ar
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

الذهاب إلى القناة على Telegram

Anigu yaan ahay

إظهار المزيد
4 079
المشتركون
-724 ساعات
-387 أيام
-11930 أيام
أرشيف المشاركات
هذا الخارجي المدخلي الجديدي خرج من جحره بطرا ورئآء الناس فأخزاه الله من حيث لا يحتسب
+1
هذا الخارجي المدخلي الجديدي خرج من جحره بطرا ورئآء الناس فأخزاه الله من حيث لا يحتسب

sticker.webp0.10 KB

SAWIR: Mid kamid ah dadka Yuhuuda ah ee xalay lagu garaacay magaalada Amsterdam ee caasimada wadanka Holland wuxuu ahaa askari ka tirsan ciidamada Yuhuuda ee xasuuqa ka geystay Gaza. Dalxiis ayuu u aaday Amsterdam kadibna wuxuu tegay garoonka ay ku ciyaaraysay kooxda kubada cagta Yuhuuda ah isagoo kadibna ka qayb qaatay fawdadii ay taageerayaasha Yuhuudu sameeyeen. Waa la garaacay ilaa uu baasaboorkiisii ka cararay. #Xigasho Fulayadii xalay

Kulmis part one Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada computerka  👇👇👇👇👇 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee AlFURQAN ACADEMY waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali 👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/9LyYR3uOYsQ0ZGVk

Alle Waa Alle Dhaw Ajiibe Oo Aqbala Baryada Adoomahiisa. Salaada Jimcaha Ka Dib Ayaa Xafadeena Laga Roob Doonay Casar Inta Aa
Alle Waa Alle Dhaw Ajiibe Oo Aqbala Baryada Adoomahiisa. Salaada Jimcaha Ka Dib Ayaa Xafadeena Laga Roob Doonay Casar Inta Aan La Tukanin Waxaan Shubantay Naxariista Alle.

عن أنس بن مالك رضي الله عنه قال : قال رسولُ اللهِ - صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّم - : من صلى عَلَيَّ صلاةً ؛ صلى اللهُ عليه عشْرًا، وحُطَّتْ عنه عَشْرُ خطيئاتٍ، ورُفِعَتْ له عَشْرُ درجاتٍ. أخرجه النسائي (1297)، وابن حبان (904)، والضياء في ((الأحاديث المختارة)) (1568) 🌹اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🌺

sticker.webp0.29 KB

Nimanku Daroonisyada Iyo Taangiyada Ayay Geesiyo Ku Yihiin Un Hadii Caadi La Isu Gacan Qaado Waa Fulayo Aan Is Difaaci Karin Xitaa. Caruurta iyo Haweenka Un Bay Laay Yaqaaniin. لعنة الله عليهم

DAAWO: Xalay waxaa magaalada Amsterdam ee wadanka Holland ka dhacay weeraro lagu qaaday dad Yuhuud ah oo taageero u ahaa koox kubadda cagta Yuhuud ah. Taageerayaasha Yuhuuda ah ayaa markii ay ciyaarta oo kooxdooda laga badiyay soo dhamaatay waxay ku soo qamaameen magaalada iyagoo billaabay inay jeex-jeexaan calanka Falastiin oo guri dushiisa saarnaa. Intaas kadib waxaa taageerayaashii Yuhuuda ahaa soo weeraray dhalinyaro u badan Marookaan iyo Turki waxaana la garaacay Yuhuudii. FG: Muuqaalku waa taageerayaashii Yuhuuda ahaa oo calanka Falastiin jeex-jeexaya iyo sidii loo garaacay falkaas kadib. #Xigasho

Kooxda Jadiidiyo iyo mawqifkooda ku aadan duulaanka Qaza. 👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆

kooxda #Jadiidiyo iyo Mowqifkooda ku aadan duullaanka #Qaza. https://youtube.com/watch?v=dwB4NHJm0mk&si=5ZjSTvJjShB6sX-A

👉"Qofka Marka Uu Garto Tawxiidkii Alle Ku Waajibiyay Wuxuu Garanayaa Waxa Tawxiidka Ka Soo Horjeedo Ee Colka La Ah Waana Shirkiga. Kani Waa Xabiibu Najjaar Isaga Oo Mar Dhaw Islaamay Islaamnimadiisa Ay Cusub Tahay Ayuu Yiri Isga Oo Tolkii Waaninaayo: "Aniga Goorta Aan Samaysto Ilaah Alle Sokadiisa Waxaan Ku Sugnaanayaa Baadi Cad". Uu Ola Jeedo ( Shirki Iyo Gaalnimo )

sticker.webp0.09 KB

👉"Alle Waxaad Kiligiis U Caabudaysaa Inuu Kaligii Ku Abuuray Kuna Arzaaqay Xagiisana Aad U Noqon Doonto".

Dardaaranka oo maqal ah Time 2:44 Size 2,47 mb #Share

+3
Sheekh Xasaan Goos Goos 1

DAAWO: Boqolaal shacab Turkish ah ayaa iskugu soo baxay albaabka hore ee dakedda Ambarli ee duleedka Istanbul ayagoo ka mudaaharaadaya markab alaab u wada Yuhuuda oo dakadaas ku sugan Dadka ayaa wadada ka xiray gaadiid xamuul ah oo wada kunteenaradii lagu rari lahaa markabka, balse booliska dawlada Turkiga ayaa awood u adeegsaday dadka taas oo keentay in qaar kamid ah gaadiidkii ay dekeda gudaha u galaan. Wasiirka ganacsiga Turkiga, Ömer Bolat. oo qoraal sii dhigay barihii internerka ayaa dadka u sheegay in alaabtaas aysan u soconin Yuhuuda balse ay u socoto Falastiiniyiinta, arinkaas oo ay dadku u arkeen marin-habaabin ayna rumaysan waayeen. FG: In kasta oo madaxweynaha Turkiga iyo masuuliyiinta kale ee dalkaas ay mar walba sheegaan inay ka soo horjeedaan xasuuqa ay Yuhuudu ku hayso shacabka Gaza, hadana waxaa si caadi ah u socda ganacsiga ka dhexeeya labada dal iyadoo badeecadaha laga qaado Turki la geeyo dhulka ay Yuhuudu haysato. Sidoo kale waxaa Turkiga ku yaalla saldhiga Incirlik Air Base oo ay isticmaalaan ciidamada Maraykanka ah ee taageerada milatari iyo sirdoon u fidiya ciidamada Yuhuuda ah ee xasuuqa ka wada Gaza. #X

#Ibnu_Salmaan Wuxuu Yiri: "Hadaan Maanta 10 Milyan Barmiil Nafta Ah ... Aan U Leexi Lahayn Ingiriiska Mareen Ma Ku Jireen Xaalada Maanta Uu Ku Jiro. Wariyaha Wuxuu Yiri: Micneheeda Ma In Dalka Sacuudiga Ka Qayb Qaatayaa Awooda Mareekanka? Cadawga Ilaahey Ibnu Salmaan Wuxuu Yiri: Taasi Shaki Maleh. Amiirka Jadiidiyo Waa Kaa Afkiisa Ka Leh Cida Mareekanka Muslim Meel Uu Joogaba Dhiigiisa Daadiyay Xabsiyada Ku Guray Shareecada In Lagu Dhaqmo Diiaday Oo La Diriray In Isaga Uu Qayb Ka Yahay Awoodsiinta Gaalkaas.