cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Hogaan Dumar

Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

إظهار المزيد
فنلندا423العربية15 736الكتب1 904
مشاركات الإعلانات
13 248
المشتركون
+5024 ساعات
+1147 أيام
+20330 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

إنّ للموت سكرات ؛ وللقبر ظلمـات ؛ ولجـنّهم زفرات ؛ فاعمـل قبل أن يقـال : قد مــات 😴♥️ Geerida waxa u sugnaaday sakaraad Qabrigana mugdiyo ayuu leeyahay Janamana waxay leedahay hiinraag ama cartan. War hoooy u shaqayso aakhiro inta aan la odhan waa dhintay!.
إظهار الكل...
😭 7🥰 4👍 1
‏اللهٌم اخرجني من أشد الضيق إلى اوسع الطريق إنك على كل شيء قدير
إظهار الكل...
8
Muhiimada ay leedahay joogtaynta Camalka kiisa yar ee la joogteeyo ayaa ka fiican in hal maalin aad Sameyso Wax badan wax wayn qabato kadibna aad ka caajisto waxba kuu tari mayso lakiin Tusaale in maalinkii aad hal bog oo qur'aan aad si joogto ah aad u akhrido ayaa ka fiican bishii hal maalin inta aad bururto adiga oo xamaasadaysan kadibna aadan dib danbaba aadan qur'aankii ogu soo laabanin🌿🧡
إظهار الكل...
12👍 3
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage@farsamada@goodirfx@KobciAqoontaada2@guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks@somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
إظهار الكل...
SOMALI CHANN

zhacro ™ invites you to add the folder “SOMALI CHANN”, which includes 33 chats.

Repost from Hogaan Dumar
‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾ ‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️ @hogaan_Dumar
إظهار الكل...
Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛
إظهار الكل...
Repost from Hogaan Dumar
قال صلى الله عليه وسلم: ‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ. ‏حديث صحيح Nebiga scw wuxu dhahay: Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa. ‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️ @hogaan_Dumar 🦋
إظهار الكل...
8
Gabar walba waxay jeceshahay inay quruxsanaato oo wajigeedu nuuro iyadoo midba meel ka raadisa qaar kamid ahna daawo iyo qashin isticmaalaan lkn sirta quruxda wajiga iyo sacaadada qabigaba waxyaabaha lagu helo waxaa kamid ah ama uguba horeeya Salaatulaylka oo la joogteeyo meelo kale haku mashquuline sirtaas qaado abaayo😊😍 قيام الليل يزيد في نور وجمال الوجه♥
إظهار الكل...
46👍 1
Soonka sunada Maalinka khamiista Ah yaan la Hilmaamin insha allah💛🌿
إظهار الكل...
13👍 1
Akhrinta Qur'aanka wardiga kuu ah ee maalin kasta aad akhrido wax kasta ka hormari subixii salaada markaad dukato adigoon wax kale ku mashquul akhri Qur'aanka kariimka ah ha noqdo waxa ugu horeeya ee naftaadu dhadhamiso macaankiisa waad arki doontaaye siduu Nolashaada u badalo💛🌿
إظهار الكل...
38