ar
Feedback
Ibrahim

Ibrahim

الذهاب إلى القناة على Telegram

Kusoo dhawoow bogga Somali CryptoTech. Halkaan waxaan uga hadli doonaa arrimaha tiknoolojiyadda oo ay cryptocurrency u horayso.

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام Ibrahim

تُعد قناة Ibrahim (@ibrahimomar101) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 11 905 مشتركاً، محتلاً المرتبة 12 231 في فئة العملات المشفرة والمرتبة 801 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 11 905 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 30 نوفمبر, 2025، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -228، وفي آخر 24 ساعة بمقدار 0، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 0‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً N/A‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 0 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 0 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Kusoo dhawoow bogga Somali CryptoTech. Halkaan waxaan uga hadli doonaa arrimaha tiknoolojiyadda oo ay cryptocurrency u horayso.

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 01 ديسمبر, 2025) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة العملات المشفرة.

11 905
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-397 أيام
-22830 أيام
أرشيف المشاركات
Ibrahim
11 905
Repost from Ibrahim M. Omar
Youtube-kaan 1k saaxiibayaal gaarsiiya, bal inaan isna si asbuucle ah wax u soo galiyo baan isku dayayaa. Mahadsanidiin. https://youtube.com/@ibrahimomar44?si=cs1paXEbdHPKaAWo

Ibrahim
11 905
PAWS hadaadan weli ku biirin jaanis wad haysata weli Ku biir 👉 PAWS
PAWS hadaadan weli ku biirin jaanis wad haysata weli Ku biir 👉 PAWS

Ibrahim
11 905
Maku jirta Airdropka krypton Hadadan ku jiir link gan 👉KRYPTON
Maku jirta Airdropka krypton Hadadan ku jiir link gan 👉KRYPTON

Ibrahim
11 905
Repost from Ibrahim M. Omar
2024: Sannadkii Tiknoolojiyadda; Sannadka 2025 Maxaa La Fialayaa? Sannadka 2024, Qaramada Midoobay waxay u aqoonsatay “Sannad
2024: Sannadkii Tiknoolojiyadda; Sannadka 2025 Maxaa La Fialayaa? Sannadka 2024, Qaramada Midoobay waxay u aqoonsatay “Sannadkii Tiknoolojiyadda.” Taas micnaheedu waa in teknoolojiyaddu noqotay tiirka ugu wayn ee dhaqaalaha, Siyaasadda, ganacsiga, iyo nolosha guud ee aadanaha. Teknoolojiyadda ayaa sanadkan hoggaanka u qabatay dhammaan horumarka adduunka, waxaa si gaar ah isha loogu hayaa horumarka Artificial Intelligence (AI), blockchain, cryptocurrency, iyo kombuyuutarada quantumka. Laakiin su’aal ayaa taagan: Maxaa la filan karaa sannadka 2025? Haddii 2024 ay ahayd sannadkii bilowga, 2025 wuxuu noqon karaa sannadka soo shaacbaxa fursadaha kale iyo halisa ay teknoolojiyaddu wado. Maqaalka oo dhammaystiran halkaan ka akhriso: https://ibrahimomar.com/2024-sannadkii-tiknoolojiyadda-sannadka-2025-maxaa-la-fialayaa/

Ibrahim
11 905
Repost from Ibrahim M. Omar
XRP: Safarka Ripple ee Isbeddelka Ku Sameeyay Xawaaladaha Caalamka iyo horumaradeeda blockchain. XRP, waa lacag kamid aha lac
XRP: Safarka Ripple ee Isbeddelka Ku Sameeyay Xawaaladaha Caalamka iyo horumaradeeda blockchain. XRP, waa lacag kamid aha lacagaha digital-ka ah, oo ay iska leedahay shirkadda Ripple Labs, waxay ka mid tahay mashaariicda ugu xiisaha badan uguna caansan ee hannaanka blockchain-ka ee xiisaha badan adduunka ka abuuray. Waxa ay si gaar ah uga go’an tahay inay beddesho qaab-dhismeedka xawaaladaha caalamiga ah, gaar ahaan iyada oo si toos ah ula tartamaysa nidaamka Swift Network, kaas oo muddo dheer ahaa xulashada koowaad ee bangiyada caalamiga ah. Maqaalka oo dhammaystiran halkaan ka akhriso: https://ibrahimomar.com/xrp-safarka-ripple-ee-isbeddelka-ku-sameeyay-xawaaladaha-caalamka-iyo-horumaradeeda-blockchain/

