cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Africa Humanitarian Institute

Increase your capacity to work for humanitarian organizations

إظهار المزيد
فنلندا425لم يتم تحديد اللغةالتعليم11 504
مشاركات الإعلانات
13 075
المشتركون
+424 ساعات
+577 أيام
+6830 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Humanitarian Response to conflict and disaster management waa diploma aad ku qaadanayso 10 courses oo dhan. Sidoo kale diplomadam qiimo dhimis wayn ayaanu ku samayney, oo waad ka faa'idaysan kartaa adigoon qarash badan bixinaynin. +25263 4124865
إظهار الكل...
Ma ogtahey in aanu samayney qiimo dhimis wayn ? Waxaanu qiimo dhimis ku samayney diplomadan humanitarian Response to conflict and disaster management oo kumaan Kun ka faaidaysteen. Hadii aad danaynayso in ka faaidaysto Nagala soo xiriir numberadan +252634124865 /Call: 0634071491 Ama linkigan taabo kadib fariin noosoo dir https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1
إظهار الكل...
👍 4 3
𝗠𝗔𝗔𝗟𝗚𝗔𝗦𝗛𝗢 𝗡𝗔𝗙𝗧𝗔𝗔𝗗𝗔 Waxaanu kuu diyaarinay diploma heersare ah Isla markaana kobcin doonta aqoontaada. 𝙝𝙪𝙢𝙖𝙣𝙞𝙩𝙖𝙧𝙞𝙖𝙣 𝙧𝙚𝙨𝙥𝙤𝙣𝙨𝙚 𝙩𝙤 𝙘𝙤𝙣𝙛𝙡𝙞𝙘𝙩 𝙖𝙣𝙙 𝙙𝙞𝙨𝙖𝙨𝙩𝙚𝙧 𝙢𝙖𝙣𝙖𝙜𝙚𝙢𝙚𝙣𝙩 waxaana lagu qaadanayaa 10 courses oo dhan. Waxaana helaysaa shahaado diploma ah oo transcript wadata. Nagala soo xiriir Whatsapp ka.👇 https://wa.me/message/ZFTIOWOCULURF1 📞 25263 4124865 📞 +252634071491 📞 +252659166058 𝑴𝒂𝒉𝒂𝒅𝒅𝒂𝒏𝒊𝒅
إظهار الكل...
6👍 4
Waxaanu xayiraadii ka qaadney diplomadii humanitarian Response to conflict and disaster management. Si aad isu diwaangaliso nagala soo xiriir whatsapp 063 4124865
إظهار الكل...
👍 7
𝖲𝗂𝖽𝖾𝖾 𝖲𝗁𝖺𝗊𝗈 𝖪𝗎 𝖧𝖾𝗅𝗂 𝖪𝖺𝗋𝗍𝖺𝖺? Kaba soo qaad in aad tahay arday hadda dhaw jaamacad dhameeyay ama ay gaba-gaba u tahay sannaddii ugu danbeysay ee waxbarashada heerka koobaad. Waxaa mar kasta maankaaga kusoo dhacayo, sidee shaqo deg deg ah ku heli kartaa? Su’aashaan inta aadan jawaabteeda raadin, waxaad is waydiisaa su’aalahan soo socda; 1. Adigu shakhsiyan ma tahay qof diyaarsan oo aqoontiisu fiicantahay, oo si wanaagsan wax usoo baratay (well educated person)? 2. Ma tahay qof leh xirfad ku filan iyo karti shaqo (having enough skills and required job competencies)? 3. Matahay qof luuqadda english-ka ku wanaagsan marka laga soo tago luuqadda Soomaaliga? 4. Ma tahay qof hawl-kar ah (hard-working person)? 5. Ma tahay qof hansare leh oo hiigsanaaya in uu meel sare gaaro? Haddii ay su’aal kasta jawaabteedu “HAA” kuusoo baxdo, waa hubaal in aad shaqa deg deg ah ka heli doontid hay’adaha shaqooyinka laga helo, sida Hay’adaha Caalamiga ah (INGOs), Hay’adaha Qaramada Midoobey (UN Agencies), shirkadaha gaarka loo leeyahay, ama hay’adaha kala duwan ee Dowladda Soomaaliya. Laakiin haddii ay “MAYA” kusoo baxdo 2 ama 3 ka mid ah su’aalahaas kor ku xusan, walaalkeey / walaashey isku day in aad meelaha aad ka gaabinayso iska soo xoojiso/kabtid inta uusan damac shaqa-raadis ku galin. Haddii kale, tallaaba kasta oo aad u qaadid dhanka shaqa raadinta, guuldarro ayay ku soo dhammaanaysaa, maxaa yeelay shuruudo ka mid ah shaqa-helidda ayaa wali qabyo kaa ah. Ugu dambeyn, waa in aad si hordhac ah u sii ogaataa in shaqo-heliddu ay mar kasta tahay mid uu tartan adag ka horreeyo. Haddiise aad si dhab ah u raacdo tallaabooyinka soo socdo, waa hubaal in aad boos shaqo ka xajisan doonto hey’adaha caalamiga ah, kuwa UN-ka, kuwa maxalliga ah iyo dawladdaba. 