Salah Muse Hassan
الذهاب إلى القناة على Telegram
4 061
المشتركون
-224 ساعات
-337 أيام
-12230 أيام
أرشيف المشاركات
4 057
𝗠𝗨𝗫𝗔𝗔𝗗𝗔𝗥𝗢
𝗔𝘅𝗸𝗮𝗮𝗺𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡
𝗤 3𝗮𝗮𝗱
𝗠𝘂𝗱𝗼 𝗔𝗳𝗮𝗿 𝗱𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾𝗮 𝗮𝗵 𝗸𝘂 𝗼𝗴𝗼𝘄
𝗔𝗥𝗞𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡
𝗔𝗮𝗱 𝗯𝗮𝘆 𝗺𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝘂 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘆𝗲𝗲𝗹𝗮𝘆 𝗹𝗮'𝗮𝗮𝗻𝘁𝗲𝗲𝗱 𝘀𝗼𝗼𝗻 𝗺𝗮 𝗮𝗻𝘀𝗮𝘅𝗼 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝘀𝗶𝗶 𝗼𝗴𝗼𝘄
𝗦𝗛 𝗫𝗔𝗦𝗦𝗔𝗔𝗡
4 057
𝗠𝗨𝗫𝗔𝗔𝗗𝗔𝗥𝗢
𝗔𝘅𝗸𝗮𝗮𝗺𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡
𝗤 3𝗮𝗮𝗱
𝗠𝘂𝗱𝗼 𝗔𝗳𝗮𝗿 𝗱𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾𝗮 𝗮𝗵 𝗸𝘂 𝗼𝗴𝗼𝘄
𝗔𝗥𝗞𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡
𝗔𝗮𝗱 𝗯𝗮𝘆 𝗺𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝘂 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘆𝗲𝗲𝗹𝗮𝘆 𝗹𝗮'𝗮𝗮𝗻𝘁𝗲𝗲𝗱 𝘀𝗼𝗼𝗻 𝗺𝗮 𝗮𝗻𝘀𝗮𝘅𝗼 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝘀𝗶𝗶 𝗼𝗴𝗼𝘄
𝗦𝗛 𝗫𝗔𝗦𝗦𝗔𝗔𝗡
4 057
6 𝗱𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾𝗼 𝗴𝘂𝗱𝗮𝗵𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗸𝘂 𝗼𝗴𝗼𝘄 𝗺𝗮𝘀𝗮𝗮'𝗶𝗹 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗾𝗶𝗶𝗺𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗸𝘂𝗻𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮
1 - 𝗦𝗼𝗼𝗻 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮 ?
2 - 𝗠𝗲𝗲𝗾𝗮 𝗾𝗮𝘆𝗯 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮?
3 - 𝗠𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘅𝘂𝗸𝘂𝗻𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 ?
4 - 𝗗𝗮𝗿𝗮𝗷𝗮𝗱𝗲𝗲 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗴𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗮𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 ?
5 - 𝗤𝗼𝗳𝗸𝗮 𝗶𝗻𝗸𝗶𝗿𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 𝗺𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 ?
6 - 𝗤𝗼𝗳𝗸𝗮 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗼 𝗮𝗻𝗳𝘂𝗿𝗼 𝘅𝘂𝗸𝘂𝗻𝗸𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗺𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆?
7 - 𝗬𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮𝗷𝗶𝗯𝗮𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 ?
𝗦𝗛 𝗫𝗔𝗦𝗦𝗔𝗔𝗡
4 057
6 𝗱𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾𝗼 𝗴𝘂𝗱𝗮𝗵𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗸𝘂 𝗼𝗴𝗼𝘄 𝗺𝗮𝘀𝗮𝗮'𝗶𝗹 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗾𝗶𝗶𝗺𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗸𝘂𝗻𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮
1 - 𝗦𝗼𝗼𝗻 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮 ?
2 - 𝗠𝗲𝗲𝗾𝗮 𝗾𝗮𝘆𝗯 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮?
3 - 𝗠𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘅𝘂𝗸𝘂𝗻𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 ?
4 - 𝗗𝗮𝗿𝗮𝗷𝗮𝗱𝗲𝗲 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗴𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗮𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 ?
5 - 𝗤𝗼𝗳𝗸𝗮 𝗶𝗻𝗸𝗶𝗿𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 𝗺𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 ?
6 - 𝗤𝗼𝗳𝗸𝗮 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗼 𝗮𝗻𝗳𝘂𝗿𝗼 𝘅𝘂𝗸𝘂𝗻𝗸𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗺𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆?