Ibrahim
11 905
Asalaamu Caleykum, Mudane/Marwo , Fadlan si aad ugu biirto kulanka hadda socda iyo si aad xog badan uga hesho, taabo link-ga hoose: Mahadsanid 👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻 https://us06web.zoom.us/j/5774627070?pwd=VUp2QllVVm03dEdOUjNiRmI5ZUg2QT09

Ibrahim
11 905
Repost from Ibrahim M. Omar
NVIDIA: Hoggaanga Teknolojiyadda GPU-da iyo AI-ga NVIDIA waa shirkad caan ah oo ku takhasustay soo saarista qalabka iyo softw
NVIDIA: Hoggaanga Teknolojiyadda GPU-da iyo AI-ga NVIDIA waa shirkad caan ah oo ku takhasustay soo saarista qalabka iyo software-daa kombuyuutarada, gaar ahaan GPU-yada (Graphics Processing Units). Waxaa la aasaasay sannadkii 1993, waxaana shirkaddan lagu yaqaan horumarka ay ka sameysay cilmiga ciyaaraha, AI, iyo kombuyuutarrada awoodda badan leh. Halkan waxaan kaga hadli doonaa dhowr qodob oo muhiim ah oo ku saabsan NVIDIA: 1. GPU-yada iyo Ciyaaraha NVIDIA waxay caan ku tahay soo saarista kaararka ciyaaraha sida GeForce, oo si weyn loogu isticmaalo ciyaaraha kombuyuutarka. GPU-yadooda waxay bixiyaan awood tayo sare leh iyo xawaare aad u sarreeya, taasoo ciyaartoyda u oggolaanaysa inay si dhammaystiran oo aan wax culays ah lahayn u ciyaaraan. 2. Horumarka AI iyo Cloud Computing NVIDIA waxay heshay sumcad sare marka ay timaado teknoolojiyadda Artificial Intelligence (AI) Waxay soo saartay adeegyo loo adeegsado AI-da, sida NVIDIA CUDA, taas oo u oggolaanaysa barnaamijyada inay si fudud uga faa’iidaystaan awoodda GPU-da si loo fududeeyo shaqooyinka conputer-da. 3. Chip Design iyo Mustaqbalka Teknolojiyadda Shirkaddan waxay sidoo kale ku jirtaa horumarinta microchip-yada casriga ah, oo hadda si weyn loogu isticmaalo baabuurta iswada (autonomous vehicles), server-yada awoodda badan leh, iyo xitaa cilmi-baarista caafimaadka. 4. Adeegsiga Ray Tracing Technology NVIDIA waxay hormuud ka noqotay adeegsiga Ray Tracing, teknoolojiyad loo adeegsado muuqaalada 3D si loo abuuro muuqaal dhab ah oo leh iftiin iyo hoos (har) is dhexgalaya si sax ah. Teknoolojiyadani waxay door muhiim ah ku leedahay warshadaha filimada iyo ciyaaraha. 5. Tartanka iyo Suuqa Crypto NVIDIA GPU-yadeeda ayaa si weyn loogu isticmaalaa soo saarista cryptocurrency-ga (crypto mining), taasoo sare u qaaday dalabka ay ka jiraan suuqyada. Gunaanad NVIDIA waa astaan matasha hal-abuurka iyo horumarka teknoolojiyadda casriga ah. Waxay dhiirrigelisaa cilmiga farsamada oo dhan, laga soo bilaabo ciyaaraha ilaa AI-ga, iyadoo sii xoojinaysa mustaqbalka farsamada adduunka.

