Salah Muse Hassan
الذهاب إلى القناة على Telegram
4 061
المشتركون
-224 ساعات
-337 أيام
-12230 أيام
أرشيف المشاركات
4 061
#Shiiriin In Ay Yahuud Dishay Micneheeda Ma Aha In Ay Muslimad Tahay, Ma Banaana In Ilaah Loo Naxariis Waydiiyo, Maxaa Yeelay Waxay Eheed Gabar Wariye Macatabley Ah Oo Al-Jaziira U Shaqayso Waxay Wararka Kasoo Tabin Jirtay Filistiin, Iska Ilaaliya In Aad Ilaah U Naxariis Waydiisaan, Waayo Muslimka Gaal U Taraxumaayo Islaamkiisa Ayaa Ku Buraayo Oo Diinta Ayuu Kaga Baxayaa, Maxaa Yeelay U Naxariis Waydiinta Gaalka Waa Naaqid (Buriye) Islaamka Buriyo, Inta Aad Gaal U Baar Jileecaysaan Diintiina Ha Waayina
{ مَا كَانَ لِلنَّبِیِّ وَٱلَّذِینَ ءَامَنُوۤا۟ أَن یَسۡتَغۡفِرُوا۟ لِلۡمُشۡرِكِینَ وَلَوۡ كَانُوۤا۟ أُو۟لِی قُرۡبَىٰ مِنۢ بَعۡدِ مَا تَبَیَّنَ لَهُمۡ أَنَّهُمۡ أَصۡحَـٰبُ ٱلۡجَحِیمِ }
[سُورَةُ التَّوۡبَةِ: ١١٣]
4 061
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
Jadiidigaan yuu is mooday u sheega sheekheena kaniico buuwayso kaama yaqaano ha is daalinin.
HADUU SHEEKHA AFKA KALA BIXI WAAYO WADNAHAAN KALA BAXAYNAA INTAAN SHEEKHA LA GAARIN
#MALCUUN
4 061
#SH_XASSAAN Iyo Xizbiyiinta Ictisaam iyo Jadiidiyo Maxaa U Dhaxeeyo
Manhajka #Sh_Xassaan
4 061
Mubtadicada ama si kale u dhigee bidcoolayaasha wax malaga baran karaa ?
Jawaabta #SH_XASSAAN
4 061
𝖶𝖺𝗑𝖺𝗒 𝖽𝗁𝖾𝗁𝖾𝖾𝗇 𝖥𝖺𝗋𝖺𝗇𝗌𝗂𝗂𝗌𝗄𝗎 𝗐𝖺𝖺 𝖽𝖺𝗅𝗄𝖺 𝗑𝗈𝗋𝗂𝗒𝖺𝖽𝖽𝖺 𝖧𝖺𝖽𝖺𝗅𝗄𝖺!.
𝖣𝗈𝗐𝗅𝖺𝖽𝖽𝖺 𝖥𝖺𝗋𝖺𝗇𝗌𝗂𝗂𝗌𝗄𝖺𝗌 𝖺𝗒𝖺𝖺 𝖽𝖺𝗅𝗄𝖾𝖾𝖽𝖺 𝗄𝖺 𝗋𝖺𝖺𝖼𝖽𝖺𝗒𝗌𝖺𝗒 𝖨𝗆𝖺𝖺𝗆 𝗂𝗒𝗈 𝖪𝗁𝖺𝖽𝗂𝗂𝖻 𝖬𝗎𝗌𝗅𝗂𝗆 𝖺𝗁 𝗈𝗈 𝗌𝖺𝗅𝖺𝖺𝖽𝖽𝗂𝗂 𝖢𝗂𝗂𝖽𝖽𝖺 𝗄𝗎𝗌𝗈𝗈 𝗊𝖺𝖺𝗍𝖺𝗒 𝖠𝖺𝗒𝖺𝖽𝖽𝖺 𝖰𝗎𝗋'𝖺𝖺𝗇𝗄𝖺 𝖾𝖾 𝖺𝗁 وَقَرْنَ فِي بُيُوتِكُنَّ وَلَا تَبَرَّجْنَ تَبَرُّجَ الْجَاهِلِيَّةِ 𝖠𝖺𝗒𝖺𝖽𝖽𝖺𝗇 𝖺𝗒𝖺𝖺 𝖽𝗎𝗆𝖺𝗋𝗄𝖺 𝗆𝗎𝗌𝗅𝗂𝗆𝖺𝖺𝖽𝗄𝖺 𝖺𝗁 𝖿𝖺𝗋𝖺𝗒𝗌𝖺 𝗂𝗇 𝖺𝗒 𝗀𝗎𝗋𝗒𝖺𝗁𝗈𝗈𝖽𝖺 𝗄𝗎 𝗇𝖾𝗀𝖺𝖺𝖽𝖺𝖺𝗇.
