cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Suxufi News,

Nagu soo Biir oo Leh Warar Sugan oo deg deg ah. oo saaxib dhow La Noqo. @Suxufi1 News.

إظهار المزيد
لم يتم تحديد البلدلم يتم تحديد اللغةالفئة غير محددة
مشاركات الإعلانات
870
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
لا توجد بيانات30 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
Xoogagga Amniga Daalibaan. Ayaa waxay fashiliyeen isku day lagu doonayay in 222- kabo Mareykan ah lagu geeyo Dalka #Pakistan, Howlgalka Lagu Qabtay Kabahaan Ay xirtaan Ciidamada millatariga ayaa ka dhacay gobolka Nimroz, ee koonfurta #Afghanistan.
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Deg deg. AL-Shabaab. oo war ka soo saartay dagaalkii Baxdo. Sarkaal u Hadlay Dagaalyahanada Jihaadiga ayaa sheegay in dagaalkii saakay ay kula Jarmaadeen deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud ay ku dileen in ka badan 27 Askari oo Kamid ah Maleeshiyaad Lagu Abaabulaayay Deegaanka. Halka uu sheegay dhankooda Laga dilay Dagaalka. 9 Askari.
إظهار الكل...
Weerar Madaafiic ah oo u muuqda mid Mashquukin ah ayay Xoogagga Al Shabaab. ku Qaadeen Garoonka Magaalada dhuusamarreb Halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidaammo Jabuutiyaan ah.
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Maxaa ka cusub Baxdo. #Dagaalyahannada Al Shabaab. Ayaa Saakay Weerar Cag Marin ah ku Qaaday Saldhig ku yaalla Deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud. Sida ay ku soo warramayaan dadka deegaanka Weerarkaan ayaa ku Billowday Qarax Xooggan. waxaana Xigay Weerar Toos ah oo ay Xoogagga Xarakada ku Iqtixaameen Saldhig Ciidamada Galmudug ku lahayeen deegaanka #Baxdo. Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in Guud ahaan deegaanka ay Hadda la wareegeen Ciidamada Al-Shabaab. Kadib Dagaal culus oo ay Halkaasi kula Galleen Ciidamada Maamulka Galmudug iyo Maleeshiyaad Suufi ah. Wixii ku soo kordha waanu soo Gudbindoonna Insha Allaahu.
إظهار الكل...
War cusub xoogag Al Shabaab oo dagaal kula wareegay deeganka Baxdo.
إظهار الكل...
00:15
Video unavailableShow in Telegram
Xilibaan Daahir aamin jeseeow ayaa gaari uu waday dul maray moota bajaaj. Dadkii mootada saarnaa oo Bad baaday ayaa Jesoow ku qaylinaaya.
إظهار الكل...
3.35 KB
35:20
Video unavailableShow in Telegram
Wariye jamaal oo Laga Wareystay warbixinnadii uu ka soo diyaariyay Dagaalyahanada Al"Shabaab.
إظهار الكل...
40.59 MB
13:55
Video unavailableShow in Telegram
Channel 4" News. Al- Shabaaa oo Isku diyaarinaysa inay La Wareegto Guud Ahaan soomaliya.
إظهار الكل...
60.75 MB
02:20
Video unavailableShow in Telegram
Wariye jamaal. Goos-Goos Laga Keenay barnaamijka uu caawa baahin doono TV-ga Channel 4 ee looga hadli doono Al-Shabaab.
إظهار الكل...
24.39 MB
Photo unavailableShow in Telegram
Hoggaamiyaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa soo dhaweyay Magacaabista Ra'isal wasaare Xamze Cabdi Barre
إظهار الكل...
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.