Ibrahim
11 905
Repost from Ibrahim M. Omar
Space-ka soo gala saaxiibayaal https://x.com/i/spaces/1gqxvNYAalpxB

Ibrahim
11 905
Halkaas baa inoo ballan ah. 📊📈 https://x.com/i/spaces/1gqxvNYAalpxB
Halkaas baa inoo ballan ah. 📊📈 https://x.com/i/spaces/1gqxvNYAalpxB

Ibrahim
11 905
After 13 minute be ready guys

Ibrahim
11 905
🎉 Join us for the Litavo Ecosystem Reveal Party on Zoom! 🎉 Get ready for the big reveal and dive into the exciting future o
🎉 Join us for the Litavo Ecosystem Reveal Party on Zoom! 🎉 Get ready for the big reveal and dive into the exciting future of the Litavo community! 🎊✨ Don’t miss this chance to discover what’s coming next for Litavo. Bring your questions, your excitement, and let’s celebrate together! 🎈 🗓 Date: November 8, 2024 🕒 Time: 8:00 PM East Africa Time / 11:00 AM US Central Time Zoom Link: 🔗 https://us06web.zoom.us/j/89517241689?pwd=D6OqNAdXxIgkfIJwU3tZTKG9SVf3Sb.1 Meeting ID: 895 1724 1689 Passcode: 735862 Let’s connect, learn, and celebrate the future of Litavo together! 🌐🚀

Ibrahim
11 905
Waa maalin jimce ah, salliga Nabiga aan badino "Allahumma salli wa sallim cala nabiyyinaa Muhammad, wa cala aalihi wa saxbihi wa sallim"

Ibrahim
11 905
Waxaan galnay afar sano oo wax qabad dhaqaale caalami ah, waxaana horkacaya Trump oo ah hoggaamiye aqoon durugsan u leh dhaqa
Waxaan galnay afar sano oo wax qabad dhaqaale caalami ah, waxaana horkacaya Trump oo ah hoggaamiye aqoon durugsan u leh dhaqaalaha iyo horumarinta ganacsiga. Maalgashiga iyo shaqo-abuurka cusub ayuu dhiirri-gelin doonaa, taasoo ka dhigan koror dhaqaale oo laga dareemi doono guud ahaan caalamka. Waxa uu si gaar ah xoogga u saarayaa horumarinta shirkadaha waaweyn iyo kuwa yaryarba, taasoo keenaysa kobac waara iyo kalsooni dhaqaale oo cusub. Trump waa hoggaamiye leh aragti dheer oo ganacsi, kaasoo awood u leh in uu ka guulaysto caqabadaha dhaqaalaha caalamka iyo in uu abuuro fursado cusub oo soo jiidan doona maalgashadayaasha caalamka.🚀

Ibrahim
11 905
Repost from Ibrahim M. Omar
Waxaan si kal iyo laab ah u soo dhaweynaynaa mashruuca cusub ee Litavo, oo uu aasaasay una hoggaaminayo @AbdiqaniTripleA. Lit
Waxaan si kal iyo laab ah u soo dhaweynaynaa mashruuca cusub ee Litavo, oo uu aasaasay una hoggaaminayo @AbdiqaniTripleA. Litavo waa mashruuc ballaaran oo ka sii weyn lacag kaliya, isagoo leh hal-ku-dheg dhiirrigelin leh: “Ku noolow rayn rayn, guushu waa lama huraan.” Mashruucan wuxuu ku talo jiraa inuu wax weyn ka beddelo nolosha dhalinyarada, isagoo abuuraya fursado dhab ah oo lagu gaaro horumar iyo guul joogto ah. Dhawaan ayaad si buuxda u heli doontaan faahfaahinta mashruuca Litavo. Hadda, waxaad kala socon kartaa baraha bulshada ee rasmiga ah: Twitter: @litavoGames Telegram: t.me/Litavo_channel Litavo wuxuu kuu noqon doonaa albaab cusub oo aad ku gaari doonto himilooyinkaaga!