𝖽𝖺𝖽𝗄𝖺 𝗀𝖺𝖺𝗅𝖺𝖽𝖺 𝖺𝗁 𝗈𝗈 𝖽𝗂𝖻𝖺𝖽 𝖻𝖺𝗑 𝖽𝗁𝗂𝗀𝖺𝗒 𝗐𝖺𝗑𝖺𝗒 𝗄𝗎 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗀𝖾𝖾𝗇 𝗆𝗂𝖽 𝗄𝗁𝗂𝗅𝖺𝖺𝖿𝗌𝖺𝗇 𝖬𝖺𝖻𝖺𝖺'𝖽𝗂𝗂𝖽𝖺 𝖢𝖺𝗅𝗆𝖺𝖺𝗇𝗂𝗒𝖺𝖽𝖽𝖺 𝗄𝖺𝖽𝗂𝖻𝗇𝖺 𝖽𝗈𝗐𝗅𝖺𝖽𝖽𝖺 𝖷𝖺𝗀𝗃𝗂𝗋𝗄𝖺 𝖥𝖺𝗋𝖺𝗇𝗌𝗂𝗂𝗌𝗄𝖺 𝖺𝗒𝖺𝖺 𝖼𝖾𝗒𝗋𝗂𝗌𝖺𝗒 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗄𝗁𝖺𝗇 𝗆𝗎𝗌𝗅𝗂𝗆𝗄𝖺 𝖺𝗁 𝖾𝖾 𝗄𝖺𝗌𝗈𝗈 𝗃𝖾𝖾𝖽𝖺 𝖽𝖺𝗅𝗄𝖺 𝖪𝗈𝗆𝗈𝗋𝗈𝗈𝗌
4 061
Habeen wanaagsan.
✼ ҉ ✼ ҉ ✼ ҉ - ҉ ✼ ҉ ✼ ҉ ✼
┏━━━━━°❀•:🎀 - 🎀:•❀━━━━━┓
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
✿: Buug soomaali PDF ah
✿: Aqoonkaal media
✿: ku baro afcarabiga qoralo
✿: Faafinta diinta islaamka
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
✿: culimada su'aashaada weydii
✿: xikmado xul ah.
✿: kala soco WARARKA
✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
✿: Love stories
✿: su'aalo guud(diini iyo maadi)
✿: Xikmado badan
✿: Buug somali maqal ah
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
✿: Dhambaal
✿: Dareenka dunida
✿: Buugwalba ood u baahato
✿: Xikmad iyo dhiirigelin
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
✿: weheliso
✿: Hoyga sheekooyinka
✿: Dareenka dunida
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
✿: Halxiraale
✿: Noqo mufakir
✿: Science iyo qur'aanka
✿: Buuug dhagaysi ah
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
✿: Su'aalo iyo jawaabo
✿: siirada nebiga SCW
✿: Oraahyo
✿: Baro af English-ka
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
✿: Dhagayso quraanka
✿: cilmi nafsiga
✿: Siyaasadda dunida
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
✿: Sahanka nolosha
✿: cilmi iyo aqoon
✿: Baro luuqada English'ka
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
✿: Iftiinshe
✿: Dhiirigeliye
✿: Baahiyaha kheyrka
✿: Qaado iftiinka
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
✿: ila qosol
✿: oraahside
✿: baraaruji awoodahaaga
✿: niyadeena
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
✿: qoraal qaadasho mudan
✿: korodhso online academy
✿: Rajada nolosha
✿: sheekoyin
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
✿: dunida dahsoon
✿:faafinta khayrka
✿: arrimaha islaamka
✿: Aqoonkaal media
*✿❀ - ❀✿*
┗━━━━━°❀•:🎀 - 🎀:•❀━━━━━┛
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
📌 @kaydbooks
📌@xikmadbadan
📌@Oraahyo
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Halkaan waxaad ka helaysaa BUUG soomaali PDF ah, iyo buug( Exams ka) dhamaan manaahijta iskoolada soomaalida. Jion dheh.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 061
OGEYSIIS
Maalmaha ina soo aadan waxa jiri doona telegram live looga hadli doono masaail muhiin ah oo ay ugu horeyso
أصل الدين
و مسائل الأسماء والأحكام
Loogana jawabi doono suaalo badan oo muhiim ah.
