cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

🌻Furaha nolosha| مفتاح الحياة🦋

Halkaan waa telegramka rasmiga ee FURAHA_NOLOSHA. Halkaan ka heleysaa muuqaalo iyo sawiro dhiirigelin ah arimaha jaceylka. Aqoon kororsi. Qisooyin iwm. ᵒʷⁿᵉʳ| 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 𝐬𝐚𝐚𝐣𝐢𝐝 シ︎ 9k>>10k

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
9 792
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
+17 أيام
+6530 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Tuugnimo ayeey kugu tahay adigo maktabada kasoo iibasn karo buug inaa PDFkiisa raadiso😁
Aadan sahan ayaa sidaasi yiri🙈😁
إظهار الكل...
😁 5
Dadka Qaar Haday Arkaan Qof Qalbi Wanaagsan, Naxariis Badan Waxay Dhahayan Kan Waa Maskiin, Laakiin Runti Waa Alhu-Jannah Insha Allah, Nabigeena Salalaahu Calayhi Wasalam Waxa Uu Leeyahay "ثلاثة من اهل الجنه وذكر منهم رجل رحيم رقيق القلب لكل ذي القربى ومسلم " Sedex Wa Alhu-Jannah Waxa Uu Sedexdaas Dadka Lagu Sheegay Kamid Ahaa "Nin Naxriis leh oo Qalbi Jilacsan, U Jilacsan Qofkasta Oo U Dhaw Iyo Kan Muslimka Ah, Hadaba Naarta Looma Sameynin Ilaa Ku Dhalaaliiso Qofka Qalbiga Adag Leh, Abaalmarintuna Waa Camalka Aad Qabatid, Hadaad Aduunka Ku Qalbi Fiicneyd Jano Aya Laguugu Abaalmarinayaa, Hadaadna Aduunka Ku Qalbi Adkeyd Naar Aya Kula Tacaamulaysa.
إظهار الكل...
10🤩 1
Photo unavailableShow in Telegram
صباح النور
إظهار الكل...
2
إظهار الكل...
GARWAAQSI🔥🌍

XAQIIQOYIIN,TAARIIKH,DHIIRIGELIN,XIKMADO,KEDIS AQOON KURARSI

Repost from GARWAAQSI🔥🌍
Hooyaa Cawada iga Xanuunsan iigusoo duceeya🤲
إظهار الكل...
😢 7
Photo unavailableShow in Telegram
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
إظهار الكل...
💞➰kulmis one Community ++      ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 16k+ 📚QURANKA IYO SAYNISKA 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 15k+ 📘FAALLO JACAYL 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 14k+ ⚙️Erayo jacayl 💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ ✨cilmi nafsi🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k+ 📘ibrahin geedi📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k+ 🌸 Hoyga sheekooyinka🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k+ 🪴xikmad badan 🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k+ ⚙️Su'aalo diini ah 💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k+ 🌟 Baro xadiiskan 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 👩‍🏭 Furaha nolosha 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 🧠 Hoyga xikmadaha & sugaant👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 👤wadooyinka guusha 🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ 🪢 Aqoonta kaa maqan👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ ⛺️ Hoyga farxadda ❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ 🪢 philosophy(falsafadda)👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ ➰Faafinta khayrka 🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ 🌱madxafka taariiqda🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ 🧚 Xikmadaha nolosha 🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 💹 Xigmadle❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 🈳wax kabaro siiradi nabiga 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ ♨️ Al furqan online academy💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 🔴 wehel caashaq🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+♒️ Dhabar adayg ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+🧕 Aqoon kordhiye 🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 🧩 Dunida dahsoon🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 👩 maktabadda buugta 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 💬 sooyaalka nolosha 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 🪤 Dacwah channel ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+👳‍♂️ mohamed khaled💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+ 📒 Aqoon raadis 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+ 🍇Dhambaal 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+✍️ xigmadda maanta 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+ 🌎 Rajada nolosha ⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 Hoyga akhriska 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 maskax kaab 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 5k+  🫧 Dhiirigaliye soomaali 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 Elmi daadihiye 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 💞➰ Kulmis publisher center💞➰ 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
إظهار الكل...
QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan.

https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

Photo unavailableShow in Telegram
Kedib Buuqii iyo mashquulkii badnaa ee aad kusoo dhex jirtay ku gabagabee habeenkaaga rakcad ama laba rakcadood way ku anfici doontaa.❤️
إظهار الكل...
13
Waxaan rabaa inaan maanta idiin faa'iideyo salaad dhammaanten laynagu tukan doono oo dadkeena badi aysan aqoon waxa la akhriyo xiliga lagu gudajiro xitaa dad badan oo aqoonyahan ah, Salaadda Janaasada sida loo tukadaa? Waxaa laga yaaba qaar inaga mid ahi inaynaa aqoon waxaa la akhriyo marka la tukanayo salaad #Janaaso ah, hadaba wax yar igala akhriso halkaan: Ugu horeyn sida caadiga waa inaad soo buuxisa shuruudihi ay salaadu ku ansaxeysay. 1:- Takbiirta ugu horeysa waxaa la akhriyaa Suuratul Faatixa. 2:- Takbiirta labaad: Saliga Ibraahimiga oo ah: "ALLAHUMA SALLI CALAA MUXAMMADDII WACALAA AALI MUXAMADDI KAMAA SALEYTA CALAA IBRAAHIIMA WACALAA AALI IBRAAHIM, WABAARIK CALAA MUXAMMADI WACALAA AALI MUXAMADDI KAMAA BAARAKTA CALAA IBRAAHIMA WACALAA AALI IBRAAHIMA FIL CAALAMINA INNAKA XAMIIDDU MAJIID". 3:-Takbiirta Saddexaad:- Qofka Meydka ah ayaad u duceyn, ducooyinka soo aroorey waxaa kamid ah ducadaan " ALLAHUMA AGFIR LAHU WARXAMHU ,WACAAFIHI WACFU CANHU ,WANAQIHII MINA ALKHADHAAYA KAMAA YUNAQAA ATHOWBUL ABYADU MINA DANASI ,WA ABDILHU DAARAN KHEYRAN' MIN DAARIHII ,WA AHLA KHEYRAN MIN AHLIHII WA ZAWJAA KHEYRAN MIN ZAWJATIHI ,WADKHILHUL JANNAT WA ACIDHU MIN CADAABUL QABRI WAMIM CADAABI ALNAAR" 4:Takbiirta Afaradna: waxaad dhahaysaa " ALLAHUM LAA TAXRIMNAA AJRAHU WALAA TAFTINAA BACDAHU". Meydka Iyo dhamaan Muslimintaba waad u duceyn kadibna dhinaca Midig baad u Salaam noqsaneysaa Cilmiga Diiniga inuu qof waliba faafiya waa arin uu Nebigenna NNKH nagala dardaarmey. __🤲
إظهار الكل...
🙏 7🎉 1
Photo unavailableShow in Telegram
😢 3