل عملٍ يسوقنا إلى محبّتك وقُربك" #رمضان_كريم #رمضان٢٠٢٣ #رمضان #رمضان_يجمعنا
إظهار الكل...
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.