Waxaa inoo soo jeedin doono qeyb kamid ah dalabatul-cilmiga soomaaliyeed.
Qofki doonaya in uu sideyda oo kale ka faaiideysto ha ku biiro linkigaan
👉https://t.me/Raad_Athar
Mahadsanidiin.
4 061
Alle ayey mahad u sugnaatay aan ka abuurin caruurtayda abuur caasiya uu ciqaabo ka dibna wuu istirjaacsaday hal mar ayuu neefsaday neefsasho wuuna dhintay, waxaan iri:
إنا لله وإنا إليه راجعون
Musiibadayda ayaa waynaatay qof ninkaan oo kale ah hadaan ka tago dugaagta ayaa cunayso hadii aan fadhiistana uma awoodo dhib iyo dheef toona waxaan ku daboolay go' uu watay waxaana fadhiistay madaxiisa agtiisa aniga oo ooynaayo xilli aniga oo fadhiyo waxaa si xoog ah igu soo galay afar nin waxay igu dheheen: adoonkii Allow maxay xaaladaada ? maxay tahay sheekadaada ? waxaan ooga sheekeeyay sheekadayda iyo sheekadiisa waxay igu dheheen: wijigiisa noo feed waxaa laga yaabaa in aan garano, waxaan feeday wijigiisa, dadkii hal mar ayey ku hoobteen iyaga oo marna dhunkanaayo indhihiisa marna labadiisa gacan waxayna dhahaayeen: il ayaan aabahay ku furtay ka indha laabatay maxaarimta Alle jirkiisa ayaan aabahay waxaa badnaa inta aad ahayd mid sujuudsan dadka oo hurdaayo, waxaan iri: Alle idin naxariistee ninkaan yuu yahay ? Waxay dhaheen: kani waa abuu qilaaba al-jirmi saaxibka saxaabiga ibnu cabbaas xaqiiqdii waxa uu ahaa mid si daran u jecel ilaah iyo nabigiisa waan dhaqnay waxaana ku kafannay marooyin aan wadanay waan ku dukanay waana duuganay, dadkii way iska tageen anna waxaan aaday ribaadkayga marka habeenkii igu mugdiyoobay waan seexday ninkii ayaan riyo ku arkay asaga oo beer beeraha kanada ka mid ah ku sugan wuxuuna watay labo isku joog oo isku joogyada janada ka mid ah asaga oo aqrinayo
{سَلَٰمٌ عَلَيۡكُم بِمَا صَبَرۡتُمۡۚ فَنِعۡمَ عُقۡبَى ٱلدَّارِ}
Nabadgalyo korkiinna ha ahaato samirkiinna dartiis waxaa wanaag badan cidhibta daarta (Janno).
-سورة الرعد، آية ٢٤
Waxaan ku iri: soo ninkii ma ahid ? Wuxuu yiri: haa waa aniga, waxaan ku iri: kani xagee ka heshay ? Wuxuu yiri: Alle wuxuu leeyahay darajooyin aan la gaaraynin illaa samirka xilliga dhibaatada iyo mahadnaqa inta lagu jiro barwaaqada mooyee , oo ay weheliso cabsida Alle qarsoodi iyo fagaare intaba. ”Alle ha u naxariisto.
Taasi waxay ahayd qisadii abii qilaaba al-jirmi saaxibka ibnu cabbaas waxaan rajaynayaa in aad wax badan kaa faaideen wax badanna iska kiin badaleen tan iyo inta aan ku kulmi qisa tan lamid ah waxaan idin asc
4 061
Qisada abaa qilaaba waa qiso aad iyo aad u xanuun badan qalbiga murjisa indhahana ka ooysiisa cibro badan ku barayso sabarka adkaysiga dadkii horo ee wanaagsanaa.