Ibrahim
11 905
Repost from Ibrahim M. Omar
Doorashooyinka caalamka inta badan waxaa madaxda soo doorta shacabka, waxaana madaxwayne noqda madaxwaynihii hela cododkq ugu
Doorashooyinka caalamka inta badan waxaa madaxda soo doorta shacabka, waxaana madaxwayne noqda madaxwaynihii hela cododkq ugu badan ee shacabka waddankaas, laakiin Maraykanku sidaa waa ka duwan yahay, oo waxaa jira nidaam la dhaho Electoral College oo ah nidaamka kama dambaysta ah ee lagu soo saaro cidda markaa madaxwaynaha noqonaysa. Hadaba waa maxay Electoral College? Electoral College waa nidaam doorasho oo gaar ah oo ka jira dalka Mareykanka, oo loo adeegsado in lagu doorto madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka. Nidaamkani wuxuu ka kooban yahay koox codbixiyeyaal oo lagu magacaabo "electors," kuwaas oo ka socda gobollada kala duwan ee dalka, tiradooduna waxay ku xiran tahay tirada xildhibaanada gobol kasta ku matala Aqalka Senate-ka iyo Aqalka Wakiilada. Madaxweynaha Mareykanka waxaa loo doortaa iyadoo la adeegsanayo codadka Electoral College-ka oo dhan 538 cod. Musharraxa ugu horreeya ee hela 270 cod oo Electoral College ah ayaa ku guuleysta doorashada, xitaa haddii uu lumiyo codadka guud ee shacabka (popular vote). Tusaale la taaban karo waa doorashadii 2016, markii Donald Trump uu ku guuleystay doorashada iyadoo Hillary Clinton ay ka heshay codadka guud ee shacabka codad badan. Hillary Clinton waxay heshay ku dhawaad 2.9 milyan oo cod oo dheeraad ah marka la eego codadka shacabka, laakiin Trump ayaa ku guuleystay Electoral College-ka oo helay 304 cod, halka Clinton ay heshay 227 cod. Sidaas ayuuna madaxwayme Trump markaa ku soo baxay, maadaama uu helay cododkii Electoral College-ka ahaa.

Ibrahim
11 905
Suuqyada Financial-ka ah, sida Crypto, Forex, iyo Stock ma taqaan, mase ka shaqaysataa?
Anonymous voting

Ibrahim
11 905
Soo orod, zoom-kaan nagala soo qaybgal, waxadna igala soo xiriiri, kartaan Telegram-kan @IbrahimFLP

Ibrahim
11 905
Asalaamu Caleykum, Mudane/Marwo, Soo Dhawow! Ma ogtahay in aad samayn karto ganacsi caalami ah adoo ka faa’iidaysanaya aaladaha internetka? Waxaan kuu haynaa fursad ganacsi oo aad isku filnaansho ku gaari karto. Fursadan waxay kaaga dhigeysaa inaad kobciso dhaqaalahaaga iyo in aad hesho xogo qiimo leh oo ku saabsan ganacsiga internetka. Fadlan si aad ugu biirto kulanka hadda socda iyo si aad xog badan uga hesho, taabo link-ga hoose: Mahadsanid https://us06web.zoom.us/j/5774627070?pwd=VUp2QllVVm03dEdOUjNiRmI5ZUg2QT09

Ibrahim
11 905
PAWS waa airdrop cusub oo qayb ka ah mashruuc heer caalami ah oo uu taageerayo TON Foundation, wuxuuna ka dhexeeyaa project-y
PAWS waa airdrop cusub oo qayb ka ah mashruuc heer caalami ah oo uu taageerayo TON Foundation, wuxuuna ka dhexeeyaa project-yo badan oo leh fursado cusub ee lagu kasbado crypto. Airdrop-kan wuxuu ku abaal-mariyaa dhibco kuxiran muddada uu jiro akoonkaaga Telegram iyo ka-qeybgalkaaga airdrop-yo hore sida Notcion, Dogs, iyo Hamster. Waxa kale oo uu bixiyaa dhibco markaad dhammaystirto tasks gaar ah oo la samayn doono. Fursaddan waa mid xadidan oo socon doonta muddo kooban, waa sida ay sheen e', sida Dogs oo kale, sidaas darteed ka faa'dayso. Halkaan kaga biir: https://t.me/PAWSOG_bot/PAWS?startapp=vK2ZbYP5

Ibrahim - إحصائيات وتحليلات قناة تيليجرام @ibrahimomar101