Salah Muse Hassan
الذهاب إلى القناة على Telegram
3 823
المشتركون
-524 ساعات
-257 أيام
-6830 أيام
أرشيف المشاركات
3 821
Waxa Gumaystaha Laga Fishaaba Waa Fasaad Iyo Bahdilka Bulshada Uu Gumaysiga Aqbashay.
3 821
Hooyadaa lambarkeeda isii ?
Jawaabteeda waxay noqotay xabad iga hoo xabada oo galaafatay naf shacab aan wax galabsanin.
Xabadaba waxay ola tahay sida dhagaxa ciyaalka yaryari isku tuurtuuraan. Saas darteed layaab ma leh in ay boqolaal kale dilaan ilaa qoriga loo dhiibo askari Alle yaqaan ah muslimka dhiigiisana ilaaliyo inuu daadiyo dhiig muslim u arko xaaraan.
3 821
Repost from Baraarug
#Allaahu_Akbar
👉Walaashen Aafiya Siddiiqi-oo kuxirneyd Mareykanka- Waxaa Laleeyahay Xorriyadeedii beey Dib Uheshay.
👉Waxey Aheyd Gabar Aqoon-yahanad Diiday Gumeysiga Gaalada, Alle Ayaa Kumahadsan Arrinkaa oo Aqbalay Ducadii Muslimiinta.☝️
3 821
Maalinbo Cid Buu Xanuunka Taabtaa Maanta Haday Reer Gaza Yihiin Biri Waa Cid Kale.
Allow U Murugta Ka Qafiifi Muslimka Kurbaysan.
3 821
Repost from Salah Muse Hassan
اللّٰهم أنجِ المُستضعفين من المؤمنين.
اللّٰهم أشدُد وطأتك علىٰ الكافرين.
اللّٰهم اجعلها عليهم سنين كَسِنِي يوسف.
3 821
🔴🔴
KULMIS🔴🔴 Linkigan hoose waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
3 821
#TUUGANIMO IYO #BIDCO YAA ROON.
▪️ Abwaan Bashaar Binu Burd (96-168 Hijriyada) wuxuu ku yidhi Hilaal bin Cattiya oo ay saaxiib ahaayeen:
“Hilaal, ma iga aqbaleysaa talo aan kugu gaar yeelaayo?
Hilaal ayaa yiri: Haa.
Wuxuu yiri: waxaad xadi jirtay dameeraha, kadibna waad toobadkeentay oo waxaad noqotay raafidi, ee ku noqo inaad dameeraha xado, ilaahaan ku dhaartayee Iyadaa kaaga kheyr badan raafidinimada.
📗 ["wafiyyaatul - acyaan" Ibn Khallikan (1/425)]
3 821
Repost from الإرشاد
👈من أفضل القنوات الدَّاعية إلى الإسلام ؛ أقبلوا عليها ..
👈اشترك واستفد يا أخي فِي الله.
👈انشر واحتسب تجده أمامك.
👉https://t.me/AlIrshaad22
👉https://t.me/Kanzulfawaaid
👉https://t.me/baraarug22
👉https://t.me/koos992
👉https://t.me/fawaid181
👉https://t.me/arimo1islaam
👉https://t.me/Ogaalso
👉https://t.me/SheekhCabdiraxman
👉https://t.me/sooyaal02
👉https://t.me/DaarulHidaaya1
👉https://t.me/abuukhaalid1
3 821
Caaqil Baa Laga Sheegay Inuu Yiri:
"Doqon Shisheeye Jeclaatay Waa Ku Dilaysaaye Intaynan Ku Dilin Dilin Dil".
3 821
In shaa Allah diinteena way sarayn doontaa, Ciyaalka galbeedka ka shidaal qaatana way shalayn doonaan.
#LA_WADAAG
3 821
Maxay U Xishoonayaan Maxay U Cabsanayaan.
Wax Magaratada Xumaantooda Way Kuu Dhiiran Yihiin Lamana Gambadaan In Ay Fal Xun Samaynayaan , Daalibul-cilmiga Maxaa U Diiday In Uu ku Dhiirto Inkiraada Baadilka , Maxay U Xishoonayaan Maxay U Cabsanayaan.
3 821
Dulmiga Iyo Cadaalad Darada Soomaalida Iyadaa Gacanteeda Ku Doonatay Goor Ay Ka Iilatay Kitaabkii Ilaahey Oo Cadaalad Oo dhan Ay Ku Dhamaystiran Tahay.
Tuura #Dimuqraadiyada
3 821
﴿إِنَّ اللهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾.
«اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ».
3 821
🔴🔴
KULMIS🔴🔴 Linkigan hoose waxa ku jira 98 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/LtjKPtfpKp4xZTM0
3 821
"Aamuska Waa Jawaab Is Moogsiintana Shar Badan Ayey Damisaa".
#Acmash
#La_wadaag
3 821
Africanka sidee ku hor-mari karaa isaga oo u haysta kii lugta ka haayay inuu hor-marinaayo.
(Reer-galbeed)
#dad_hurdo
3 821
{ فَسُبۡحَـٰنَ ٱللَّهِ حِینَ تُمۡسُونَ وَحِینَ تُصۡبِحُونَ (١٧) وَلَهُ ٱلۡحَمۡدُ فِی ٱلسَّمَـٰوَ ٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَعَشِیࣰّا وَحِینَ تُظۡهِرُونَ (١٨) }
[سُورَةُ الرُّومِ: ١٧-١٨]
