cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking Β«Accept allΒ», you agree to the use of cookies.

avatar

Munasar Maxamed

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. πŸ“ž +252613666667

Show more
Finland1The language is not specifiedNews & Media178
Advertising posts
441 546
Subscribers
+1 45324 hours
+6 2057 days
+26 24630 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Wa la haya isagoo lunsan. Kaawa Godey . Ka wać lambarkan 61 426 8349 ama 614727042
Show all...
πŸ‘ 37😒 17❀ 2😁 2πŸ‘Ž 1
Degdeg:- Rasaas culus ayaa laga maqlayaa dhanka Warshada Caanaha Muqdisho . Rasaasta oo u ek mid labo dhinac ah ayaan si sax ah weli loo ogeyn cidda ay u dhaxeyso.
Show all...
πŸ‘ 124😒 39❀ 17πŸ”₯ 16πŸ‘€ 13πŸ‘Ž 10πŸ’” 7😁 6🍾 3⚑ 2πŸ‘ 1
00:30
Video unavailableShow in Telegram
Gabadhan Waxaa Afduub ku heysta rag Itoobiyaan ah waxeyna ka rabaan madax furasho . Hooyadeed waa danyar waxey codsaneysaa kaalmo bani’aadannimo. Goobtu waa inta u dhaxeysa Yemen & Sacuudiga. Kala xiriir hooyada gabadhan dhashey +252618470325
Show all...
IMG_7771.MP45.79 MB
😭 850😑 128πŸ‘ 103😒 58πŸ’” 37❀ 29😁 20😨 13πŸ”₯ 10😱 10πŸ‘Ž 8
Abgaal oo isleynaya. Xalay waxaa lasoo weeraray wadaad la sheegay inuu tukanayay markii la tooganayay. (Telegramka). Wuxuu ka dhashay beesha Cabdalle Caroone . Dilka ayaa la sheegay iney u geysteen rag ka soo jeeda beesha Agoonyar Gaabane balse arinta yaabka leh ayaa ah in iyadoo qoyska odeyga laga diley ay ku foogan yihiin aasida meedka ayaa waxaa goobta ku baxey boolis ka daraawiishta hirshabeele . Waxay amar ku bixiyeen hub dhigis balse waxaa ka dhega adeegay xigtada marxuumka la diley oo iyana hubeysnaa kuwaas oo ku doodayay in shaqada Boliisku ahayn iney hubka ka dhigaan dad la soo weerarey balse ay tahay inay soo qabtaan dilaaga taas oo boliiskiina u cuntami weysay. Markale halkaas waxaa ka dhacey dagaal . Goobta waxaa ku dhintey Sarkaal Boliis ah & dhimashada saddex qofood oo dadkii hore tacsida ugu taallay ah sida Telegramka aad ka arki karto . Dhaawacu waa 4 qof . Arintan walaalaha isdhameynaya waxey u baahantahay xal degdeg ah.
Show all...
😭 441πŸ‘ 202❀ 56😒 38😁 18🀣 17πŸ‘Ž 12πŸ‘ 8πŸ”₯ 6πŸ₯° 4πŸ€” 4
Wll waxaan ubaahanhy dhiig nuciisu yahy A- 🩸 si deg deg eh in aad noo caawiso waxana jognaa derkenley Hospital πŸ₯ Halgan aariya suuqliif Tell 0618220539/0612457494
Show all...
πŸ‘ 111😭 27❀ 13πŸ‘ 7😒 6πŸ‘Ž 5
Photo unavailableShow in Telegram
Wiilkan ayaa la la’yahay ee ciddii aragta ha wacdo qoyskiisa oo laga heli karo . 0615116166 ama 0615149293
Show all...
πŸ‘ 137😭 65❀ 18πŸ‘ 4πŸ‘Ž 3😁 2😒 2πŸ™ˆ 2
Waa helnay Alle ayaa mahad leh .
Show all...
πŸ‘ 249❀ 61πŸ₯° 21πŸ‘€ 16πŸ‘ 13😁 2
Photo unavailableShow in Telegram
Baafin waxaa la baafinayaa Cumar Xuseen Xasan ka soo lumay Degmada Dharkeenleey xaafada Foorilow, Luuqada Soomaaliga mayaqaana wuxu ku Cusubyahay Magaalada, cid Allaale cidii aragto waxaa laga codsanayaa inay ku soo hagaajiyaan Taleefoonadaan 0615535597/ 0615300396 Mahadsanidiin
Show all...
πŸ‘ 204😒 59❀ 27😭 23😁 14πŸ”₯ 5πŸ₯° 4πŸ‘€ 4πŸ•Š 3
Haddii aad rabto inaa ogaato waxa ku dhacey ka soo arag Facebook oo aan faahfaahinta dhigey . Goobtu waa Muqdisho . https://www.facebook.com/share/v/LFxgDoqiipvWKNbc/?mibextid=WC7FNe
Show all...
😭 254πŸ‘ 87😒 38❀ 31🀣 12😁 10πŸ‘€ 8πŸ₯° 7πŸ™ˆ 7πŸ”₯ 4πŸ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Baabajeey ma run buu sheegaya mise been ? Waxaan wacey Soomaalida Belaruus runtana waatan. https://www.facebook.com/share/v/RdgDiP93Cwf4SCVP/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi
Show all...
πŸ‘ 173🀣 72❀ 26😁 23πŸ‘ 12πŸ€” 11πŸ₯° 7πŸ‘Ž 6πŸ”₯ 6πŸ€·β€β™‚ 2😒 2