Faafinta kheyrka
الذهاب إلى القناة على Telegram
قال النبي صلى الله عليه وسلم بلغو عني ولو ءاية Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee Kusoo biir chanelkena kale @Abu_Casim @Faafinta_khayrka Wixii su'al ama talo bixin ah👇 @moha_zahid
إظهار المزيد6 609
المشتركون
-524 ساعات
-47 أيام
-6030 أيام
أرشيف المشاركات
6 611
God naareed ayaad ku dhci rabteen, wuuna idinka badbaadiyay...
Ibnu Cabbaas
Allaah wuxuu idinku badbaadiyay Nabi Muxammed NNKH
6 611
﴿وَكُنتُمْ عَلَىٰ شَفَا حُفْرَةٍ مِّنَ النَّارِ فَأَنقَذَكُم مِّنْهَا﴾.
> قَالَ ابنُ عَبَّـاس:
‐ أَنقَذَكُـمُ اللّٰـهُ بِمُحَمَّــد ﷺ .
6 611
Qiimaha caafimaadka aad haysato leeyahay, waxunbaad u garan kolkaad Isbitaalka booqoto, halla ogaado booqshadda dhakhtarka, bukaanka garab iyo wehel baad u noqon, ajar iyo xasanaadna wada heli, qalbiguna wuu kuu qoyi..
Ilaahay ha caafiyo cid walboo xanuunsan
6 611
Repost from رواسخ
للمرة الثانية وبعد أكثر من نصف مليون مشترك..
قرر يوتيوب فجأة إغلاق قناة #رواسخ وحذف محتواها دون إنذار أو تحذير مسبق! ⚠️
ما زلنا مستمرين في أداء رسالتنا وتقديم محتوى عميق يليق بكم.
شاركونا الدعم والمساهمة في نشر المحتوى، وانتظروا مفاجآت قوية قادمة.. ⏳
6 611
Haweenka waxaa loo guursdaaa Afar
1. Xoolaheeda
2. Laandheeranimadeeda ( nasabkeeda )
3. Quruxdeeda
4. Diinteeda
Ku guulayso midda diinta leh, ha hoogine...
6 611
Repost from قناة محمد شيخ أحمدنور ( أبو عاصم )
Fadliga barashada cilmiga:
" Malaa'igta ayaa garbaheeda dhulka udhigta, qofka cilmiga baranaya, raali ahaanshalo waxuu raadinayo oo cilmiga ah darteed "
Nabi Muxammed NNKH
