ar
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

الذهاب إلى القناة على Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SAMEWADE ACADEMY

تُعد قناة SAMEWADE ACADEMY (@samewade) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 17 283 مشتركاً، محتلاً المرتبة 11 607 في فئة التعليم والمرتبة 491 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 17 283 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 11 يوليو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -152، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -1، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 3.82‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.10‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 661 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 191 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 12 يوليو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة التعليم.

17 283
المشتركون
-124 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
-15230 أيام
أرشيف المشاركات
Come and join us @TIIGSI

BUUGTA UGU FIICAN AMA XULKA AH
BUUGTA UGU FIICAN AMA XULKA AH

sticker.webp0.15 KB

ASC ASXAABTA MATAHAY QOF RABA IN UU SAARTO SAWIRO QURXOON MOBILE KIISA📱 Hadaba sawiro badan oo qurux iyo tayaba leh ka dagso
ASC ASXAABTA MATAHAY QOF RABA IN UU SAARTO SAWIRO QURXOON MOBILE KIISA📱 Hadaba sawiro badan oo qurux iyo tayaba leh ka dagso 👇

OGEYSIIS MUHIIM AH bahda same wade waxaa daabacan oo hada diyaar ah buugii aad u xiisaha badnaa ay dadka intiisa badan ay wad
OGEYSIIS MUHIIM AH bahda same wade waxaa daabacan oo hada diyaar ah buugii aad u xiisaha badnaa ay dadka intiisa badan ay wada sugayeen kaas oo loogu magac daray RAFAAD CAASHAQ IYO RAAXO GUUR buugaan oo daabacan waxaad ka heli kartaan guud ahaan magaaloyiinka waaweyn ee delka si gaar ah waxaad uga heli kartaan Muqdisho waxaa laga heli karaa : Yalax print 0615241028. Hudhud book shop : 0616000550. Hargaysa iyo Guud ahaan somaliland : 0633788762. Putland gaar ahaan garowe : dhigaal book shop oo ku taala jidka sodanka ka soo.horjeedka j. Boosaaso ama wac : 0907996542. Gaalkacyo : 0907202875.

@somalibook_caafimad daren ramadaan.pdf3.44 MB

JUMAC JAMIIL haye asxaabta buugaa mardhow soo fasaxayaa ee like👍 iyo love❤️ halagu qabto

🔴caafimad dareen ramadan. pdf. ============ 📝 Kalmada Buugyarahan waxa ugu horayn loogu talaga￾lay muslimiinta iyadoo ujeed
🔴caafimad dareen ramadan. pdf. ============ 📝 Kalmada Buugyarahan waxa ugu horayn loogu talaga￾lay muslimiinta iyadoo ujeedadu ay tahay in laga siiyo fahan qoto dheer sida jidhku noqdo marka la soomo. Waxa kale oo aan rabnaa in aan buugyarahan albaab ugu furno dhakhtara￾da iyo shaqaalaha daryeelka caafimaadka si ay u fahmaan soonka Islaamka iyo mabaadi´diisa iyo shuruucdiisa aasaasiga ah. Waxa uu u sahli doonaa shaqaalaha caafimaadka in ay bixiyaan, qofka soomanina uu helo,talooyin wanaagsan. Waxa uu muhiimad gaar ah yeelan karaa marka bukaan muslim ahi uu qabo xanuunnada aan laga bogsan oo uu daawo u qaato, oo uu si adagna ugu adkaysto in uu fuliyo soonkiisa. ============ Size: 3MB. Pages: 35. Format: PDF. ============ 📥 Download Pdf/Free:👇

Haye asxaabt like iyo love kaba naga giijay waa inta aan ku shaqaynabe

✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @tiigsi 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯

📚the quran and modren sceince.pdf ============ 📝 introductio ever since the dawn of human life on this planet, Man has alwa
📚the quran and modren sceince.pdf ============ 📝 introductio ever since the dawn of human life on this planet, Man has always sought to understand Nature, his own place in the scheme of Creation and the purpose of Life itself. In this quest for Truth, spanning many centuries and diverse civilizations, organized religion has shaped human life and determined to a large extent, the course of history. Size:1MB. Pages:47. Format: PDF. =========== 📥 Download Pdf/Free

Asc asxaabta dhirigalinta shaqaalaha ku howlan soo gudbinay buugaagta waa love ka iyo like ta lk waa kala bakhayshaan hadaba si ayay buugtaaa iyo kowbadan aad uga heshaan ka saacida like iyo love Garabkiin iyo balan danbe

Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii Qaybtii 4aad ee taxaneheena taabo INSTANT VIEW 👇 bit.ly/2VsukWr

✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @tiigsi 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯

📚Tirakoobidda Xubnaha Maansada Pdf. ============ 📝 ARAR:.. Waa hab ku salaysan xisaabta racaynta oo lagu tirakoobi karo xub
📚Tirakoobidda Xubnaha Maansada Pdf. ============ 📝 ARAR:.. Waa hab ku salaysan xisaabta racaynta oo lagu tirakoobi karo xubnaha maansada. Habkani waxa uu aragti ahaan caddaynayaa in tirada xubnaha maansadu tahay, ugu yaraan, 7735—taas oo ay xubin waliba leedahay qaabdhismeed u goonni ah, oo ay kaga soocan tahay xubnaha kale. Waxa kale oo ay waraaqdu soo taxaysaa tusaalayaasha iyo summadaha in ka badan toddobaatan ka tirsan xubnaha kumaankunka ah ee maansada; waxa ay na si kooban u falanqaynaysaa sida tusaalayaal loogu curin karo xubnaha tirada badan ee tusaalayaasha la’. ============ Size: 0.5MB. Pages: 51. Format: PDF. ============ 📥 Download Pdf/Free:

✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @tiigsi 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯

📚Sababo Caafimaad Qaba-PDF ============ 📝 Marka kaalmo iyo taageero lagu siiyo xaaladaada waa aad maamulan kartaa gacanna w
📚Sababo Caafimaad Qaba-PDF ============ 📝 Marka kaalmo iyo taageero lagu siiyo xaaladaada waa aad maamulan kartaa gacanna waad ka geysan kartaa sii hagaajinta guud ee caafimaadka sanbabka, xitaa haddii aad waxbedelaadyo yar-yar sameyso. Si aad u hesho... ============ Size: 1MB. Pages: 50. Format: PDF. ============ 📥 Download Pdf/Free

MAGTABADA UGU WAYN SOOMALIDA KU SOO BIIR SI AAD UKOBCISO GARAADKAAGA
MAGTABADA UGU WAYN SOOMALIDA KU SOO BIIR SI AAD UKOBCISO GARAADKAAGA

Ka faa iidayso oo nagu soo biir Casharadii finger print @TIIGSI