RajoAcademy
Ku soo dhowaada Kanaalka RajoAcademy🌟 Waa madal aqooneed oo idin soo gudbisa warar,cilmiga iyo macluumaad waxtar leh hal meel Soo booqo Rajoacademy.net Si aad culuumta digital money uga baratid.Dhowaan inshalah Courses carabi ah baan diyaarinayaa
إظهار المزيد📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام RajoAcademy
تُعد قناة RajoAcademy (@somalicryptofolio) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 13 928 مشتركاً، محتلاً المرتبة 7 423 في فئة العملات المشفرة والمرتبة 554 في منطقة Somalia.
📊 مؤشرات الجمهور والحراك
منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 13 928 مشتركاً.
بحسب آخر البيانات بتاريخ 02 سبتمبر, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -53، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -2، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.
- حالة التحقق: غير موثّقة
- معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 3.89%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.53% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
- وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 542 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 213 مشاهدة.
- التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 8.
📝 الوصف وسياسة المحتوى
يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
“Ku soo dhowaada Kanaalka RajoAcademy🌟
Waa madal aqooneed oo idin soo gudbisa warar,cilmiga iyo macluumaad waxtar leh hal meel
Soo booqo
Rajoacademy.net
Si aad culuumta digital money uga baratid.Dhowaan inshalah
Courses carabi ah baan diyaarinayaa”
بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 03 سبتمبر, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة العملات المشفرة.
جاري تحميل البيانات...
| التاريخ | نمو المشتركين | الإشارات | القنوات | |
| 03 سبتمبر | 0 | |||
| 02 سبتمبر | +2 | |||
| 01 سبتمبر | +9 |
| 2 | لا يوجد نص... | 310 |
| 3 | KOR U KACA DEGDEGGA AH EE CRYPTO-GA? 8 SABABOOD OO MUHIIM AH BAA KA DAMBEEYEY #RAJOACADEMYOFFICIAL
https://youtu.be/A1R0ha0i3GU | 282 |
| 4 | inshallah qolkaa live baynu soo gelaynaa sabtida subixii 11:00 am Subixii UK time | 298 |
| 5 | Ardayda inagu cusub(Cryptocurrency) waan idin soo dhoweynayaa qol baan inoofuray si wax loo barto. course yada lagu muraajiceeyo, la isu waraysto sooquna xaqan caano xalaal ah looga raadiyo. | 300 |
| 6 | Rajoacademy.net | 272 |
| 7 | لا يوجد نص... | 229 |
| 8 | رسالة صوتية | 219 |
| 9 | رسالة صوتية | 206 |
| 10 | Wararka dhaqaale ee ugu muhiimsan maanta:
1. Tusmada Qiimaha Macaamiisha Yurub (CPI) — 12:00
2. Tusmada Maareeyayaasha Iibsiga ee Warshadaha Maraykanka (PMI) — 4:45
3. Tusmada Warshadaha ee ISM-ka Maraykanka — 5:00
4. Fursadaha Shaqooyinka ee Maraykanka (JOLTS) — 5:00
⏰ Waqtiga Sacuudiga
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump:
• “Heerarka dulsaarku aad bay u sarreeyaan.”
• “Aad ayaan u ixtiraamaa Guddoomiyaha Kaydka Federaalka, Stephen Miran, wuxuuna samayn doonaa waxa ay tahay inuu sameeyo.”
Isbeddellada ugu muhiimsan:
📍 Wall Street cadaadis ayaa saaran, halka qiimaha shidaalkuna dib u soo celiyay walaaca laga qabo dulsaarka.
📍 Saamiyada Maraykanku waxay bishii isbeddelka badnayd ku soo gabagabeeyeen hoos-u-dhac, iyadoo cadaadiska suuqyadu sii kordhayaan.
📍 Kor u kaca qiimaha shidaalka ayaa dib u soo celiyay walaaca sicir-bararka, iyadoo xiisadaha gobolka ay weli socdaan, isla markaana ay saameynayaan isu-socodka maraakiibta ee marinka Hormuz.
📍 Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo in Fed-ku uu kordhiyo dulsaarka bisha Sebtembar, iyadoo suuqyadu kordhinayaan saadaashooda ku aaddan dhacdadan.
Suuqyadu hadda waxay sugayaan:
📊 ISM-ka warshadaha iyo xogta qiimaha
📊 Xogta fursadaha shaqo ee JOLTS
📊 Horumarka suuqa shaqada iyo sicir-bararka, si loo ogaado jihada dulsaarka iyo suuqyada mustaqbalka.
Shidaalka ⛽
Qiimaha shidaalka ayaa mar kale kor u kacaya, iyadoo uu dib u soo cusboonaaday khilaafka u dhexeeya Maraykanka iyo Iran ee Bariga Dhexe. Tani waxay dib u soo noolaysay walaaca laga qabo in ay carqalad ku timaaddo sahayda shidaalka ee ka timaadda mid ka mid ah gobollada ugu muhiimsan ee soo saara saliidda adduunka.
Dahabka 🪙
Dahabku wuu hoos u dhacay, iyadoo suuqyadu sugayaan xog muhiim ah oo ku saabsan suuqa shaqada Maraykanka oo toddobaadkan soo bixi doonta. Xogtan ayaa saameyn weyn ku yeelan karta saadaasha ku saabsan siyaasadda lacagta ee Federal Reserve (Fed).
Iran 🇮🇷
Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian ayaa Talaadadii sheegay in dalkiisu diyaar u yahay inuu si degdeg ah ugu laabto u hoggaansanaanta ballanqaadyadii ku jiray heshiiskii ku-meelgaarka ahaa ee la saxiixay bishii Juun, iyadoo shardi laga dhigay in Maraykanku si buuxda u fuliyo waajibaadkiisa ku xusan heshiiskaas.
➡️ Gunaanad:
🔴 Shidaalka: Saameyn taban (Negative)
🟢 Dahabka: Saameyn togan (Positive) | 264 |
| 11 | ninkan ingiriis ka ah wuxuu dadka ku yiri quraanka aqriya inta aydan dhiman | 380 |
| 12 | https://youtu.be/BYjh0Di5dp0?si=Y541--hM8zkTXUqt | 391 |
| 13 | Coinkani fursad dahab ah buu bixiyey.
Waqti buu qaatay si xalaalnimadiisa loo baadho. Waa muhiim arintaasu
Waqti kasta hakaa qaadsto, baadh | 374 |
| 14 | رسالة صوتية | 579 |
| 15 | 2 min baa inooga hadhay | 467 |
| 16 | https://t.me/somalicryptofolio | 692 |
| 17 | https://x.com/RajoAcademy24 | 419 |
| 18 | Rajoacademy.net | 368 |
| 19 | رسالة صوتية | 474 |
| 20 | Cod muhiim ah | 471 |