1. Tallaabada 1-aad: Raadi oo juhdi xoogan geli in aad heshid shaqooyin is-xilqaamka ah (voluntary/internship work) gaar ahaan meelaha aad danaynayso inaad mustaqbalka ka shaqayso sida Barnaamijyada/Mashaariicda (Programmes/Projects) iyo hawlaha la xariiro Hawl-wadeenimada (Operations such as HR, Admin, Finance, Procurement, ICT, etc.) 2. Tallaabada 2-aad: Hab soo-jiidasho leh u qoro warqadahaaga codsiga shaqada, sida Taariikh nololeedkaaga (CV) iyo Warqadda isqeexidda (Cover Letter), adiga oo tixgelin gaar ah siinaya meelaha aad xiisaynayso inaad ka shaqayso (Programmes/Projects or Operations), aqoontaada, xirfadahaaga iyo kartidaada. 3. Tallaabada 3-aad: Iska hubi in aad heysato dhammaan mudnaantii ay shaqadu kaaga baahnayd (job-specific qualifications), maxaa yeelay mihnad kasta waxa ay dalbanaysaa aqoon, xirfad iyo karti u gaar ah. 4. Tallaabada 4-aad: Ogow qaanadda ay aqoontaada, xirfaddaada iyo kartidaadu kaa galin karaan qiimeynta shaqaalaha (staff grade category) 5. Tallaabada 5-aad: Si joogta ah u codso shaqa kasta oo aad u aragto inay ku habboon tahay mudnaantaada aqooneed, xirfadeed iyo kartiyeed. 6. Tallaabada 6-aad: U diyaargarow tijaabada qoraalka ah ee farsamada (Written Technical Tests) iyo wareysiga kartida la xiriira (Competency-based Interviews), kuwaas oo imaanaya ka dib marka aad ku soo baxdo liiska gaaban (shortlist) ee xulashada koobaad ee heerarka shaqaalaysiinta. Hanafi Hassan Aalow
إظهار الكل...
👍 25 3👏 2
Jumco Mubarak
إظهار الكل...
4
👌 7
Da'yarta wakhti badan ku lumisa Facebook iyo TikTok waxaan kula talinayaa in ay wakhtigaa ku bixiyaan LinkedIn iyo baraha la midka ah ee waxtarka u leh. Waxtarka LinkedIn waxaa ka mid ah: - Waxaad ka helaysaa fursado shaqo, - Waxaad ka helaysaa talooyin ku saabsan sida aqoontaada shaqo iyo xirfadeed kor loogu qaado, - Waxaad ka helaysaa fursad aad wax kaga barato dad kaa aqoon iyo waaya-aragnimo shaqoba badan. - Waxaad ka helaysaa fursado waxbarasho iyo deeqo waxbarasho, - Waxa aad kala saaxiibi kartaa dad muhiim ah oo wax badan kaa tari kara dhanka shaqada iyo aqoontaba, - Waa meesha laga helo dadka aad isku aqoonta iyo shaqadaba tihiin. Waxaad xubin ka noqon kartaa bulshooyin xiise, shaqo iyo xirfadba wadaaga oo dunida oo dhan jooga, taas oo adigana albaabo badan kuu furi karta, - LinkedIn waa halka ay dadka shaqaale doonayaa ka raadiyaan. Halkaas ayaa dadka profiles kooda laga eegaa oo lagala soo xidhiidhaa haddii loo baahdo. Markaa bartani waxay kuu sahlaysaa in xataa shaqadu adiga ku soo doonato. Khadar mohamed
إظهار الكل...
22👍 11👏 4
Maanta wixii ka dambeeya waxaanu hakad galiney diplomadan humanitarian Response to conflict and disaster management. Maqaadan karno arday kale oo diploma rabta madaama arday aad ubadani bishii ramadaan nagu soo biireen. FG: koorsooyinka tababarada ah ama certificate ka leh waad heli kartaan waana isdiwaagalin kartaan insha allah.
إظهار الكل...
18👍 7👏 1