7 - 𝗬𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮𝗷𝗶𝗯𝗮𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 ?
Sh/Xassaan xusayn
4 057
𝗛𝗮𝗹 𝗾𝗼𝗳 𝗼𝗼 𝗰𝗮𝗮𝗹𝗶𝗺 𝗮𝗵 (𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝘆𝗮𝗵𝗮𝗻) 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘀𝗵𝗮𝘆𝗱𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗱𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗸𝘂𝗻 𝗰𝗮𝗮𝗯𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗮𝗮𝗻 𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶 𝗹𝗲𝗵𝗲𝗲𝗻.
𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 ﷺ 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗯𝗼𝗼𝗿𝗶𝗻 𝗷𝗶𝗿𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶𝗴𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗮𝗿𝗶𝗻𝗸𝗮𝗮𝘀 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵
𝗫𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗿𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗮𝗯𝘂𝘂 𝗵𝘂𝗿𝗮𝘆𝗿𝗮 𝗿 𝗰 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶 : 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 ﷺ 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶 : 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗮𝘀𝗮𝗴𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀 𝗸𝘂 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝘂 𝗳𝘂𝗱𝘂𝗱𝗲𝗲𝘆𝗮𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗼 𝗷𝗮𝗻𝗮𝗱𝗮 𝘅𝗮𝗴𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗮𝗵.
[𝘅𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝘀𝗮𝘅𝗶𝗶𝘅 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝘁𝗶𝗿𝗺𝗶𝗱𝗶𝘆]
𝗚𝗼𝗼𝗿𝘁𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗴𝘂𝗿𝗶𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗺𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗯𝗮𝗿𝘁𝗼 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶 𝗸𝗼𝗿𝗼𝗿𝘀𝗮𝗻𝗮𝗮𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗯𝗮 𝗮𝗵 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗷𝗮𝗻𝗮𝗱𝗮.
𝗛𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻𝘆𝗼 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝘀𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗹𝗮𝗮𝘇𝗶𝗺𝘁𝗮𝗮 𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗮𝗸𝗵𝗶𝗿𝗼 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝘀𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗹𝗮𝗮𝘇𝗶𝗺𝘁𝗮𝗮 𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗮𝗸𝗵𝗶𝗿𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻 𝗶𝘀𝗹𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗹𝗮𝗮𝘇𝗶𝗺𝘁𝗮𝗮 𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶𝗴𝗮.
4 057
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗶𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝘄 𝗿𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗶𝗶 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘆𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮𝗻𝗮𝘆𝗻𝗮𝗮 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗻𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝗴𝗮𝗮𝗿𝘀𝗶𝗶𝘆𝗼.
𝗜𝗻𝘁𝗮𝗮𝘀 𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗯 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗼𝗼 𝗴𝘂𝗱𝗯𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮 𝗺𝘂𝘂𝗾𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗾𝗮𝗹𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗮𝗮𝘆𝗼 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 𝗿𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝘅𝗸𝗮𝗮𝗺𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗵𝗮𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗮𝘆𝘀𝘁𝗼 𝘂𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮 𝘀𝗶 𝗮𝘆 𝗼𝗴𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗮𝗮𝗻. 𝗫𝗶𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗹𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗯𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗷𝗮𝗵𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗷𝗮𝗮𝗵𝗶𝗹 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘁𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘀𝘂𝘂𝗯𝗮𝗻 𝗰𝘂𝗹𝘂𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘅𝗮𝗾𝗶𝗶𝗷𝗶𝘆𝗲𝗲𝗻 𝗶𝗻 𝘄𝗮𝗮𝗷𝗶𝗯𝗮𝗮𝘁𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗮𝘆 𝘀𝗵𝗮𝗾𝘀𝗶 𝘀𝗵𝗮𝗾𝘀𝗶 𝗼𝗼𝗴𝘂 𝘄𝗮𝗮𝗷𝗶𝗯𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗷𝗮𝗵𝗹𝗶𝗻𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻.
4 057
LA SOCO QAYBAHA KALE INTA SOONKA KA DHIMAN WAXAAN SOO GUDBIN DOONAA SOONKA IYO AKAAMTIISA WAX KU SAABSAN IN SHAA ALLAAH
4 057
𝗪𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱 𝘀𝗮𝗻 𝘁𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝗸𝗮 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗴𝗮𝗮𝗿𝘆 2𝗸 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝘂 𝗵𝗼𝗿𝗮𝘆 𝘂 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗯 𝗶𝘀𝘁𝗮𝗮𝗴𝗶𝗶𝗻𝗮 𝗺𝗮𝗿 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗮𝗮𝗱 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱 𝘀𝗮𝗻 𝘁𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶𝗻.
𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗯 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗲𝗵 #𝗻𝗮𝗯𝗶𝗶𝗹_𝘀𝘂𝗹𝗮𝘆𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘀𝗮𝗮𝘀𝗮𝗵𝗮 #𝗸𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮_𝗸𝘂𝗹𝗺𝗶𝘀.
4 057
● TARIIKH DHIGAN
Imaam Axmad binu Xanbal waa la xidhay oo la jidh-dilay, sababtuna waxay ahayd in lagu khasbo inuu dhoho quraanku ma ahan hadal Allah ee waa abuur rabi.
Xilligii Cabbaasiyiinta Hogaamiye talin jiray oo ku caan baxay dulmiga, sidookale aaminsanaa in Qur’aanka la abuuray ayaa go'aansaday inuu imaamka kudirqiyo inuu ogalaado in quraanku yahay makhluuq, balse imaamka ayaa ka soo horjeestay.
Imaam Axmad bin Xanbal markii la xiray ayaa ninkii xabsiga hayay oo ilaalinayay weydiiyey diintu waxay kaqabto u gargaaridda daalimiinta iyo garab istaagooda in shaqo loo qabto. Ibnu Xanbal wuxuu ku yidhi: Daalimka dadka dulminaya waxba kama dugana midka garab istaaga usamaynaya oo shaqada uhaya.
Xabsi-hayihii wuxuu ku yidhi: oo anigu ma waxaan ka mid ahay u gargaarayaasha dulmiga? Ibnu Xanbal wuxuu ku yidhi: Maya, ma tihid mid u gargaara Dulmiga, balse waxaad tahay mid ka mid ah Daalimiinta dadka dulmiya. Xitaa qofkii waxyar lagarab istaaga waala xukun.
Xigasho
https://t.me/TariikhdaIslamka
4 057
Repost from Kooxda Kulmis
Habeen wanaagsan.
|I{•------» ﷽ «------•}I|
Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh.
╔═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
📌 dunida dahsoon
📌 ku baro afcarabiga qoralo
📌 Faafinta diinta islaamka
📌 culimada su'aashaada weydii
📌 xikmado xul ah.
📌 kala soco WARARKA
📌Axaadiista nebiga oo afsomali ah
📌 Love stories
📌 su'aalo guud(diini iyo maadi)
📌 Xikmado badan
📌 Buug somali maqal ah
📌 Dhambaal
📌 Dareenka dunida
📌 Buugwalba ood u baahato
📌 Xikmad iyo dhiirigelin
📌 weheliso
📌 Taariikhda
📌 Dareenka dunida
📌 Gaarsiinta diinta
📌 Halxiraale
📌 Noqo mufakir
📌 Science iyo qur'aanka
📌 Buuug dhagaysi ah
📌 Su'aalo iyo jawaabo
📌 siirada nebiga SCW
📌 Oraahyo
📌 Baro af English-ka
📌 sheekoyin qosol iyo xikmad ah
📌 Dhagayso quraanka
📌 cilmi nafsiga
📌 Siyaasadda dunida
📌 Sahanka nolosha
📌 Kalasoco wararka
📌cilmi iyo aqoon
📌 Baro luuqada English'ka
📌 Iftiinshe
📌 Dhiirigeliye
📌 Qoraal qaadasho mudan
📌 Qaado iftiinka
📌 ila qosol
📌 oraahside
📌baraaruji awoodahaaga
📌 niyadeena
📌 korodhso online academy
📌 Su'aalo diini ah
📌 Rajada nolosha
📌 BUUG SOMALI PDF AH
📌faafinta khayrka
📌 arrimaha islaamka
📌 Aqoonkaal media
*✿❀ - ❀✿*
╚═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
📌 @kaydbooks
⭆@xikmadbadan
⭆ @Oraahyo
___
⭆ Buug soomaai PDF ah iyo kuwo Dhagaysi ah ayaad halkan ka helaysaa.
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 057
Repost from OGAALSO
「 Muxuu yahay xaqa uu Alle addoomadiisa ku leeyahay iyo xaqa ay addoomadu Alle ku leeyihiin? 」
⌛️•─18:48─•
👤 Mubaarak Mohamed Hassan.
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
