cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

KING 👑 OF GOLD

WAXAAD NAGA HELI KARTA BROKESKA KALA AH FXPRIMUS ICMCAPITAL TMGM AND ARABPLATFORM Contact us on WhatsApp / Telegram / Facebook / Instagram: +252617759073 https://t.me/WELCOMETOKINGOFGLLD +252617759073 @MRSABRIYE

إظهار المزيد
فنلندا2 180لم يتم تحديد اللغةالفئة غير محددة
مشاركات الإعلانات
291
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
-230 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Lacag ka badan 1 Billion oo dollar ayey khasaareen 24 saac ee lasoo dhaafay dad kor u dhaafayo 167.250 qof suuqa Crypto Currency. Tiro dad ah oo aanan la ogeyn waxaaa uu khasaarahani uu u noqday farxad wayn. 😂 Qaabkani marka loo sharaxo ''Dadka qaar lacagtoodii in ay qaataan ama ay u gudubto gacanta dadkale, Waxaa loo maleyn karaa dulmi ama Khamaar İWM'', Laakiin waa sidda Systemka dhaqaalaha uu u shaqeeyo, Khasaaraha soo gaara qof suuqa joogo, Waxa ay faa'ido u tahay qofkale. Su'aasha iswaydinta mudan ayaa waxa ay tahay 24-kii saac ee lasoo dhaafay dadkani 167.250 kor u dhaafayo sababta ay lacagtoodii oo dhan ay khasaariyeen, Qof bani aadam oo bilaa Strategy ah, Xisaabin karin Scenario weliba ee suuqa kasoo horbaxdo haddii Crypto Trader uu noqdo, Waxaa dhacayo sidda sawirka hoose ka muuqato. İsbedelkii 24 saac ee Crypto waxaa uu ina tusay, İn ay qasab ku tahay qofkasta; Scenario weliba siddii uu uga falcelin lahaa isaga oo qofka Strategy aanan uga dagsaneyn in uusan tilaabo qaadin, Caksigeedii Nolasha qofkaasi %90 in ay fashilmato ayey u badantahay. Markale Barashada İyo Juhdi badan oo Xisaabta in la geliyaa ah sidda ay faa'ido u tahay ayuu khasaarahani cadeeyey.
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
00:13
Video unavailableShow in Telegram
Every family needs a mentally unstable son who knows he is going to be millionaire if that's you let's connect Qoys kastaa wuxuu u baahan yahay wiil maskaxiyan degganayn oo og inuu milyaneer noqon doono haddii taasi tahay aan isku xidhno.
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
America u tahriiba 😂Anne lacagtisa kor iyo hoos u cunaa❤🤲 💰 💸 2023 iyo tahribaa yasir Alle Money caafimad hadan heysto aniga Alx. Waxa hadal Kan so qoray Gaber Somaliyeed Oo baratay Xirfada suuqa lacagaha qalaad ee Forex m.a nolosha meesha Aad umaleyneyso makajirto Wlshey Hani Ali Abdirahman
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan halkaan tahniyada Ramadaanka uga soo diraayaa dhamaan walaalaha ku xiran kanaalka KING 👑 OF GOLD . allaha naga aqbalo acmaasheena wanaagsan .
إظهار الكل...
Galabtay channel Ka Isha halagu haayo news Ka USD da Ayaa idiinka fa,ideyna Am back 🔙 KING 👑 OF GOLD
إظهار الكل...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
Dhaman Waxa Ogeysina Inta ku jurta Bule Forex Trading ACADEMY,  In aynu Bilabi Donno , Course Forex Training ah,  hadi aad Ubahantahay Course ka in aad Qeyb ka noqato Isdiwangilinta Wa ay furantahay  , Casharada oo dhan Waa  Live . Insha Allah. Nagala Soo xidhidha Telegram kena @Axmedbadde Mahadsanidin.
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
GOLD NEXT MOVE
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
US30
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
BITCOIN Ka Waxow Ku dhow yahey Meeshow Ka Aadi Lahaay buy xoogan dad Ka Isticmaala crypto currency ga Waxa u-shega chance yadii Ugu fiicnay ee ebed somari Laha Ayaa udhow sababto ah Haddii Oow bitcoin tago 14,000-11,000 Inta udhaxeyso Waxad maalgashataan bitcoin Ka Iyo lacagah crypto currency ga Waliba kuwa Aad Ka u-yaryar Oo Hadda suuqa sogalaa Iyo kuwa waaweeynba bitcoin Hala ilaalsado Waliba safiican Isha haloogu haayo bitcoin waxow gaaraa 100,000-170,000 Lacagaha yaryarka ahba ayagane Dhowr 0 eber Aya jarmaneyso heer qaarkood Eey sogaran kumanam halka kuwa kalane Eey sogaran boqolaal Iyo tobanaan Marka suuqyada crypto da ah Waxa Kaso banaan chance waaweeyn Oo Ah kuwa Aad u-fiican aadna looga faa,Ida muddo Ayaa sugaayey inow imado bitcoin meesha Hadda Ku dhowyahey bitcoin halalsocdo Maalin maalmaha kamid ah qoral kaan Ayaa dib idigula so wadaagaa Marka QOFKII dhihi doono suuq online ah Aya Ku Jira crypto na Kama fa,ideysan asigey u-taalaa WELCOME TO KING 👑 OF GOLD
إظهار الكل...