cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Zamzamsooyaal

Igala soco Qormooyin, Gabayo, Xikmado, IWM

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
3 987
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-67 أيام
-3030 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Repost from N/a
Dagaalka ugu wayn ee ruuxu galo waa kan uu naftiisa la galo. Nafteenu haday hogaanka inoo qabato nolasheena aduun iyo aakhiraba waxay noqotaa shalayto iyo hoog is barkan oon dhammaad yeelan doonin, hadii aynu innagu hogaaminana waxaynu ku naaloon doonaa farxad iyo degaansho. Riyooyinka aynu leenahay waxaynu gaadhi karnaa maalinta aynu nafsadeena gacanta ku dhigno. Ogowna ma jirto cid intay inoo timaado inna badalaysa,ama innagaa boodhka ka kici ama habaaskaas baynu dhex jiifi doonaa ilaa wadku inoo yimaado. إِنَّ اللَّهَ لَا يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّىٰ يُغَيِّرُوا مَا بِأَنفُسِهِمْ ۗ " Ilaahayna ma dooriyo wax dad ku suganyahay intay ka doorinayaan waxa naftooda ku sugan".
إظهار الكل...
Waxan tacsiyo u diraay walalky marna sxbky abdulkadir Uukow geeridii ku timaady abahiisa alle ha unaxriisto qabarigiisa wacsi alle hagu dhigo
إظهار الكل...
😭 7
Ku raaxayso waxyaabaha yaryar nolosha, maalin maalmaha ka mid ah ayaad dib soo fiirin doontaa kadibna aad ogaan doontaa in ay ahaayeen waxyaabaha waaweyn. waan hadalka kaliya aan nafteyda ku dhiiriyo una qalma inaan ka fikiro cufnaantiisa....SYL
إظهار الكل...
👍 1
إظهار الكل...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

❤️
😍
o
إظهار الكل...
إظهار الكل...

إظهار الكل...
maxan u rajeyay mansab muunad leh masuul sare io caqil muuqda munadisa mxuu rajedeyda kayeelay mugdi madow mxuu madaxeyga duugay maalin cad yaa nacas mooday masuul maqaam leh moolacyada ugu duceyay io maqaawiirta mooday maalin uun maciinsanaayo harkii maan laheen mansabkiina ayuu ku ciyaari maan rajeynin wax maankeyga wiiqa goor 😢😢Sooyaal😢😢
إظهار الكل...
😢 5
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.