Al-imaam ibnu xibbaan ayaa ku wariyay kitaabkiisa "ath-thiqaat" boga sedexaad
Awzaaci ayaa ka wariyay cabdul-laahi binu muxamad in uu yiri:
Waxa aan ku baxay xeebta bada aniga oo muraabid ah maalintaa ribaadkeena waxa uu ahaa cariishu misra wuxuu yiri: marka aan kusoo dhamaaday xeebta waaba aniga oo ku sugan dhul banaan, banaankana waxaa ku yaalo teendho uu ku jiro nin ay ka tageen (go'een) labadiisa gacan iyo labadiisa lug ay cuslaadeen maqalkiisa iyo aragiisa, xibin wax tartana uma harin aan ahayn carabkiisa asaga oo leh:
[ اللهم أوزعنى أن أحمدك حمداً أكافىء به شكر نعمتك التي أنعمت بها عليَّ وفضلتنى على كثير ممن خلقت تفضيلاً]
[Alloow igu ilhaami in aan ku mahdiyo mahdin aan ku gudo shukriga nimcada aad iigu nimceysay iguna fadishay in badan aad abuurtay fadild]
Awzaaci wuxuu yiri: cabdullaahi wuxuu yiri: waxaan dhahay: wallaahi waan u tagayaa ninkaan waana waydiinayaa hadalkaan intee aaga yimid ma fahan ? mise aqoon ? Mise waa ilhaam lagu ilhaamiyay ? Ninkii ayaan u imid waana aan salaamay waxaana ku dhahay: waxaan ku maqlay adiga oo leh:
[ اللهم أوزعنى أن أحمدك حمداً أكافىء به شكر نعمتك التي أنعمت بها عليَّ وفضلتنى على كثير ممن خلقت تفضيلاً]
[Alloow igu ilhaami in aan ku mahdiyo mahdin aan ku gudo shukriga nimcada aad iigu nimceysay iguna fadishay in badan aad abuurtay fadilid]
Nimcadee buu Alle kugu nimceeyay ood ka mahad celinaysaa ? Fadligee buu ilaah kugu fadilay aad ka shukrinaysaa ? Wuxuu yiri: ma argtid miyaa rabbigay waxa uu sameeyay wallaahi hadii uu cirka dab kasoo diro uu i gubo buurahana uu amro ay i burburiso badahana uu amro ay i maashayso dhulkana uu amro ay i liqdo rabbigay uma siyaad sadeen wax aan ahayn shukri iyo mahad celin, waxa uu igu nimceeyay oo ah carabkaygaan kan ah ha yeeshee adoonka Allow hadaad ii timid dan baan kaa leeyahy waad i aragtaa xaalada aan ku suganahay : aniga naftayda uma awoodo dhib iyo dheef toona waxaa ila jiray wiil yar aan dhalay oo igu dadaali jiray waqtiga salaada ii wayseen jiray hadaan gaajoodana i quudin marka aan oomana i waraabi jiray wiilkaas waan la'ahay mudo sadax maalin ah iiga wardoon maxaa ku dhacay wiilka Alle ha kuu naxariisto. Waxaa iri : wallaahi qof uma socdo dan qof kale oo ilaah agtiisa ka ajir wayn qof u socdo danta qof adoo kala ah waxaan u baxay raadinta wiilka wax badan ma fogaanin ilaa aan gaaray meel bacaad badan waxaan arkay wiilkii oo bahal ugaarsaday oo hilibkiisana cunay waan istirjaacsaday waxaan is iri: waji sidee ah ayaan ku qaabili doonaa oo ninka aan ola tagi doonaa inta aan xagiisa u soo socday ayaa waxa ay igu soo dhacday sheekadii ayuub calayhis-salaam markaan u imid waan salaamay salaanta ayuu iga qaaday wuxuu yiri: soo ninkii ma ahid, waxaan iri: haa, wuxuu yiri: dalbkayga maxaa ka yeeshay, ? Waxaan ku iri: adi miyaa ilaah agtiisa ka karaama badan ayuubkii nabiga ahaa ﷺ ? Wuxuu yiri: may ayuubkii nabiga ahaa ayaa karaama badan, waxaan u iri: ma ogtahay waxa uu rabigiisa ku sameeyay ? Soo kuma imtixaamin xoolihiisa iyo qoyskiisa iyo caruurtiisa ? Wuxuu yiri: haa, waxaan ku iri: sidee buu rabi ku helay ? Wuxuu yiri: wuxuu ka helay adkayste shukriye mahdiye, waxaan iri: intaa oogama raali noqonin ilaa uu ka cidleeyay qaraabadii gacalkiisa, ? Wuxuu yiri: haa, waxaan ku iri: sidee rabi ku helay? Wuxuu yiri: wuxuu ka helay adkayste shukriye mahdiye, waxaan iri: intaa oogama raali noqonin ilaa uu ka dhigay mid dadka maraya wadada ay kohdaan, saas ma ogtahay? Wuxuu yiri: haa, waxaan ku iri: sidee rabi ku helay? Wuxuu yiri: wuxuu ka helay adkayste shukriye mahdiye, soo gaabi Alle ha kuu naxariistee, waxaan ku iri: wiilka aad ii dirtay raadintiisa waxaan ka helay bacaadka dhexdiisa isaga oo bahal u gaarsaday hilibkiisana uu cunay ilaahey abaal marintaada ha wayneeyo sabarna ha kugu ilhaamiyo dhibanihii wuxuu yiri:
الحمد لله الذي لم يخلق من ذريتي خلقاً يعصيه فيعذبه بالنار.
4 061
OGEYSIIS
Maalmaha ina soo aadan waxa jiri doona telegram live looga hadli doono masaail muhiin ah oo ay ugu horeyso
أصل الدين
و مسائل الأسماء والأحكام
Loogana jawabi doono suaalo badan oo muhiim ah.
Waxaa inoo soo jeedin doono qeyb kamid ah dalabatul-cilmiga soomaaliyeed.
Qofki doonaya in uu sideyda oo kale ka faaiideysto ha ku biuro linkigaan
👉https://t.me/siminaar
Mahadsanidiin.
4 061
𝗗𝗨𝗟𝗠𝗜 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗔𝗤𝗜𝗜𝗤𝗢𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗢𝗢 𝗟𝗔𝗞𝗔𝗟𝗔 𝗚𝗔𝗗𝗜𝗬𝗢
𝗖𝗼𝗹𝗱𝗼𝗼𝗻 𝗗𝗮𝗺𝗯𝗶 𝗠𝗮 𝗚𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗔𝗮𝗻 𝗔𝗵𝗮𝘆𝗻 𝗜𝗻 𝗨𝘂 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗴𝗮𝘆 𝗡𝗮𝗮𝗴 𝗚𝗮𝗮𝗹 𝗕𝗮𝗱𝗮𝗿𝗶 𝗔𝗵 𝗢𝗼 𝗨𝘂 𝗸𝗮 𝗕𝗮𝗾𝗮𝗮𝘆𝗮𝘆 𝗖𝗮𝗿𝘂𝘂𝗿𝘁𝗮 𝗠𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱𝗮 𝗜𝗻 𝗔𝘆 𝗚𝗮𝗮𝗹𝗮𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀𝗼, 𝗫𝗮𝗯𝘀𝗶 𝗔𝘆𝗮𝗮 𝗟𝗮 𝗚𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗜𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗢𝗼 𝗡𝗮𝗮𝗴𝘁𝗶𝗶 𝗕𝗮𝗮𝗱𝗮𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗔𝗵𝗮𝘆𝗱 𝗔𝘆 𝗫𝘂𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱 𝗟𝗲𝗵 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗢𝗼𝗴𝘂 𝗟𝗮𝗮𝗳 𝗟𝗮𝗮𝗳𝗶𝘆𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝘀𝗼.
𝗫𝗮𝗴𝗮 𝗞𝗮𝗹𝗲 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗝𝗶𝗿𝗮𝘆 𝗡𝗶𝗻 𝗖𝗮𝗮𝘆𝗮𝘆 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗦𝗰𝘄 𝗜𝘀𝗮𝗴𝗮 𝗢𝗼 𝗟𝗮𝗴𝗮 𝗔𝗮𝗺𝘂𝘀𝗮𝘆 𝗠𝘂𝗱𝗼 𝗞𝗮 𝗗𝗶𝗯-𝗻𝗮 𝗫𝗮𝗯𝘀𝗶 𝗕𝗲𝗲𝗻 𝗔𝗵 𝗟𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗮𝘆 𝗕𝗶𝗹𝗻𝗮 𝗞𝘂𝗺𝗮 𝗝𝗶𝗿𝗶𝗻 𝗪𝗮𝗮 𝗟𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗗𝗮𝗮𝘆𝗮𝘆 𝗜𝘀𝗮𝗴𝗮 𝗢𝗼 𝗦𝗶 𝗫𝘂𝗿 𝗔𝗵 𝗢𝗼𝗴𝘂 𝗡𝗼𝗼𝗹 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗱𝗵𝗲𝘅𝗱𝗲𝗲𝗱𝗮, #𝗖𝗢𝗟𝗗𝗢𝗢𝗡 𝗪𝗮𝗮 𝗗𝗵𝗶𝗯𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗠𝗶𝘀𝗸𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗮𝗺𝗮 𝗙𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗗𝘂𝗹𝗺𝗮𝗻 𝗫𝗮𝗯𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗔𝘆𝘂𝘂 𝗝𝗶𝗿𝗮𝗮 𝗠𝘂𝗱𝗼 10 𝗕𝗶𝗹𝗼𝗼𝗱 𝗔𝗵 𝗜𝘀𝗮𝗴𝗮 𝗢𝗼 𝗪𝗮𝘅 𝗗𝗮𝗺𝗯𝗶 𝗔𝗵 𝗚𝗮𝗹𝗶𝗻.
𝗪𝗔𝗤𝗧𝗜 #𝗗𝗔𝗔𝗟𝗜𝗠𝗞𝗔 𝗗𝗔𝗬𝗦𝗔𝗡𝗘 𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬 #𝗗𝗨𝗟𝗔𝗠𝗔𝗡𝗔𝗛𝗔-𝗡𝗔 𝗗𝗜𝗟𝗔𝗡𝗘.
4 061
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
𝗤𝗔𝗔𝗖𝗜𝗗𝗢:
𝗤𝗼𝗳 𝗪𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗢𝗼 𝗚𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗜𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗵𝗶𝗿𝗸𝗶 𝗤𝗼𝗳𝗸𝗮𝗮 𝗪𝘂𝘂 𝗞𝗮𝗹𝗮 𝗦𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗞𝗮𝗹𝗮 𝗕𝗶𝘅𝗶𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗦𝗶 𝗗𝗮𝗿𝘂𝘂𝗿𝗮 𝗔𝗵 𝗠𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗠𝘂𝘀𝗵𝗿𝗶𝗸𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮, 𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗜𝘀𝗮𝗴𝗮 𝗤𝗮𝘀𝗺𝗼 𝗫𝗮𝗮𝗹𝗸𝗼𝗼𝗱𝗮 - 𝗜𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗢𝗼 𝗠𝗶𝗱 𝗪𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗞𝘂 𝗦𝘂𝗴𝗮𝗻 𝗧𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗧𝗶𝗹𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗨 𝗚𝗮𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗔𝗵 - 𝗪𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗧𝘂𝘀𝗶𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗜𝗻 𝗨𝘂𝘀𝗮𝗻 𝗞𝗮𝗹𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗮𝗻𝗶𝗻 𝗜𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗵𝗶𝗿𝗸𝗶.
4 061
𝗪𝗮𝗮 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗴𝗮𝗮𝗹𝗼𝘄𝗱𝗼 𝗺𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗮𝗴𝗵𝘂𝘂𝘁𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗮𝘆𝗮.
𝗦𝗶𝗱𝗲𝗲𝗱 𝘂𝗴𝘂 𝗴𝗮𝗮𝗹𝗼𝗼𝗯𝗲𝘆𝘀𝗮𝗮?
𝗪𝗮𝗮 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝘁𝗼 𝗶𝗻 𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗴𝗮𝗮𝗹 𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂𝗴𝘂 𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗮𝗵𝗲𝘆𝗻 𝗯𝗮𝗿𝗶𝗻𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗳𝗮𝗹𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝗷𝗶𝗿𝗼
{ كَفَرۡنَا بِكُمۡ }.
𝗛𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗶𝗻 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮 𝗶𝘀𝗺𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗶𝘀𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗹𝗹𝗲 𝗮𝗴𝘁𝗶𝗶𝗻𝗮 𝗹𝗮𝗯𝗮 𝗴𝗮𝗮𝗹 𝗯𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝘁𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻.
𝗢𝗴𝗼𝗼𝘄 𝗺𝗶𝗱𝗮𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗵𝗮 𝗼𝗴𝗮𝗮𝗻, 𝘄𝗮𝗮 𝘅𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾𝗮 𝗷𝗶𝗿𝘁𝗮 𝗼𝗼 𝘂𝘂 𝗮𝗹𝗹𝗲 𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗿𝗮𝗺𝗮𝘆.
𝗪𝗮𝗿𝗳𝗮𝗮 𝗪𝗮𝗰𝗲𝘆𝘀
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
